SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print

QORAALADA LAGA QORAY SAMSAM::: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 |

Aragtiyo kalla duwan ayaa laga Bixinayaa Kal sooni kalla noqoshadii Xukuumadii Prof Cali Geedi

Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
axmeddheere65@hotmail.com  
Kenya, Nairobi Somalitalk

Golaha baarlamaanka Soomaaliya oo maalinkii shalay kal soonida kala noqday XukuumadiiProf Cali Maxamed Geedi isagoo cod dhan 153 Cod k diiday ayaa Xubnaha Baarlamaanka Soomaalidu Siyaabo kalla Duwan umacneeyeen Go aankaa
Xidhibaanad Caasha Axmed Cabdalla ayaa sheegay in la muujiyay Soomaali nimo lana badbaadiya Qarankii Soomaaliyeed iyadoo sheegtay in xubnaha u adeega shisheeyaha ay ka maarmaan ayna ku badalayaan xubno wadaniyiin ah oo daacad u ah Dalkooda iyo Dadkooda,

Salaad Cali Jeele oo isagu ahaa Wasiiru dowlihi Wasaarada warfaafinta ee xubnaha baarlamaanka Soomaalidu kalla laabteen kal soonida shalay ayaa sheegay in aysan sharci ahayn xukunkii baarlamaanku shalay riday,

Waxa uu intaa raaciyay in Codka larabay in lagu codeeyo qarsoodi balse waxa uu sheegay in lagacan taagay dadka qaarna ay taagteen labo labo gacmood,
Prof Cali Maxamed Geedi ayaa isaguna dhiniciisa sheegay in marka xukuumadiisa la ridayo ay tahay marka Baarlamaanka isagu geyo balse maahan buu yiri in baarlamaanku wuxuu doono iska Sameeyo waxaana ahay buu yiri Raysul wasaarihii sharciga ahaa,

Xubnaha Baarlamaanka Soomaalida ayaa varo xoogan ka muujiyay hadalkaa iyaga oo sheegay in hadalkaasi yahay mid sii hurinaya colaad siina abuuraya in soomaaliya ay mar kale ama sanado kale ku nagaato colaad iyo dirir horleh,

Dhinaca kale hadalkii Maxamed Cumar Xabeeb Maxameddheere Habeenimadii Xalay ka soo yeeray ayeey baarlamaanka Soomaalidu ku tilmaameen hadal wadki galay iyagoo sheegay in uusan maxameddheere ka mids ahayn baarlamaanka Soomaalida waxa uu u soo dhaxgalaana ay tahay Abuurid Shido horleh uun,

Xukuumada maalinimadii shalay kal soonida lagala noqday ayaa lagu edaynayaa in ay jabiyeen qodobada Tastuurka ee 4-12-49 iyagoo baarlamaanku ku doodayo in aan loo baahnayn in hada sharciga la jabiyo waxa ay leeyihiin sharci lajabiya waa wixii soomaalidu ka dagaashay,

Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan mgaalada Nairobi ee Dalka keenya waxa ay muujinayaan rajo xuma ay ka qabaan Xidhibaanada Soomaaliyeed oo iyagu ka badin la muran dhaxdooda hareeyay walina iloowasan waajibka ka saaran Soomaalida ay matalaan baarlamaanka Soomaaliyeed isaga oo aan aadin gudihii Soomaaliya sida isku haya hadii uu gaaro soomaliya iyo goobtii hubka waxa u samayn doono ayeey dad badani ku shakaysanayaan
 

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 12, 2004

Dawladdii Cali Maxamed Geeddi oo oo La Casiley


Afartii Qareen Ee U Doodayey Samsam Oo Xabsiga Laga Siidaayey
Wararka ka imanaya hargeysa ayaa sheegay in.. Guji..

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

Allah Is Great
TAARIIKHDA ISLAAMKA
Silsiladda Taariikhda Islaamka
Qore:Shiikh C/risaaq Macalim
C/RISAAQ
Aniga Oo Ah Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Waa Sidee Arinta Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle: Qoraal dheer oo uu soo saaray C/risaaq Warsame Xayir ayaa tibaaxay in Guji
C/FATAAX
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Waa barnaamij taxane ah Guji
CADDAANI
Han-yaraanta Iyo Hibashada Hargeysa Ayaa Haleeshay SamSam Yar.. Guji 
FAHAD
Xaaladda Samsam iyo Damiirka Shacabka Somaliland Guji
GAALERI
gaaleriC/Shakuur (Gaaleri): Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi .. Guji..
DIRIDHABA
diridhabaSam-Sam Waxay i xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa Guji
C/WAAXID
cabdiwaaxidDhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah Shuqul kuma laha Guji

BANDHIGII CARWADA MUQDISHO



HTML CD