Shiekh Zaid bin Sultan Al-nahyan
Alaha unaxariistee waxaa magaalada Dubai ku geeriyooday
madaxwaynihii isku taga imaaraad carabta Shiekh Zaid bin Sultan Al-nahyan
waxaana talada wadanka sii haynaya Sheikh Maktoum Bin Rashid Al Maktoum
Shaikh Zayed bin Sultan Al Nahyan, Boqorkii wadanka Imaaraadka Carabta Ee
Midoobay ayaa ku geeriyooday Magaalada Abuudabay Ee isla wadankaas Maanta
Boqorku waxa uu ifka ku soo biiray Sanadkii 1918
Madaxwayne Shaikh Zayed bin Sultan Al Nahyan, waxa uu ahaa ninka gudbay heer
madaxwayne meesha uga saraysa waxa uuna ahaa qisadii ugu wayneed ninki
qabtay ee dalkiisa iyo dunida carabta ,
Taasoo ku timid meesha ugu danbaysa Ee qiso ku dhamaato Shaikh Zayed bin
Sultan Al Nahyan waxa uu ahaa madaxwayne qaramo eeryada ay ka koobantahay
Imaaraadka Carabta ee Midoobay,
Taasoo aheed ahaanshahoodii horumarineed ee Gobolka ee Casri gareentii
wadankiisa ,
Waxa uu ahaa hogaamiya Cajaaib badan kaassoo ku yiri riyadiisa midoowga
Imaaraadka Carabta intii uu ku dhaxjiray Nolashiisii iyo madaxweeyne
nimadiisii marqaatiyaashii wadanka ku waasoo ah Taariikh yahanada ku
badalashada Saliida Ceeriin taasoo ah gaaritaanka caalamka casriga ah ,
Shaikh Zayed bin Sultan Al Nahyan adeerkii ayaa wadanka Imaaraadka Midoobay
la wareegay oo Xukumayay Sanadihii 1855-1909 ninkaas waxa uu ahaa ninkii ugu
xukunka dheeraa ee maamula wadanka Imaaraadka Carabta ee Midoobay ,
Shaikh Zayed bin Sultan Al Nahyan aabihii waxa uu isagu xukunka hayay
1922-1926.
Markii wadanka Uingiriiska aqoonstay Imaaraadka Carabta 1968 Shaikh Zayed
bin Sultan Al Nahyan waxaa loogu yeeray badalihii Imaaraadka midoowga cusb
ee Imaaraadka midoowgaas oo ay ku jireen Qadar iyo Baxreen.
Xalki ninkani waday waxa u ahaa mid sii nagaada iyada oo la hubo
uyeeritaankiisii ee xoojinta sababtoo ah waxaa aaminsanaa Midnimada ,
Inbadan waxa uu ahaa ilaa 1992 Shaikh Zayed bin Sultan Al Nahyan nin ugu
horeeya madaxda carabta oo xal ugu yeera hogaamiyaha Dalka Ciraaq intii uu
ku jiray wadanka kuwayd ka hor intii aysan wax yeelayn ciidamada Maraykanku
Iraq
Inbadan oo caalamka Hogaamiyaasha aduunka ah waxa ay aamin sanaayeen in
wadan Imaaraadka Carabta in uu ku hor maray hogaankiisa
Shaikh
Zayed waxa ay dad badani ku xasuusan doonaan sadaqadiisii badned isago oo
mar walba isku aroosin jiray Dhalinyaro Boqolaal ah Runtii shaqsiyan waxa
aan uga qayb qaatay marxalado badan oo Shaikh Zayed ku aroosinayay
dhalinyaro boqolaal gaaraysa sido kalle Shaikh Zayed waxaa lagu xasuustaa
masaajidyo badan oo wadankiisa uu ka hirgaliyay bisha khayrka badan ee
ramadaan ee uu dhintay rabi ha ugu naxaristo Shaikh Zayed bin suldaan ala
nahyaan AAmiin
axmeddheere65@hotmail.com Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi
Somalitalk