SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
Daabaco Boggan | Print

QORAALADA LAGA QORAY SAMSAM::: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 |

HA IS RAACDO DIIDAYE HA IS RAAMSATO


Ustaad C/weli Bashir. Mr Dalboon Nairobi kenya  cdalboon@hotmail.com

Allah ayaa Mahad is kaleh Nabi Mohamed Naxariis kor kiisa ha ahaato
Geelu Darantii Waaba kaga Daray, Yax yax iyo Ceeb ilaa looma dhinto waxaan maqli jiray
Ceeb waa laba af maroojin Wasiiradii iyo xukuumaddii waa la riday
Dhammaan shacabku waa wada arkaa, dheeshu say tahaye
Ka dhursuga marbaa laga dhex helin, miday ku dhaataane

 
!!Abwaan Cumar C/nuur Nuux
Ayaa Horay Gabay oga tiriyey Waxuuna yiri Abwaan ku asaga oo aad moodid maantay in uu Ogaa waxa taagan walow uusan ogayn haddana waxuu yaqaaney Ragga uu la hadlayo Dawlad loo dhanyahay bay ahayd, inaad dhisaysaane
Dhulkii iyo dadkii baw Xanniban, dhababacdiinaase
Maxaa dheriga oon weli bislaan, loogu dhacay hoosta?
Dhardhaarrada maxaa loo durkiyey, loo dhabqalateeyey

Halka dhaanka loo wado ma aha, saad u dhigateene
Geeridu inay dhaanto baan, dhaar ku marayaaye
Ma dharbaaxadii lagu dhuftaa, dhaban dhurwaa taagan
Ma dhufaanantiin oo ragannimaa, dhimatay waa yaabe?

Dhallaankuba Ma yeeleen waxaad, hawl ka dhigateene
Dhalanteedka beentaa ayaad, dheef u aragteene
Miyirkii ayaa idinka dhumay, oo waa dhab waaliduye


Xildhimaanow iska weydiiya Dowladd Miyaad Dhisayseen Mase Dowlad baad Ridayseen ?!!!

Nin aan Saaxiibo nahay oo kenyan ah oo qabiilka kenya ugu badan ah kuu kuyo oo baalash la ah
Ayaa yiri Waryaadu Somalidu Dowladd miyey dhisaysay  mase waa duminayeen ? Su,aashaas
Waxay ku fiican tahay in la weydiiyo Xildhimaanada sidii niman dal koodii jooga ayey
Dimuquraadiyo weeye ku hayaan Maxaa dimuquraadiyo ah Fitanka iyo khilaafka in la sameeyaa
Waa dimuquraadiyo islaaxa iyo wadaninimadu iyo dal jacayl kuna waa Argagaxiso iyo dib u socod
Xildhimaanow Ma is weydiisay dalkaagii in aadan joogin dad kale iyo dal kale in aad marti u tahay
Guusha aad gaartay waa mid noocee ah Sadburis iyo haddii aanan anigu wax noqon wax socon Maayaan waa maxay feerku miyaadan nin matalaya bul ahayn mase baar lamaanka u,k ayaa is Feera Ayaad maqashay oo Dimuquraadiyada  ayaad jece shahay in aad ku dhaqantid Mase Xil dhimaaanow
Arintiina ayaa ah nin kii Seexdaa Sacii Dibi dhalaa Xoog miyaa xal kuu noqday Xariisnimo Miyaa Xaal iskugu dhurtay NIN WAX XADA IYO XARIIF MOOYEE NIN XAQ DOON YIRI KU XISAAB WAA !!!
Xildhimaan haddii biri xariif nimado iyo Xatooyo wax ku keeni weydid xaal kaag maantay Aragnaye
Kan biri maxuu noqon karaa dan taada iyo tan shacab ka soomaliyeed kee hor marineysaa
Xildhimaan miyaadan shacabka keenyan ka ah iyo Dowladda kenya ka xishooneynin Xildhimaan Miyaadan ahayn shakhsi  ay ku jirto soomalinimo iyo wadaniyad miyaadan akhrin jirin suugaantii Somalia ee lagu dhigi jiray Dugsiyada sare Gabyada guubaabada iyo halkankii S.Y.L intee in le, eg Ayaad kala socotaa Horaan u sheegay somali haddii aan nahay Heesaha Geela ayaa Habboon in Loo Qaado oo gaala laga dhaafo Heestaan inta aanan sheegin bal aan wax yar macaani ka bixiyo
Wiilka xerada geela ku dhashay ee habayn iyo maalin daba taagan ee Toorayda u xiran in uu kaga Saaro Qodaxda iyo dhagaxa laguha ka gala geela ee habayn kiina dhaxanta hor seexda iyo Mid Dhuuni ugu soo dhacay marka ay arkaan geel jirayaasu ayey ayaga oo is cajabinaya ayey u qaadaan Heestaan NINA DHALASHUU KUUGU DHIIDHIYEY NINA DHUUNUU KUUGU SOO DHACAY !!!!
Haddaba ragga hadda jooga wax yar mooyaane iyo raggii S.Y.L marka la is Garab dhigo Raggaan Waxaa wada DHUUNI SOO MA AHAN xil dhimaanow Maalintii aad diideen in wasiirada dabada laga Soo xulu ayaan xaal kiina Dhaliilay oo somali oo dhan waxaad ka dhigteen 275 ta baar lamaan ku ka Kooban yahay Hase yeeshaa dad kii xalka somaliya oo dhibayey ayaa ku Farxay oo yiri xal ayaan Bidney sida Profe, Ali Mohamed Geedi ka sheegay BBC da iyo dad badan oo daacad ah oo somali Nimadu dhab ka tahay aniga Shakhsi ahaan waxaan aamisanahay nin xaas ka iyo carruurta kula Korinaya In uusan jirin saas darteed sharaftu tahay in aan mar un dowlad helno Waxay doonto ha Ahaato marka loo fiiriyo xaalka lagu jiro waayo qabiil kee Tahay nina ku oran maayo haddii aad Dowlad leedahay sharci un baa lagu Weydiin Caalamkana sharaf ayaad ku maraysaa khasabna ma ahan in Wasiiro beeshaada ka soo jeeda aad hesho laakiin waxaa nagu dhacay qol yaheena Daacadda ahaa ee somalinimo rabay iyo dhalinta sida dayda oo kale u fakaraysa HASHU LAAC IYO LAANTA ARAG TAHAYE LUNTA HOOSIYO LAAGTA
MA OG TAHAY Xil dhimaanow
AFAR WAA LAGU KALSOONAADAA
1. Ilaahay Subxaanahu watacaalaa.
2. Diinta Islaamka.
3. Dalkaaga iyo
4- Duunyadaada

Xil dhimaanow
Waraabaha ku ruugaaya iyo aar, ku Raamsanaya Siday kuugu kala roon Yihiin, Maad u kala Reebtid Qabiilka iyo Qaybtii aad Weyday iyo Somalinimada Maad siba Si Waa Dhaantaaye kala Reebtid

PROFE, GEEDI MA GAR LEEYAHAY MASE LAGA GARDARAN YAHAY !!!!

Dadweynahu wey kala aragti duwan yahiin qaar waxay leeyahiin waa sax in La rido waana gardaran Yahay ayaa kuu soo baxaysa Geedi waxay na daliil Oga dhigayaan Dasduurkii ayaa lagu tunta Dowladda oo Aan meelna gaarin oo Baarlamaan ku ansaxiyo wasiirada ayey ahayd taasna lama yeelin oo Meel Ayaa lagu xareeyey oo siminaar iyo tababaro ayaa loo furay golihii Wasiirada taas ayaa keentay Mooshinkaan in la soo hor dhigo baar Lamaanka oo lagu rido xukuumada Geedi Dasduurka ayaan ilaa Lineynaa Ayey ku doodayaan dad ka aragti xil dhimaanadaas mooshinka keentay Taageersan
NINBA DHAN U BADI dad ka aragtida kale qaba ayaa  leh waa shirqool Ragaana wasiiro ayey waa yeen dasduur ilaalin kama ahan ee DHUUNI AYAA WADAY shaqa tag ayey ahaayeen shaqadiina Waa waayeen Hase Yeeshee waxaa la isla dheh marayaa Geedi mar labaad Ayaa la soo Magacaabayaa waxayna qaadan doontaa mudo sodan casho ah ama bil 30 Waxayse ila tahay Profe
Geedi in Cashar iyo Darsi ay u noqoneysa waxaa kaloo jira in Xil dhimaano ku doodayaan Wax La Riday Ma jiraan Dowladdu waa dhisan tahay wali Laakiin tolow geedi maxuu ku hadli doonaa Dibnaha markuu kala qaado rag Ayaa saadaalinayo in C/laahi dhihi doono geedi guntiga dhiisha iskaga dhig Adigaan wax kuu dhiibay nin kale wax uma dhiibayo maalin kasta kuma jiro karno dowlad la ridayo
Laakiin geedi ayaa laga yaabaa in uu taas diido oo yiraahdo mar kale isoo Magacow Hadde ogow Akhristow Geedina inta uu soo dhisayo xukuumada Danbe waa haddii uu is dhiibee waxay qaadan Afartan casho 40, ugu Danbayntii Profe Geediyow Waxaan ku xasuusinayaa Saddex kaama tagto:
• Gardaro Garab og
• Gaajo guri og iyo
• Cudur Geeri og

Xildhimaanadu waa Gardaro Garab og iyo Gaajo Guri og iyo Cudur Geeri og Laakiin Profe, Geedi Saddex saddex baa lagu kabaa
Aqal xun ardaa baa lagu kabaa
Adduun yar iimaan baa lagu kabaa
Tii Kale waa iga fakatay waxaa igu soo dhacday Profe Geediyow Xildhimaanadu miyeysan Rag Waaweyn ahayn miyeysan fiicnaan lahayn in Sidii rag waa weyn loo wada hadlo
Sadex wareer bay leedahay

Webi buuxay oo wax yarna laga waayey
Nin waayeela oo wacdi iyo waano laga waayey

Waagoo beryey oo qorax laga waayeyna

Gudoomiye Shariif  Naasir Gudoomiyaha Baarlaanka Dowladda
Federaal kaa Garan  Maayo Dasduur aan kitaab ka allah Ahayn

Waxaan naxay dad muslimiin ah oo diinta islaamka ku dhashay kuna abtirsada Danteeda iyo xal ku meesha ay ku jirto Addoomada allah haddii aan nahay asaga ayaa naga og waayo Asagaa na abuurtay markii aan kitaab kale samaysaney iyo Qawaaniinu Wadcul Bashariya  xal ku keeni Weyney waanu Aragney soo ma fiicna in la is dhiibo oo kitaab ka Loo noqdo oo Adiga shariif ah aad muushikaan soo hor dhigtid Baarlamaanka War kitaabka allah ma qaadanaa !!! Talow Maxaa lagugu jawaabi Lahaa Koley Gudoomiye adduun waxuu noqon Cidna ma oga Marka bal isku day jaanuskaan in aad ka faa idaysatid rag hore ayaa shalaayey sida Siyaad Barre oo ku Xasuustay Buurdhuube Culumadii uu laayey waa Fursad aanan ku Soo Maraynin isku day inta aad xukunka haysid oo aanan Mooshinka lagugu Casilayo Lagu soo hor dhigin in aad Allah Raali Galisid Waxaana ku Xasuusinayaa Erayadii uu tiriyey  C/laahi Suldaan Timacade

Darajadda Ilaahay ninkii doonayaa hele'e

Nin ka duday distoorkiyo waxyiga diintii ka caroowye

Dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

Hadaydaan xumaanta iyo dilkkiyo daynin kala qaadka

Dibadaan ka joognaa sharciga daacada Illahe

Dambarkeedu waa jahannama iyo dogobkii naareede

C/laahi Yuusufow Maantaan  ku Ogaanayaa
Waxaan ka mid ahay Shacabka Puntland gaar ahaan ardaydii Wax ka baran Jirtay Macadka iimaamu Dahabi ka dibna ku biiray Jaamacadda Bosaso Waxaan xasuustaa maalin uu bookhashu ku tagay Madarasada la yiraahdo Ibnu cabaas halkaas oo kula kulmay Dr Axbaab iyo Shiikh C/qaadir Xunbul Xaan bul waxuu weydiiyey Madaxweynuhu intee ilaah ayaa jira!!! taas oo Aad moodo in uu Madaxweynaha si khalada loogu sheegay Towxiidka inta Loo Qaybiyo oo Sadex ah Towxiidu (Uluuhiya)  oo ah Allah kaliya in La Caabudo iyo Towxiidu (Rabuubiya) oo ah Allah in uu yahay Midka Abuuray cirka iyo Dhulka iyo dad ka iyo inta u dhaxaysa iyo Towxiidu (Asmaa,U Wasifaad )oo ah Magacyada allah Sida Raxmaan iyo Raxiim iyo Qafuur iyo Caliim iyo Xakiim iyo Xaliim
Dr Axbaab ayaa ugu jawaabay sadex allah ma jirto laakiin Ma fahmi Kartaa Sadexdaan aayadood ee isdaba yaala Qul.Acuudu Birabinaas Maaliki Naas ilaahi Naas Nin la socday oo Tima weyn ah oo Gudoomiyaha Magaalada Galkacyo ahaan jiray barigaas oo Dhuumano la yiraahdo iyo Dr ka ayaa is afdhaafay Dr ka ayaa ahaa Xil dhimaan ka mida xil dhimaanada Puntland waxay ku hadlaan ayey garan waayeen Si facan ayaan u Aqaanaa C/laahi
Waxaan leeyahay Xildhimaanadii Puntland joogay ee 66 xil dhimaan ahaa ee Farta aad ugu yeeri jirtay Ma,ahan kuwaan Is daji ha Xanaaqin Waa rag Taatiik Cajiiba Cayaaraya Sawirkaaga aad qoslaysid ayaa nin arkay Markaasuu yiri
Qodaxdaa xanunuukeedu waa qaamud kugu maqane
Ha qoslina taas dhawaan baa qaxar ka joogaaye. 
Waxuu ka wado ayaan garan waayey markaas ayaan weydiiyey
Waxuu yiri oo ay jawaabtiisu noqotay in uu Gacanta dhuunta Mariyo sidii Nin neef gowracaya waxaan is iri Odaygii Seeftii ayuu galka ka saaray Ayuu ka wadaa Fuley xantiis ma mooga ayaa hadala daada ka mid ahaa 
Maxaa Xiga Gabo Gabo Waxii xiga allah ayaa garanaya laakiin
Laba mid un weeye in Dowladdii riditaan keedii la yeelo iyo In Mid Cusub la Soo dhiso Waxaana ku Gaba Gabaynayaa Aragtidayda Erayadaan ee Ha is raacdo diidaye ha is raam sato miyaan dhahnaa Abwaan Dacar
 

MADAX WADA DILAALA AH
DAWLAD WADA WASIIRO AH
DUNIDABA MA JOOGTEE
DIRQAY NIRIGTA KU DHASHEE
TOLOOW DOORKAN MAANTA AH
MIYAA LOOGA DARAYAA

Ustaad C/weli Bashir. Mr Dalboon Nairobi kenya  cdalboon@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga kusaxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 13, 2004

»Kufsigii Cadaaladda ee Hargeysa ayaa ka Horeeyey kiiska SamSam
»
Dawladii Prof Geedi oo la riday... [Gaagaale]
»Xog waran ku saabsan Shirka ka dhacaya Copehagen [M.Abdi]
»DADKAYGOOW DULMIGA DAA [Garaad]
»C/LAHI XAAJIYOW CIMRI TAGAY CEEB HA KU SAGOOTIN [Abshir]
»Wallee Lama Ledo ! [Hadal-wanaaje]  

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

BANDHIGII CARWADA MUQDISHO



HTML CD