SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 
BAAQ NABADEED AYAA KU  DHEX MARAY BEELAHA SACAD IYO SALEEBAAN MAGAALADDA NAIROBI EE DALKA KENYA. 
Hoteelka lagumagacaabo BOULEVARD, Ee Nairobi  ayaa maanta shir uga furmay beelaha walaalaha ah ee maalmahaan diriritu kadhaxeysay goboladda mudug iyo galgaduud. kaas oo ay soo abaabuleen ganacsatadda labadda beel ka joogta magaaladda Nairobi, isla markaasna ay soo jeediyeen ganac satadda in beelaha walaalaha ah ay ku wadda noolaadaan nabad waarta iyo xasilooni islamarkaasna ay balan qaadeen ganac satadda in ay hiil iyo hooba la wada taagan yahiin sidii nabad lagu soo dabaali lahaa iyo xasilooni. 

Xubnaha halkaas iskugu yimid oo isugu jira xildhibaano siyaasiin nabadoono iyo aqoonyahanadda labadda beelood ka jooga Nairobi waxaa ayna kala ahaayeen. 

  • 1.       Xildhibaan Cali calas qaareey
  • 2.       xildhibaan Max'ed Maxuud Guuleed (gacmadheer)
  • 3.       xildhibaan Xuseen Max'ed Faarax (caydiid)
  • 4.       Xildhibaan Axmed Ducaale Geele (xaaf)
  • 5.       Nabadoon Max'ed Barre Shabeel
  • 6.       Nabadoon Max'uud Kulane Cabdule (Dalmar)
  • 7.       Nabadoon Salaad Ducaale Kaahiye
  • 8.       Nabadoon Aadan Looyaan Ducaale
  • 9.       Nabadoon Xaaji Max'ed Diiriye (xaaji kiis)
  • 10.    Dr. C/laahi Sh/ Cali
  • 11.    Cabdi Xasan Cawaale (qeybdiid)
  • 12.    Xasan Axmed Daleel
  • 13.    ing: Max'ed Jaamac Kulmiye (qoor dheere)
  • 14.    Nuur Cali Cibaar
  • 15.    Xuseen Axmed Qooste (xuseen Aabi)
  • 16.    Cali Baash Faarax
  • 17.    khaliif Cilmi Gurax
  • 18.    Max'ed Axmed Urur
  • 19.    Max'ed Xaaji (beer Cune)
  • 20.    Cabdulaahi Bakad
  • 21.    Cabdulaahi Qadafi
  • 22.    Daahir Sh/ Axmed Xasan (ilka Case)

     iyo Rag kale oo aad u farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi kar waxeyna soo saareen sadax qodob oo  xoojinaya  waan waanta socota ee labada beelood waxayna magaceebeen gudi ka kooban toban xub nood oo iskugu jira beelaha sacad iyo suleebaan, kaas oo loo xil saaray in ay diyaariyaan gudigii tagi lahaa gobaladda dhexe ee kaqeyb qaadan lahaa nabadoonadda katagaya magaaladda muqdisho  iyo kuwii hore nabadda u waday intaba    .

     waxaa kamid ah gudigaas tobanka xubnood ah ee lasoo xulay.

Suleebaan

  • 1.       C/laahi Max'ed Axmed (aayatulaahi)
  • 2.       Dayib Shiiq Dheere
  • 3.       C/raxmaan Max'uud (ganeyn)
  • 4.       Siciid Siyaad Shirwac
  • 5.       Max'ed Barre Shabeel

Sacad 

  • 1.       Yuusuf Max'uud Barqadle (yuusuf Gaduud)
  • 2.       Axmed Xaashi Cigaal (suge)
  • 3.       Max'ed Axmed (urur)
  • 4.       Qaasin Faarax (Tolow)
  • 5.       C/laahi Jaamac Suuley

 

     waxey beeluhu ku hesheeyeen sadax qodob  oo kakooban

1.       in lataageero heshiiskii ay beeluhu ku gaareen dhawaan magaaladda muqdisho kaas oo ay ka koobnaayeen 7 qodob  lana hir galiyo

2.       in halkaan laga magacaabo wafdi kakooban toban xubnood oo iskugu jira labada beelood  ilsa markaasna u anbabaxa muqdhisho iyo goboladda dhexe hor moodna u noqda nabadda labadda beelood ee horayna ragga walaalaha ah ay wadeen

3.       in xal kamadan beys ah laga gaaro colaadda ka jirta gobaladda gal gaduud iyo mudug

Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
Kenya, Nairobi Somalitalk
axmeddheere65@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 25, 2004


Madaxweynaha DFKMG oo u Dhoofay Sudan
Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliy ayaa galabtay 5:30 Afrikada Bari ka dhoofay Nairobi.. Guji Dec 25

Warqad Furan oo Ku Socota DFKMG
oo kasoo baxday Ururka Somali Concern Group.. Guji Dec 25

Somaliland: "dadka laga tirada badan yahay"
oo Qaxootinimo Weydiisanaya UNHCR Guji Dec 25

Wararka Maanta 25/12/2004
»DR. CARAAYE: hala dhiso dowlad ka kooban 150….
»Waxgaradka Beesha gaaljecel oo soo saaray Warqad...
»Maalinta Carruuta oo laga xusay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
MADHOODHOW
Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...
 
FILIMADA ANSHAXA XUN
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...
 
GALCAARKA
Fulinta Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka HIV/AIDS-ka:
Ka digtoonaansho qorshaha shisheeye oo ah mindi laba-afle ah...
Guji
 
CAAFIMAADKA
AIDS | CHOLERA | SOKOROW | JABTADA | SHIFO
Faarax Axmed Muuse | Karachi
 
QISO NAXDIN LEH
Fadeexada Paltalkga: iyo Dulmiga Walaasha Muslimada ah....... GUJI....
 
SAWIRRO XAMAR
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
 
XIJAABKA
»Maxamed DHeere oo Indh shareerka mamnuucay

»
Faransiiska oo iskuulada ka mamnuucay Xijaabka...

»Yusuf Shabac II oo Raali Geliyay Jaaliyadda Guji...
 
DAROOGADA QAADKA
KHASAARAHA DHAQAN-DHAQAALE EE QAADKU KU HAYO SOOMAALIYA:
Waxaa lagu qiyaasay in garoonka Deyniile oo keliya laga dejiyo qaadka nooca Miirowga loo yaqaan oo qiimihiisu dhan yahay $170,000/bishiiba, taas oo sannadkii ka dhigeysa $2,040,000. Eeg halkan... Qiyaas akhristow inta ardayga Soomaaliyeed uu ku dhigan karo Jaamacad kutaal Soomaaliya..
Guji.. 

BOSASO: Kasoo horjeedka Cisbitaalka Boosaaso waxaa kuyaal suuqa daroogada Qaadka oo ay  kasoo baxdo miisaaniyad lagu qiyaasay $US50,000 maalintiiba, laakiin lacagta halkaas ka soo baxda iyo cashuurteedu toona ma gaaraan cisbitaalka, sidaas waxaa qoray...
 ABC Australia...
 
MUSLIMIINTA CUSUB
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..

Dhakhtar Ajnabi ah oo ka tirsan dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo Islaamay: Dr. Maxamed Cali oo horeyna loo oron jiray Dr. Nikiforov Pavel ayaa islaamay Muqdisho Guji

Singapore: 500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka.. Guji
 
QISO XIISA LEH
“Sawirkan Lama Ogala. Waxan Rabna Sawir Midab ah oo wajiga, timaha iyo qoorta wada muuqato”, Guji.. ..

Sheekadii Kiishka... Guji/
 
BARO QAARADA AFRIKA

AFRIKA: DUNI DAHAB AH IYO MALAB DAMEER SAARAN!! aKHRI: Wax ka baro Qaaraddaada