SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SOMALIA
Daabaco Boggan | Print

QORAALADA LAGA QORAY
Maamulka Marka oo gacanta ku dhigay oday dhaqameed laga afduubtay Muqdisho oo ka soo jeeda beesha Sheekhaal.

Canab Mumtaz | canabmumtaz@hotmail.com
SomaliTalk | Nairobi | Dec 14, 2004

Maamulka ka taliya magaaladda Marka ayaa lagu waramayaa in ay qabteen Sadex  nin oo hubaysan oo watay oday dhaqameed Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Beesha sheekhaal , halka mid kale oo ka mid ahaa afduubayaasha la dilay kadib markii uu isku dayay in uu rasaas furo.

Sadex maalin ka hor ayaa Sheekh Maxamed Cali oo dadiisu tahay 65 sano jir waxaa lagu afduubay magaalada Muqdisho isagoo ku sugnaa suuqa bakaaraha  ka dibna waxaa ay waydiisteen lacag madax furasho ah oo gaaraysa ka badan 10,000$ .

Cabdulaahi Maxamed Cali oo ah wiil uu dhalay odaygaasi ayaa sheegay in uu kula xiriiray marka aabihiis isla markaana uu caafimaad qabo waxaana uu uga mahadceliyay maamulkaasi sida wanaagsan ee ay u bad baadiyeen aabihiis oo uu ka wal walsanaa sadex maalin.

Xildhibaanadda dawladda federaalka kumeel gaarka ee soomaaliya ee ay qaraabadda ahaayeen oday dhaqameedkaasi ayaa iyaguna soo dhoweeyay talaabadda uu qaaday maamulkaasi Marka , waxaana ay sheegeen in xiligan loo baahanyahay in kooxaha wax afduuba ay ka gudbaan dhaqanka lagula kacayo odayaasha iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed

Canab Mumtaz | canabmumtaz@hotmail.com
SomaliTalk | Nairobi | Dec 14, 2004

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 14, 2004

Prof.Geeddi oo mar kale Loo Magacaabay Wasiirka Koowaad
kaddib markii Madaxweynaha Dowladda FKMG ah uu aqbalay kala diristii baarlamaanku kala diray golaha wasiiradda ayuu mar-labaad magacaabay... Guji... Dec 13

Dawladdii Cali Maxamed Geeddi oo oo La Casiley
iyo Afhayeenka dowladda FKMG oo sheegay inaan waxba ka jirin go'aankii Baarlamaanku ku riday xukuumaddii Geeddi.. Guji... Dec 11

Doorashooyinka Puntland iyo Musharaxiinta
 iyo wararka kale ee Boosaaso...
Guji... Dec 13

IGAD oo markale bilowday dhexdhexaadintii Qaybaha Soomaaliyeed
kadib kala diristii Golaha wasiiradda.. Guji...

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

BANDHIGII CARWADA MUQDISHO



HTML CD