SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - GABAY
Daabaco Boggan | Print

QORAALADA LAGA QORAY SAMSAM::: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 |

Jawaab: Difaaca Kofi Annan - UN 

Maxamed Maxamuud
korwaayeel@yahoo.com
Halyey Kofi Annan in la casilo iyo in jail la dhigo uma qalmo | Osman

Waa arrin laga naxo qof soomaali ah oo difaacaya UN iyo Kofi Annan. Marka hore waxba nagama gelin oo annaga ayaaba teena nahaysata. Dawladeenii sidaan u ridnay dawlad la'aan na haysa oo wakaas dadkeenii isku dilayaan meel kasta haba ugu danbayso Gelinsoor. Marka maba dhex geli karno UN iyo USA teena ayaa nahaysata.

Tan labaad UN waa tee sowtii ay dhisteen reer galbeedka maahan inay danahooda ku ki ilaashadaan. Sow tii dhacday lacagtii reer ciraaq oo caruurta reer ciraaq macluul u dhamaysey maahan

Sow tii magaceed loo adeegsan jiray qayaanooyinka iyo xaq darada maahan.

Sow tii u diiday Madaxweynaha Soomaaliya A/laahi Yusuf inuu af soomaali ku hadlo maahan oo ku qasabtay inuu Ingriisi ku hadlo maahan sow tan yaseysa afkeena hooyo maahan

Sow tan corruptionka iyo masuqmaasuqa wado maahan saw tan ilma iska soo tuurka fidisa maahan. Kofi sow madax kama ahayn. Sow ma ogolaan jirin weeraradii sharci darada ee Clinton iyo Tony blair ku qaadi jireen ciraaq maahan. saw tan lagu qaraabto maahan UN iyo Kofi.

Soman Abwaanow afkaaga ka ilaali Wardere iyo senatoorka Coleman kuwaasoo u adeega Soomaalida Minnesota.

UN iyo Kofi in la baaro waa u qalmaan waa tuugo.

Maxamed Maxamuud
korwaayeel@yahoo.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga kusaxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 13, 2004

»Kufsigii Cadaaladda ee Hargeysa ayaa ka Horeeyey kiiska SamSam
»
Dawladii Prof Geedi oo la riday... [Gaagaale]
»Xog waran ku saabsan Shirka ka dhacaya Copehagen [M.Abdi]
»DADKAYGOOW DULMIGA DAA [Garaad]
»C/LAHI XAAJIYOW CIMRI TAGAY CEEB HA KU SAGOOTIN [Abshir]
»Wallee Lama Ledo ! [Hadal-wanaaje]  

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

BANDHIGII CARWADA MUQDISHO



HTML CD