SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
 
Daabaco Boggan | Print

Wasiirka Kowaad ee Soomaliya Mudane Cali Maxamed Geedi aya Soo Gaba Gabeeyay Dhismaha Xukuumadiisa Maanta magacyda Xubnaha la magacaabay

axmeddheere65@hotmail.com Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya, Nairobi

Dec 6, 2004

 
Kulanka waxaa ka soo qayb galay Madaxaynaha Soomaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Safiiro kala socda beesha Caalamka, IPF, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomalida, Safiirka Kenya ee Soomaaliya Mxamed Cabdi Afey iyo Kipligat.

Xubnaha la macaabay magacyadooda waa sidan:

 

RA'IISAL WASAARE Ku-XIGEENADA  
Raysul Wasaare ku xigeenka Koowaad Dr. Maxamuud Cabdulaahi Jaamac [Sifir]
Raysul Wasare Ku xigeenka Labaad Eng. Xuseen Maxamed Faarax Caydiid
Raysul Wasaare ku xigeenka Sadaxaad  Sh. Aadan Maxamed Nuur [Adan Madoobe]
WASIIRADDA  
Wasiirka Arimaha Gudaha Eng. Xusseen Maxamed Faarax Caydiid
Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax
Wasiirka Hantida Qaranka & Qalabaynta Maxamuud Sayid Adan
Wasiirka Dib uheshii siinta iyo Xiriirka Jaaliyadaha dibedda Maxamed Ibraahin Xaabsade
Horumarinta Miyiga iyo Daaqa Maxamed Maxamuud Guuleed
Wasiirka Dekedaha& Gaadiidka Bada Maxamuud Cabdulaahi Jaamac(Sifir)
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamuud Salaad Nuur
27kii wasiir ee horay loo magcaabay ka eeg halkan... Guji.  
WASIIRU DOWLAYAASHA  
Wasarada Beeraha Moowliid Macaane Maxamud
Xafiiska raysul wasaaraha Maxamed C/laahi Kaamil
Xafiiska Madaxwaynaha Khalid Cumar Cali
Xafiiska Xukuumada & Baarlamaanka Axmed C/laahi Daakir
Arimaha Dibada Ibraaim Sh Cali Jeebo
Amniga Qaranka Axmed Sh Axmed
Warfaafinta Salaad Cali Jeele
Qarsheenta&Iskaashiga Caalamka Ibraahim Maxamed Isaaq
Wasiiro Ku Xigeenada  
Wasaarada Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac
Wasaarada Awqaafta&Arimaha Dinta Cali Sh Maxamed Nuur
Batroolka&Tamarta Axmed Cumar Gaagaale
Beeraha Xirsi Adan Rooble
Boostada iyo Isgaarsiinta C/kaafi Macalin Xasan
Caafimaadka Cismaan Maxamuud Dufle
Dalxiiska iyo Duurjoogta Muqataar MUUNYE Bishaar
Deegaanka&Ka hotaga Aafooyinka Cali Xareed
Dastuurka&Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan
Dhalinyarada iyo Isboortiga Bashiir Maxamed Adan
Dib udhiska iyo dib u dajinta C/kariin Cige Guuleed
Gashaandhiga Saalax Cali Faarax
Gaadiidka Cirka& Dhulka Yuusuf Maxamed Qayr
Ganacsiga Aamiin Maxamed Shiikh
Garsoorka C/rashiid Maxamed Xidig
Hoowlaha&Guryeenta Maxamed Cali Bilaal
Hidaha iyo Tacliinta Sare Cabdalla Boss Axmed
Horumarinta Haweenka& Daryeelka Qoyska Khadiijo Maxamed Diiriye
   
Xaanaanada Xoolaha Mustaf Sh Cali Dhuxuloow
Dhaqan Celinta Tababarada Xasan Isaaq Yacquub
Maleeshiyooyinkaka  
Iskaashiga Goboleedka Axmed Maxamed Goonle
Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Maxamed Jaamac Furux
Maliyada Maxamed Xasan Ibraahin
Qorshaynta&Iskashiga Caalamiga Ibraahim Maxamed Isaaq
Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cismaan Maye
Warfaafinta Cabdalla Xaaji Cali
WARSHADAHA Ciise Wehliye Maalin
Arimaha Gudaha Yuusuf Maxamed C/qaadir
Dekedaha &Gaadiidka Bada Mire Xaaji Faarax
Hantida Qaranka&Qalabeenta Maxamed Cabdi Xasn Beegos
Dib udhiska&Xiriirka Jaaliyada C/laahi Axmed Cabdulle
WAXBARASHADA XUSEEN MAXMUUD MUUS
Horumarinta Miyag &Daaqa Saciid Xasan Shire
Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cusmaan Xuseen

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 6, 2004

Qabiilooyinka wasiirada... Guji...

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

 



HTML CD