SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KISMAAYO

 


Saxaafada Madaxa bannaan ee Jubbooyinka oo cabaaraysay isbahaysiga dooxada jubba

Nov 30, 2004

  • Waxaa shalay iyo maantaba baaq kasoo baxay xafiiska ururka saxafiyiinta xorta ah ee gobolada jubooyinka ee marka lasoo gaabsho la yiraahdo (jija) lagu canbaareeyay hanjabaadii iyo caga jugleentii loo geestay cabdi shakuur cali mire (gaala eri)

faysal siyaad | faysalsiyaad@hotmail.com
Kismaayo, Soomaaliya | SomaliTalk.com

Kadib markii maalintii shalay aheyed uu magaalada nayroobi shir jaraaid ku qabtay tifa tiraha websedka gedonet cabdi shakuur cali mire uuna kaga hadlay hanjabaadii uu u geyestay wakiilka isbahaysiga dooxada jubba ee shirka kenya co. cabdi axmed nuur ayaa salay galab galinkii danbe iyo saakaba xafiiska ururka saxafiyiinta xorta ah ee gobolada jubooyinka lagu qabtay shir jaraa id ay saxafiyiinta gobolada jubooyinka kaga hadlayaan hanjabaadaas iyo sida ay u arkaan.

shirkaan jaraaid ee lagu canbaarayenayo hanjabaadi loo geestay saxafigaas ayaa waxaa ka hadlay ugu horeyentii gudoomiyaha ururka saxafiyiinta xorta ah nasteex daahir faarax, kusimaha xoghayaha guud ee jija ahna xoghayaha tababarada ururka jija xasan maxamed nuur (abuuraas) waxayna si weyen u canbaareeyeen handadaadii iyo caga jugleentii uu co. cabdi axmed uu u geyestay saxafigaas waxayna sheegeen dhamaan xubnahii u hadlay ururka jija inay arintaas tahay meel kadhac weyn oo loo geyesanayo xariyadtul qowlka iyo hor istaagida waxyaabaha runta ku salaysan.

Qoraal cad oo ugu danbayentii kasoo baxay xafiiska ururka saxafiyiinta jija kuna wajahnaa dhamaan saxafiyiinta soomaaliyeed ee joogta dalka gudahiisa iyo dibadisaba ayaa waxay ku muujiyeen sida ay oga xun yahiin arintaan ay ku kaceen isbaaysiga dooxada juba ayna tahay arin aan horay looga baran.

 faysal xaaji siyaad muumin

 kismaayo soomaaliya

faysalsiyaad@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 30, 3004


Shan Soomaali ah oo Loo Xiray Dilkii Yasmin
USA: Shan Soomaali ah ayaa lagu soo oogey dembiga ah in ay geysteen dilkii Yaasmiin Cali Geelle oo ahayd gabar Soomaaliyeed oo lagu diley Minneaplis. Magacyadooduna waxay kala yihiin..
Guji...
Roobkii Lixaadka Lahaa ee Ka Da'ay Aagga Qardho iyo Dhahar
Warbixintii c/fatax jaamac.. Guji.. Nov 30

Cambaarayn Handadaadii Loo Geystey C/Shakur (Gaaleri)
Warsaxaafadeed ka soo baxay
United Gedo People's Council ayaa cambaarayn dusha kaga tuuray... Guji.. Nov 29


Xaalaadda Ammaan ee Kismaayo oo Loo Caal Waayay
Waxaa shalay galinkii danbe dhintay hal qof waxaana si xun loo dhaawacay labo qof kadib markii... Guji.. Nov 28

Beesha Mataan Cabdulle oo u Sharaxan Guddoomiyaha G/ Banaadir...
Beeshaas ayaa sheegtay in Dr. Maxamed Cumar Nuur uu matalo beesha oo uu yahay ninka keliya ee... Guji... Nov 28

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Lagu Dhawaaqi Doono
24ta  Saacadood ee fooda nagu soo haysa ayaa lagu wadaa in la magcaabo golaha Wasiirada Soomaaliya... Guji... Nov 28

Baaq Nabadeed: Isimada Puntland
Isimada Puntland ayaa maanta Baaq nabadeed ka soo saaray Garoowe, baaqaas oo ka kooban shan qodob oo..  Guji.. Nov 28

Bayaan ku wajahan Maamulka Hargeysa
Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda ka soo jeedda Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee deggan dalka Kuwait ayaa.. Guji.. Nov 28

C/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi Axmed..
Warsaxaafadeed ka soo baxay Nairobi ayaa...
Guji... Nov 28

Olole Tabarucaad: Dadkii ku tabaaloobay roobabkii ka da’ay Nugaal iyo Qardho
Shirkadda Amal Bank iyo masaajidada & dadweynaha Boosaaso ayaa ka qayb qaatay Olole aad u ballaaran oo... Guji... Nov 28

Warbixin Ku Saabsan Jaamacadda Nugaal (Nugal University)
War bixintii Asad Caddaani... Nov 28

Kulan maanta  Nairobi ku dhaxmaray ganacsatada Soomaliya iyo Talyaaniga
War-bixintii
Axmed Idaawaqaca... Nov 28

Sagaal Doonyood iyo Labo Markab oo Kismaayo Dhuxul ka Qaadi lahaa..
...oo Maleeshiyo Isbaarooyin dhigtay waddooyinka waaweyen ee magaalada kismaayo ay ka Xanibeen in xamuulka laga dejiyo oo Dhuxul loogu raro Khaliijka... 
Guji.... Nov 28

Sports:: Soomaaliya oo ka qayb geli doonta tartanka Bariga & Bartamaha Afrika  Nov 28

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
MADHOODHOW
Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...
 
FILIMADA ANSHAXA XUN
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...
 
GALCAARKA
Fulinta Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka HIV/AIDS-ka:
Ka digtoonaansho qorshaha shisheeye oo ah mindi laba-afle ah...
Guji
 
CAAFIMAADKA
AIDS | CHOLERA | SOKOROW | JABTADA | SHIFO
Faarax Axmed Muuse | Karachi
 
QISO NAXDIN LEH
Fadeexada Paltalkga: iyo Dulmiga Walaasha Muslimada ah....... GUJI....
 
SAWIRRO XAMAR
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
 
XIJAABKA
»Maxamed DHeere oo Indh shareerka mamnuucay

»
Faransiiska oo iskuulada ka mamnuucay Xijaabka...

»Yusuf Shabac II oo Raali Geliyay Jaaliyadda Guji...
 
DAROOGADA QAADKA
KHASAARAHA DHAQAN-DHAQAALE EE QAADKU KU HAYO SOOMAALIYA:
Waxaa lagu qiyaasay in garoonka Deyniile oo keliya laga dejiyo qaadka nooca Miirowga loo yaqaan oo qiimihiisu dhan yahay $170,000/bishiiba, taas oo sannadkii ka dhigeysa $2,040,000. Eeg halkan... Qiyaas akhristow inta ardayga Soomaaliyeed uu ku dhigan karo Jaamacad kutaal Soomaaliya..
Guji.. 

BOSASO: Kasoo horjeedka Cisbitaalka Boosaaso waxaa kuyaal suuqa daroogada Qaadka oo ay  kasoo baxdo miisaaniyad lagu qiyaasay $US50,000 maalintiiba, laakiin lacagta halkaas ka soo baxda iyo cashuurteedu toona ma gaaraan cisbitaalka, sidaas waxaa qoray...
 ABC Australia...
 
MUSLIMIINTA CUSUB
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..

Dhakhtar Ajnabi ah oo ka tirsan dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo Islaamay: Dr. Maxamed Cali oo horeyna loo oron jiray Dr. Nikiforov Pavel ayaa islaamay Muqdisho Guji

Singapore: 500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka.. Guji
 
QISO XIISA LEH
“Sawirkan Lama Ogala. Waxan Rabna Sawir Midab ah oo wajiga, timaha iyo qoorta wada muuqato”, Guji.. ..

Sheekadii Kiishka... Guji/
 
BARO QAARADA AFRIKA

AFRIKA: DUNI DAHAB AH IYO MALAB DAMEER SAARAN!! aKHRI: Wax ka baro Qaaraddaada