SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
 
Daabaco Boggan | Print

WAR-SAXAAFADEED URURKA DARWISH PARTY FARACA KENYA

 
KU-HAY,ADAHA XAQUUQDAAADANAHA ......................FADHIGODA
KU-URUR GOBOLEEDKA IGAD ...................................FADHIGOODA
KU-GOLAHA BAARLAMANKA DAWALADA FKM SOMALIYEED.....NAROBI
KU-URURKA MIDNIMADA AFRICA.................................FADHIGOODA
KU-SAXAAFADA MADAXA BANAAN..............................FADHIGOODA
OG-SHACBIGA SOOMAALIYEED DEBED IYO GUDABA.......FADHIGOODA
OG-AQOON YAHANKA SOOMAALIYEED........................FADHIGOODA
 
                                   
                                        JEEDO-;WAR-SAXAAFADEED

darwiishSida aad la wada  socotaanba Walaalayaal waxaa maalintii taariikhdaahayd 29/10/004 Dagaal  ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka sool ee  maamul goboleedka Puntland  waraarkaasoo ay soo qaadeen Ciidamada ka amarkaqaata Daahir Riyaale Kaahin ,isla markaasina goobtaas ay ka dhaceen khasaarooyin badan dhinac walba islamarkaasina kenay dhaawac iyo dhimashoba,mas.uuliyadeeda waxaa iska lahaa (Daahir Riyaale)

 
Sidaas darteedwaxaan aduunka iyo goobaha waraaqdani ku socoto kuwa ogaysiinta Lehba aan la socod siinaynaa in ay naga soo dhamaatay dalqaadkii iyo walaalnimadii Deris wanaagii maadaamanalagu soo qaaday weerar qaawan oo aan geed loogu soo Gaban anaga oo in mudo ahba arinta ka soo saaray qoraalo is daba joog ah oo aanu ku Codsanayno nabad iyo wada noolaansho,hase yeeshee aan cidina naga hoos qaadin oo Jiritaan kayagii,degaankayagii,dadnimadayadii,iyo derisnimadiiba lagu xadgudbay Waxaanu go,aansanay sidan soo socota,.
 
1-Anaga oo dhawrayna baaqa caalamiga ah ee nabada qaramada midoobay kan Igad iyo kan Afrikaba waxaan soo jeedinaynaa sidan
 
A-   In dhamaanba ciidanka Maamulka Riyaale laga saaro Xuduuda la wadaago ee degaanka Sool,Sanaag,iyo Cayn
B-  In aan  haba yaraatee wax wada hadal nabadeed ah la furi doonin inta ay Ciidamadaasi ku jiraan Gudaha degaanka aan kor ku soo sheegay,isla markaasina dagaal yahay lama huraan sida loo kala badbaadaana ay adag tahay
C- In wefti caalami ah loo diro jiidahaas si loo ogaado khaladaadka jira iyo gardarada cadaanka ah ee Maamulka Riyaale ku doonayo Degaan iyo dhul aanu lahayn
 
 
AFHAYEENKA URURKA DARWISH PARTY FARACA  KENYA NAIROBI
                       MAXAMED MAXAMUD GUTAALE
  <gutalle@yahoo.com>

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 3, 2004


Habnololeedka Guud Ee Nabiga (scw) Nabinnimada Kahor [Silsiladda Taariikhda Islaamka]

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
DIBLUMAASI SOOMAALIYEED: AYNU TAAGEERO LA GARAB IS TAAGNO DOWLADDA CUSUB
Maxammedyerow Abuukar qunsul ka noqday dalka UAE ayaa.. Guji
Warbixin :xafladdii soo dhawaynta dowlada cusub ee somalia oo ay qabteen jaaliyadda somalida ee dalka Malaysia.  Guji..
Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...
Somali Concern Group (SCG) waxey soo dhoweyneysaa dhameystirka shirka Somalida oo muddo  labo sano ah ka socday waddanka Kenya iyo doorashadii bisha 10 keedii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...
AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji...
Guddoomiyaha ururka DDP: Taageero madaxweynaha:  Wixii talo ah ee aad u baahatidna diyaar ayaan kuula nahay. Waana kuu ducaynaynaa.. Guji...
MUSTAQBALKA SUGAYA MADAXWEYNE CABDILAAHI YUSUF AXMED Faalladii Yusuf Shabac.. Guji...
101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL...
Guji...

Ma Hungowday Himiladii Hargaysa?
Faalladii Asad Cadaani Ibraahim... Guji..
Somaliland Dal Dhisan iyo Dad Jihaysan
Faalladii
(diridhaba)... Guji..

 



HTML CD