SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - CARAB SAALAX
 
Daabaco Boggan | Print

Beesha Meheri ee North America Cambaareeyay sida loo qaybiyay Xubnaha Wasiirada Cusub

Shir jaraai,d oo ay qabatay beesha meheri ee North America Waxay ku Cambaaraynayaan qaabka wax wada qaybsiga ee golaha wasiirada. Taas oo Khilaafsan Habkii wax qaybsiga oo ahaa Afar beelood & bar. Taasina waxay gundhig U ahayd habkii loo qaybsaday kuraasta baarlamaanka, hadaba markii la dabo Maray habkii dhabta haa ee wax lagu qaybsaday waxay khal khal ku tahay in la helo Qaran somaliyeed oo dhab ah.

Hadaba hadaan nahay beesha Mehiri oo dagan dibada & gudahaba waxaan walaac ka Muujinaynaa habkii golaha wasiirada loo qaybiyay oo aan ahayn mid xaq ah.
Waxaan arintaa uga digaynaa dowlada & ururada ku howlan dib u dhiska Soomaliyeed in ay dib uga fiirsadaan siday wax u qaybiyeeb, taas oo dhalin karta Bur bur cusub .
Hadaba waxaan u sheegaynaynaa ummada somaliyeed in burburidii ku dhacay Dowladihii hore ee somaliyeed ay ahaayeen xaqdarooyin nocaan oo kale ah.

Beesha Meheri North America
Contact 612-267-6097
Mohamed2Sur@aol.com

Dec 6, 2004


BAAQ SHIR AH OO AAY U SOO JEEDINAYAAN DOWLADA CUSUC MADAXWEYNAHA IYO RA’IISAL WASAARAHA IYO BEESHA CAALAMKA, BEESHA YAXYESAALAX EE URURKA USC/SNMC BEESHA MEHERI EE KOONFURTA SOOMALIYA CARAB YAXYE SAALAX.  

MARKA HORE WAXA AAN BAAQ AAN KA XUNAHAY U SOO JEEDINAYNAA DOWLADA CUSUB IYO MADAXWEYNAHA IYO RA’IISAL WASAARAHA IYO BEESHA CAALAMKA HADDII AAN NAHAY BEESHA YAXYESAALAX EE KOONFURTA SOOMAALIYA IN AAN NALAGU CASUMIN IN AAN KA SOO QEEYB GALNO DOWLADA CUSUB EE LAGU DHISAYO NEEYROOBI  WAX MARTIQAAD AHNA KAMA AANAN HELIN GUDIGA DIB U HESHIISIINTA  IYO XAL U HELISTA SHIRKA SOOMAALIYEED KAAS OO AAY GUDOOMINAYEEN MR KIFLAGAAD IYO MAXAMED CABDI AFEEY,  MADAAMA AAY U DHAN YAHIIN QABAA’IILADA SOOMAALIYEED DOWLADA CUSUB EE LA DHISAYO NEEYROOBI. 

BEESHA YAXYESAALAX UGAASKOODII IYO SULDAANKOODII IYO BEEL DHAQAMEEDKOODII IYO MUCALIMIINTIIBA WAXA AAY KU SUGAN YAHIIN SOOMAALIYA. 

BEESHA MEHERI EE CARAB YAXYESAALAX WAXA AAY KA KOOBMAAN AFAR LAFOOD OO U SII KALA BAXA 13 JILIB SOOMAALIYA WAXA AAY KA DEGAAN MAGAALO MADAXDA MUQDISHU IYO ILAA IYO 11 MAGAALO OO KA TIRSAN MAGAALOOYINKA JAMHUURIYADA SOOMAALIYA.  

CODSI KU SOCOTO DOWLADA CUSUB MADAXWEYNAHA IYO RA’IISAL WASAARAHA. 

WAXA AAN CODSANEYNAA OO AAN DOONAYNAA IN NALA SIIYO WAXA AAN XAQA U LEENAHAY DOWLADA CUSUB KURAASTEENII IYO XILDHIBAANADII BAARLAMAANKA AAN KU LAHEEYN IYO WALIBA WASIIRKII MAADAAMA AAN NAHAY DAD MUWAADINIIN SOOMAALIYEED UNA SOO HALGAMAY

WADANKOODA HOOYO EE JAMHUURIYADA SOOMAALIYA.  

WAQTIWALBA IGALA SOO XIRIIR E-MAILKAAN Dr_said_25@hotmail.com  

GUDUUMIYA  URURKA YAXYESAALAX DR SACIID XUSEEN HAASHIM 

MAHADSANID.

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 5, 2004

Magacyada Wasiirada DFKMG

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

 



HTML CD