SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 
Daabaco Boggan | Print

Xubno ka tirsan Golihii Wasiiro ku xigeenada ee Dhawaan la magacaabay ayaa saaka shir jara id ku qabtay Hotelka Chester Hoouse ee Magaalada Nairobi ayagoo sheegay in ay Is casileen

Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
axmeddheere65@hotmail.com 
Kenya Nairobi  Somalitalk

Dec 8, 2004 

 

Shirkaa jaraa id oo ka dhacay guriga loo yaqaano  Chester House ee Magaalada Nairobi waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan Xidhibaanada Soomaaliyeed iyo Ergooyinkii shirka Soomaalida ku sugna mudada Labada Sono aheeyd.

Xubnaha Wasiirko Ku xigeenada is casilay waxaa ka mid ah Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Warfaafinta Cabdalla Xaaji Cali, Wasiir ku Xigeenkii Hidaha iyo Tacliinta Sare  Cabdalla Boss Axmed, Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Xirsi Adan Roble iyo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raysul Wasaaraha Maxamuud Cabdulaahi Kaamil, 

Iscasilaadooda ka dib ayaan wax ka waydiiyay ujedada ay isku casileen anigoo mid mid wax uga waydiiyay waxaana ku Bilaabayaa Maxamed Cabdulaahi Kaamil, 

Anigoo ah Maxamed Cabdulaahi Kaamil waxaa la ii magacaabay Wasiiru doowlaha Xafiiska raysul wasaaraha Waxaan jecelahay in aan halkan ka sheego wax yaalaha aan rabno Awood qaybsiga golaha wasiirada &wasiir ku xigeenada markii la sameeyay waxa aan aragnay  in aanu raysul wasaaruhu la tashan Xubnaha Baarlamaanka siduu ku balan qaday sidoo kale wuu ka badiyay  intii uu ku sheegay Golaha wasiirada isagoo shegay in uu soo magacaabi doono 31 balse hada waa laga badiyay Cahdigii wuu ku tuntay anaga axdigaa yaa wax wayn I noo ah Cahdiga oo ah waxii ay Soomaalidu ku heshiisay ,

Soomaaliduna taasi horeey ugu gubatay aniguna xilkaa la ii mgacaabay ma doonayo,

Magacaygu waa Cabdalla Boss Axmed ayaa la yiraahdaa  Waxaa la ii magacaabay Wasiir ku Xigeenkii Hidaha iyo Tacliinta Sare waana aan ka tanaasulay mana doonayo anigoo danta Umada iyo mida Dalka Dhoowraya oo arkaya in aysan intaa oo wasiir anay danta aheyn umada Soomaaliyeed sabtoo ah waxaa nalaga sugay badbaadinta Dalki iyo Dadki Soomaaliyeed, 

Cabdalla Xaaji Cali waxaa la iigu magaacay Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Warfaafinta waana aan ka tanasul mar Hadaan la ilaalineeyn Tastuurka Dalka , 

Dhamaan wasiirada iyo Wasiiro ku xigeenada la Magacaay waxa ay ka kooban yihiin 34 Wasiir iyo ku xigeeno iyo 8 wasiiru dowlayaal wali baarlamaanka Soomaalidu ma aanu ansixin Golaha wasiirada iyo raysul wasaarahaba

Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
axmeddheere65@hotmail.com 
Kenya Nairobi  Somalitalk

YAA KA DANBEEYA KA UGAARSIGA MASAAJIDA?.
Faalladii December ee SomaliTalk... Guji

Xeer Jabjab Lagu Furdaaminayo Dhibaatadii Loo Gaystay Samsam | Warbixin | Guji Dec 8

. EYD:: Waraysi: Sheikh xaji Ahmed Hirsi Ali Khayre

. Norway: Warsaxaafadeed kasoo baxay ururuka Haweenka

. Pakistan: Soomaali lagala baxay Guryohoodii

. Heshiis Dhexmaray Jaamacadaha suudaan iyo DGPL 

. Dadku iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Golaha cusub

. BAAQ: Colaad Joojin dagaaalka Gelinsoor iyoHobyo

. Dumarka Galkacyo: Olole Wacyi Gelin... Guji 

. Qoraxay: Ciidamada gumaysiga oo Diley Xoolo Dhaqato

Qoraalka Xiga... Guji...

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 8, 2004

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

 



HTML CD