SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAAQ
 
Daabaco Boggan | Print

Baaq ka soo baxay shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadaha ku abtirsada Jubbaland iyo Puntland oo ka dhacay Leicester, UK.
 
KU:Madweynaha iyo Baarlamaanka DFKG.
KU:Madaxeynaha Maamul GPLD.
OG:Dhammaan warbaahinta Soomaaliyeed iyo tan Caalamiga.
 

Shir balaaran oo ay ka soo qayb galeen wax garadka u dhashay jaaliyaddaha deegaanada JubbaLand iyo PuntLanad, ayaa 31 Octobar 2004 lagu qabtay magaalada Leicester, cariga Ingiriiska. Waxayna soo saareen Baaqa hoos ku qoran. 

Ka dib markaan aragnay xaalada uu dalka ku sugan yahay, ka dib markaan aragnay Dagaalada ka soo cusboonaadey Degaanada Puntland waxaan talo ku soo jeedinay arimaha hoos ku qoran: 

  • In Gobolada Waqooyi sida ugu dhaqsaha badan ay ciidamadooda ugala baxaan dhammaan degaanada Puntland.
  • In wixii qilaafaad wada hadal lagu xaliyo.
  • In isimadda deganada labada dhinac ay shaqadooda qabsadaan.
  • In gudi heer caalami ah loo saaro qilaafka u dhaxeeya labada Maamul.
  • In gurmad deg deg ah lala gaaro wixii qasaaro ah uu  geystey dagaalkii 29/10 2004 dhacay.

Qaban qaabayaasha shirka Nabadoon Yaasiin Xaaji Yuusuf (Atoore). Waxii faahfaahin ah fadlan la soo xiriira waamounited@yahoo.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan.

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 3, 2004

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
 

 



HTML CD