SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2005» SEPTEMBER  

Talooyinka ka soo baxay shirweynaha 1aad
iyo xalka islaamiga ah

Muqdisho: Shirweynaha oo ay ka soo bexeen 14 qodob oo Guji

Bulshada Soomaalida ee Minnesota oo caawinaysa dhibanayaasha Katrina
Iyo wasiirka Maaliyada, ahna Ra'iisul wasaare xigeenka DFKMG oo la hadli doona Soomaalida Minnesota... Sabtida... Guji..

Shariif Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyay London Saaka oo Jimca ah
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aden iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa...  Guji... Sept 30

Mushkiladaha hor taagan soo celinta nidamkii dowliga ahaa.
Muqdisho: Baaritaan oo soo diyariyey
Guddoomiyaga guddiga markazka Abnu–Mascuud... Guji... Sept 30

Maalintii saddexaad oo uu galay shirweynihii Golaha Midnimada iyo Bad-baadada ee Islaamiga ah
Shiikh Xasan Daahir Aweys “Maxaa islaamka ka reebaya in ay sameystaan hubka Nuclear-ka”.  Guji.. Sept 30

Dagaallo cadowga Itoobiya lagu jabiyay
ka akhri wararka Radio Xorriyo... Guji... Sept 30 


Muqdisho: Weriye Booqday Goobtii diyaaradii "Black Hawk Down 1993", oo waraystay Maryan Cusmaan oo kamid ah dadkii ay dhibaatadu maalintaas soo gaartey: Video Daawo Halkan. Sidoo kale weriyaha oo ka waramaya waardiyayaashii la socdey Video Daawo Halkan

Hay'adda  Qaxootiga ee Dhadhaab  oo120 Qaxooti Somaaliyeed dib ugu celisay Zoonka 5
Qaxootigan ayaa Xerada IFO waxa ay kaga baxayaan 2-Bus waxa ay tagayaan magaalada Nairobi halkaas oo Guji Sept 28

»» Baaq uu soo saaray ururka Darwiish {D.D.Y.F}  

Fartuun Sheikh oo Ku soo Fool Leh Minnesota Arbacada Duhurkii
Waxayna iyada iyo ayedadeed Nairobi ka soo... Guji.. sep 27

Gabadh ka tagtey wadanka Australia oo ku xidhan Magaalada Qabri Dahare
Gabadhaas oo magaceeda la yiraahdo Cibaado Daahir Weyd ayaa loo diidey in ay arkaan ehelkeeda oo...
Guji... sep 27

Lacag Faalso ah oo Kusoo Fool Leh Gebi ahaan Puntland
Lacagtaas oo lagu daabacayo Boosaaso ayaa... Guji... sep 27

USA: Wiil Soomaali ah oo Ku Geeriyoodey Haro uu Dabaalanayey...
Baltimore, Maryland: Magaca wiilka oo ah Cumar C/Casiis  Maalin-Guur oo da'diisu ahayd 17-jir waxa.. Guji.. Sept 26

Kulan ka Dhacay Degmada Balcad
»Siyaasiyiin Beesha Mudulood oo ka Digey Shirka Balcad
»Jinni Boqor “ C/lahi Yuusuf Fursad buu helay balse kama..
»Max’ed Dheere “François dhex dhexaad kama ahan arrimaha
»Xildhibaan Caraale “Colaada uu hurinaayo Qanyere waxay
»Beesha Dirta Koonfureed oo dooratay Gudoomiyaha Golaha
»Golaha Bulshada rayidka ah oo sheegay in aan waqtigaan loo
»Shirkii Balcad oo qorshihii hore laga bedelay laguna koobay
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...

Puntland oo Guddi u Direysa Jawhar
si ay Arrimaha "Shirkada Consort" ugala soo Xaajoodaan DFKMG, waxaana guddigaas soo magacaabaya Guji Sep 25

Minneapolis::: Shirkii Lagu soo dhawaynayey Wasiirka Horumarinta Reer miyiga DFKMG ... Guji... Sept 24

Fartuun Sheikh iyo Ayeeyadeed oo Laga Sii Daayey Xabsiga Nairobi
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska senator Coleman..
Guji...


»» Tacsi Nuur Osman oo ku Geeriyoodey Muqdisho

Duufaantii Labaad oo Bil Gudaheed ku soo wajahan Dalka Mareykanka
Dawlada Dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in xaalad deg-deg ah lagu soo rogay labada Gobol...  Guji... Sept 23

Jaaliyada Soomaalida iyo wasiirada Qaxootiga Sweden oo kulmay
Laba warbixinood oo ku saabsan kulankas
ka akhri halkan

Eritrea oo ka digtey dagaal ka qarxa xuduuda ay la wadaagto Itoobiya
iyo Maraykanka oo sheegay in uu taageersanyahay dawlad ka dhalata Soomaaliya Radio Xorriyo | Sept 23

Waraysi: Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga DFKMG
SomaliTalk ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Maxamed Maxamuud (Gacma-dheere) oo Booqasho Ku Yimid Minneapolis ee gobolka Minnesota Halkan ka dhegeyso


DENMARK: 5 JIR SOOMAALIYEED OO LAGU FARAXUMEEYAY XARUNTII XANAANADA EE UU DHIGANAYAY
Amakaag iyo naxdin aan la tilmaami karin ayay ku noqotay qof kastoo soomaaliyeed oo maqlay in... Guji...


Machadka Nabadda Soomaaliyeed oo xusey Maalinta Nabdda Adduunka
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hotel-ka weyn ee Saxafi, Muqdisho oo lagu... Guji...


»» Muslimiinta Burma oo Sadex Sano Loo Diiday Guurka


USA: Senator Coleman oo u Gurmaday Gabar Somali American ah (oo 5-jir ah)
Gabadhaas yar oo ku Xiran Nairobi muddo 5 maalmood ah ka dib markii... Guji... Sept 20

Cadde Muuse oo Aqbalay in la dhisi doono Guddi Soo Baara "Shirkada Consort"
»Guddigaas oo la xaajoon doona DFKMG...
»C/Lahi Yusuf & Cadde Muuse oo ku kulmay Dubai...
»War kasoo baxay Jaaliyadda Soomaalida Australia...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... Sept 20

Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya, Cabdullahi Yusuf, ee New York
Soomaali aad u farabadan ayaa ka safray Minnesota.. Guji Sept 19


Waraysi: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka DFKMG iyo Ra'iisul wasaare Kuxigeenka Koowaad
Xubnaha DFKMG ee SomaliTalk waraysiga la yeelatay waxay kala yihiin Dr. Sifir, Xildhibaan Sakariye, Xildhibaanad Caasha iyo Xildhibaan Daryeel oo booqasho ku yimid Minnesota, waraysigii
Halkan ka dhegeyso.
»» WARAYSI:: C/LAAHI AXMED CADDOW (Nairobi, Kenya)
Sannad baa dhammaaday, waxna lama qaban....
akhri...

Kulan cilmiyeed diini ah oo lagu soo Gabagabeeyey magaalada Gaalkacyo | xafiiska dacwada iyo tarbiyada Guji


"Golaha Ammaanku waa in ay Cuna-qabataynta Hubka ka Qaadaan Soomaaliya"
Sidaas waxaa yiri C/Lahi Yuusuf oo ka hadlayey Qaramada Midoobey. Khudbadii oo dhamaystiran oo Video ah ka daawo halkan


XAFLADO LOO QABTAY ISKOOLO CUSUB OO LAGA FURAY LAASACAANOOD
Dugsiga Sare ee Nugaal iyo Dugsiga Hoose ee Al-Manhal ee Laascaanood ayaa loo dhigay xaflado ay... Guji... sept 18

Madaxweynaha Puntland oo shahaadooyin guddoonsiiyey arday qalin jebistey Boosaaso
Arday tiradoodu dhan tahay 190 oo ka qalin jebiyey Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha ayaa... Guji... Sept 17

Gen. Morgan iyo Col. Hiiraale oo Isku Salaamay shirkii Magaalada Dayniile
Deegaanka Deyniile oo uu ka arrimiyo wasiirka amniga Qaranka Max’ed Qanyare Afrax ayaa... Guji... Sept 17



Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Australia ayaa DGPL waxay ugu baqeen in muddo 72 saacadood gudhood ah ay kusoo magacawdo guddi xaqiiqo raadis ah oo soo baara heshiiskii shirkada Consort, haddii kale... Guji... Sept 17


UN: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG oo Khudbad Ka Jeediyey Kulankii Madaxda Adduunka:
»C/Laahi Yuusuf oo Qaabilay Madax ka tirsan dunida
»Geedi oo Xafiis ka furanaya Magaalada Muqdisho
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji...  Sept 17


Golaha Ammaanka oo cadaadis saaraya xukuumadda itoobiya
iyo Meles oo sheegay in uu la hadlayo OLF...
Guji... Sept 16

C/Lahi Yusuf iyo Kofi Annan oo Kulan Ku Dhex maraya New York
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Xarunta Qaramada Midoobay...
Guji... Sept 15

Guddoomiyaha Baarmalaanka oo kula kulmay  laba senator Magaaladda Washington D. C.
Waxaa ka dhacay xafiiska Sentator Coleman ee ku yaal Magaalada Washington D.C... Guji....


Maxaa Run Ka ah Hadalkii "Wakiilka" Terry u Fadhiya Magaalada Garoowe
Mucaawinadii uu Soomaaliya u soo diray Brian Morrison laakiin wakiilka Terry uu Guji sept 15


Maxamuud Wardheere oo Ku Baaqay in Masaajidada iyo Culimada Islaamka la Ixtiraamo
Qoraal uu Minneapolis ka soo saaray Guji Sept 15


»Digaag Gata si Puntland Shidaal Loogu soo Saaro| C/waxid
»»
Jowhar Ma Masaaru- Shariif baa? |  Amiin Yuusuf

Puntland maku Tusaale Qaadan Doontaa Khiyaamadii Ku Dhacday Somaliland iyo Ra'iisul Wasaare Geedi
Xabsigii loo taxaabay Mr. Meier kaddib markii ay ka fashilantay shirkadii shidaalka ka baari lahayd...
Guji... Sept 14

Nin Soomaali ah oo isku dayey inuu gubo xafiiska Ceydha ee dalka Sweden
»Maxamed Dheere oo Furihii xarunta UNICEF dib ugu celiyey
»Cabdulaahi Yuusuf oo u ambabaxay wadanka Mareykanka
»C/raxmaan Diinaari “Jowhar ka nabad fiican Yurub iyo USA
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji.. | Sept 13

Mucaaradka Itoobiya oo ka fakeraya inuu natjiida qaaddaco | Wararkii Radio Xorriyo | Sept 13

Magaaladda Minneapolis iyo Doorashooyinka Duqa Magaaladda
Wareega kowaad oo loo yaqaan (Primary) ayaa bilaabay Maanta oo Talaado ah ,September 13, 2005 Guji...

Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa ay ku tageen Washington DC, Maryland iyo  Virginia
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ay booqdeen waftiga Shariif Xasan waxaa kamid ah Washington DC,  Maryland iyo Virginia. Waxana u safri doonaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.. Guji...


Golaha Mideynta Ummadda Soomaaliyeed oo ka digey Lacag la Sheegay in Loo Ururinayo...
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Guji...

Terry oo Boosaaso Ka Samaysanaya "Camp" 3 Km ah - Hadalkii Gaagaab oo Cod iyo Qoraal ah
Waxana ay shirkadaasi Boosaaso imaneysaa Bisha October, Sidaas waxaa yiri
Wasiirka Maaliyada DGPL, Dr. Gaagaab oo ka war bixinayey... Halkan kadhegeyso/Akhri

 

Baaqa Ciribtirka Saboolnimada
Maalinta labaad ee isticmaalka Marada Cad... Guji...

Maleeshiyo daacad u ah Maxamed Dheere oo Xoog ku galey Xafiiskii UNICEF ku lahayd Jowhar
iyo warar Googoos ah ka akhri halkan... | Sept 11

MDFKMG: Khayradka Dabiiciga  waxaa Mas'uuliyadeeda leh Dawlada Dhexe
Madaxweynaha DFKMG oo ka hadlayey arimaha Puntland iyo khayraadka dabiiciga ah ayaa Guji

Hosni MubarakMaxamed Xusni Mubaarak oo Ku Guulaystey Doorashadii Masar
Taariikh kooban oo ku saabsan Xusni Mubaarak
Guji  10/9

Sarkaalka xukuma ciidammada Qabridaharre oo dadwaynaha u hanjabay
iyo
Mucaaradka Itoobiya oo loo diiday kulanno ay taageerayaashooda la samayn lahaayeen Guji... Sept 9

Wakiilo kasocda Terry oo Yimid Boosaaso
Si ay Ganacsatada Puntland ugu Qanciyaan in ay Saamiyo ku Darsadaan Shirkada la sheegay in.. Guji... Sept 9

Atlanta: Xaflad Dhaqaale Ururinta Jaamacadda Camuud  

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Ciidamadii soo Gaarey Jowhar
»Hadaladii Qanyare, Caato, Sh. Aweys, Indhacade...
»Jawhar: Jaamac Adan Dheere oo xabsiga laga sii daayey
»Sweden: Qaxootiga Soomaaliyeed & cabashada Sharci la’aan
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Guji... Sept 8


Australia: Dumarka Soomaaliyeed oo ka cawday Ragooda Qaadka Ruuga | Warbixintii Xiish | Sept 8

Masar:dowlad da'a ah iyo dimoqoradiyad curdin ah
Faalladii Gurbiye... Qaahira
| Sept 8

Soomaaliya iyo kenya oo heshiis Iskaashi kala saxiixday
Warbixintii Mumtaz ... Kampala
| Sept 8

Gabagabada kulan Cilmiyeedkii Koowaad ee Muqdisho
Waxaa xalay Lagu Soo gabagabeeyay masjidka weyn Alraxiim  ee  xaafada Towfiiq Kulan cilmiyeed diini ah oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo Muqdisho lagu qabto, xafladdii gabagabadana waxaa ka soo qayb galay... Warka oo dhan... Guji... | Sept 7

Ciidamo ka yimid Mustaxiil oo soo Gaarey Jowhar
Wararka ka imanaya Jawhar ayaa... Guji.... | Sept 7

NORWAY::: Warbixin Bannaanbaxii Looga Soo Horjeedey Zenawi
Warbaahinta Norway ayaa ka hadlay bannaanbaxa... Guji Sept 6

Kulankii Soomaalida Woqooyiga Ameerika oo Lasoo Gabagabeeyey
Kulan diineedkii 5aad ee W/Ameerika oo saddexdii beri ee uu ka socdey Minneapolis oo ku dhamaaday guul 
Ka Akhri halka Sept 5

Xuseen Caydiid oo Ka Hadlay Tahriibayaasha Badda Cas...
»Cilmi Muxumad “Ma jiraan maxaabiis laga sii daayay Hargeysa
»JWXO oo sheegay in ay dileen 138 askari oo Xabashi ah..
»Eng. Qaasim (Fiqi) “ma sharaxi karo wixii la igu afduubey..
»Guddiga HURCOS oo cabasho ka soo saaray tahriibayaasha
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Sept 5

»»Col. Xasan Daahir Aweys: "Reer galbeedku waa nala dirirayaan, mana rabaan inaan iska difaacno"

75 Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo Ku Dhintay Badda Yemen
Kaddib markii khasab loogga daadiyey afar doonyood oo Soomaaliya laga soo tahriibey...
Guji.... Sept 5

"Ma dhici karto dad Mareykan ay u dhintaan Macluul sida Somaaliya"
»Qaylo dhaan ka soo yeeraysa Jasiiradaha ku teedsan Kismayo
»khilaaf ka taagan qaybsiga ergada raacaysa Sharif Xasan
»Qaramada Midoobey sheegtay in Jowhar tahay Caasimadda
»Yaa loo magacaabay danjiraha ururka Midowga Afrika...
»Beesha Hillibi Dallan-Doole oo dooratay nabadoon guud..
»Xuseen Ceelaabe: DFKMG uma xirna Jaamac Aadan Dheere
»C/raxmaan C/llaahi: gar ma ahan in siyaasiyiinta qaarkood ay
Warark aoo dhan ka akhri halkan.... GUJI... Sept 3

HARGEYSA: Bilawga Ololaha Doorashada Wakiilada Somaliland  | Qodax

Dr. Alnajjar oo Aad uga Dayriyey Xaalada Soomaalida....
»Cusmaan Caato: C/laahi Yuusuf dagaal ayuu isu diyaarinayaa
»Saddex markab kalluumaysato oo lagu afduubay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... sept 2

Jaamacada Kismaayo oo Ladhigay Dhagaxeedii u Horeeyey
Markii ugu horeysey ee taariikhda Kismaayo ayaa la dhigay dhagaxii ugu horeeeyey ee Jaamacad Kismaayo...
Guji... Sept 1

Terry ma u Suurta Geli doontaa in Xera Gashado Ganacsada Soomaaliyeed
Goobtii heshiiska Terry iyo DGPL waxaa joogey qaar ka mid ah Xawaaladaha iyo ganacsadata Soomaaliyeed oo...
Guji...


WARARKII AUGUST...

 

::MACHADKA SOMALI PEACE::

Siminaar kusaabsan xallinta khilaafaadka oo uu qabtay Machadka SPI... Guji...
::IBRAHIM MAXAMED-DEEQ MP::
MAXAA DAWLADDA CUSUB U QABSOOMAY Qaybtii 2aad ee qormadii Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq.. Guji
:::UGAAS MAXAMED WALI:::
Waraysigii SomaliTalk ee Ugaas Maxamad Wali: Ugaaska Beesha Mareexaan, ahna afhayeenka salaadiinta beesha Daarood Guji
:::CALI MAXAMED GEEDI:::
Khudbadii uu Ra'iisul wasaaraha DFKMG jeediyey kadib qaraxii ka dhacay garoonka ciyaaraha Muqidhso.. Halkan ka dhegeyso..
:::FAALLADII ASAD:::
Jamhuuriyada Soomaaliya Laba Dal Ma Noqon Karto.. Soomaali maxay ahayd Ingiriis iyo Talyaaniga ka hor?: Asad
:::FAALLADII QODAX:::
Geeska Afrika Mayeelan Doonaa Laba Dawladood oo Jaar ah oo ah Somaliland iyo Soomaaliya?: Faalladii Aadan Yuusuf Qodax
:::MAXAMED CISMAAN MAYE:::
Waraysi dhinacyo badan oo SomaliTalk la yeelatay Wasiirka Deegaanka ee DFKMG, ka Dhegeyso halkan
:::SAFARKII DHOOLAWAA:::
Qaybtii 4aad ee waraysigii SomaliTalk ee Safarkii Ciise Maxamud Dhollowaa Guji halkan  
::HAY'ADA COSSOB::

Muqdisho: Hay’adda Samafalka Cossob iyo wax qabadkeeda Guji
::DAGAALKA CUSUB::

Aan la dagaalano Anshax xumida: sidaas waxa laga sheegay shir ka dhacay Boosaaso oo... Guji...
::XAALUFINTA DHIRTA::

Waa geed Cambe ah oo qoyan oo la jarayo si looga shido Dhuxul. Akhri wararka maalinta dhirta Guji
:WAA KUWAA HAAMIHII SUNTA:

Barroooow waa kuwaa haamahii: "kusoo Caariyey Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose ee Somalia" Guji
:::Dr. CUMAR RAABEH:::

Waraysigii Dr. Cumar Raabeh ka dhegeyso halkan ama halkan
CIYAARAHA | SPORTS

AXAD | TALAADA | KHAMIIS
:::EMPIRE COMPUTERS:::
computers
Computers & Graphic Design, Toronto, canada
:::SOOMAALIDA CANADA:::
Waraysigii Sh. Jamaal Daahir:
Sh. Jamaal Daahir waa macallin Khaalid Bin Waliid ee Toronto ka dhiga "Barnaamijka "Youth shariica" kana dhiga madarasada  Guji..

Waraysi: Xoghayaha Guud ee hay'adda "Tools For Humanity"
Maxamed Maye oo SomaliTalk ku waraysatay magaalada Toronto Canada...
Guji...

»Bogga Dhallinyarada Ku Barbaartay Qurbaha | Youth

::SUNTA SOOMAALIYA::

Meelaha ay Soomaaliya kaga duugan tahay Sunta Halista ah: Jamaame, Baraawe, Marka, Bardaale, Baydhabo, Muqdisho, Jawhar, Mareeg, Hobyo, Xaafuun, Boosaaso, Wadada isku xirta Garoowe & Boosaaso, iyo xeebaha Soomaaliya... Guji...

»Warbaahinta Adduunku Waxyaabihii ay ka Qoreen Sunta Soomaaliya

:::AKOONADA SAMSAM:::
Samsam Axmed Ducaale
Xawaaladda: Dalsan
Account #: RK 9695

Xawaalada: Dahabshiil
Acc No: D 00583

Jaaliyadda Soomaalida Seattle oo Caawinadii ugu Horeysey u Dirtay Samsam
:::IJAARSHADA XAAFUUN:::

Waraysi: Maxamed Cabdi Xaashi

SomaliTalk oo Madaxweynihii hore ee Puntland ka waraysatay waxa uu kala socdo sheegashada shirkadda Hafza ee ah in ay ijaaratey Xaafuun muddo dhan hal Qarni..
ka Dhegeyso halkan...
XAAFUUN::: 00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08
"Heshiis Saddex Geesoole ah oo Lagu Gatay Xaafuun Muddo 99 sanadood ah"
:::FAALLADA BISHA:::

Faallada Billaha  ee SomaliTalk ka akhri halkan... Guji
HESHIIS LAGU SIRAY REER PL
Akhri warbixin Xiiso leh. Guji
CARRUURTA SOOMAALIYEED

Caruurta ku Dayacan Wadooyinka oo soo Kordhaya.. Guji...
MADAXDII QARNIGA 20 & 21
Waa kuma Saddam Xuseen... Guji...
 
::: SOOMAALIDA SWEDEN :::

XAGAABAX LAMA ILLAAWAAN AH
Qoysaska soomaaliyeed ee reer Stockholm, Sweden...
Guji...
::HOOYO GARGAAR U BAAHAN::
Hooyo Soomaaliyeed oo Indhaha beeshay oo idinka codsanaysa Kaalmo dag dag ah.
::QUURSIGA / TAKOORKA:::
MAXAA KA JIRA XAQIIQADA QUURSIGA?
Qaybtii 2aad:
Yuusuf Shabac...
Guji...
:::Dr. ZAKI BADAWI:::
Dr.Zaki Badawi oo dumarka Muslmiintu ay ka soo horjeesteen hadalkiisii ahaa in haweenku ay iska dhigi karaan xijaabka hadii uu dhib u keenayo.. Guji..
:::WARAYSI::
DOWLADAHA SHISHEEYE FARAHA HAKALA BAXAAN ARIMAHA SOOMAALIDA. Waraysi hore oo Madaxweyne Geelle uu la yeeshay Fahad..
:::SH. AXMED DEEDAT:::
Sh. Axmed Deedat oo Ku Geeriyoodey 87-jir
Daacigii caanka ahaa, dood-yahankana ahaa, ayaa ku geeriyoodey K/Afrika.. Guji..
:::ZAINAB AL-GHAZALI::
Zainab Al-Ghazali oo Ku Geeriyootey 88-jir: Zainab oo aad looga yaqaan Masar waxay 1917 ku dhalatay Al-Baxiira... Guji...
:::C/RAXMAN XARIIRI:::
Jawaab: "Khudbadii Madaxweynaha": Khudbadaadii mala awaalka ahayd waa la xafidayaa ilaa laga helayo cidii... Guji...
:::DUULIYE: XAAJI DHAGAX:::
Dhambaal ku socda C/Risaaq Xaaji Xuseen oo uu qoray Duuliye Sare Xaaji Dhagax ayaa ku bilowday sidan: Bal Garwaaqso, Warankaad Gantiyo Gadaha Aad Joogto.. ka Akhri halkan... Guji...
:::ASAD CADDAANI:::
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka C/laahi oo wafti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Bush Ku Soo Dhaweeyey Garoonka Muqdisho.. Caddaani
:::ABSHIR BACADLE:::
Muxuu Abwaan Abshir Bacadle ka yiri Maqaalkii "Khudbaddii Madaxweynaha" Soomaaliya ka akhri halkan... Guji...
::TALOOYIN: WAALID & ARDAY::
Macluumaad  dheer oo muhiim u ah waalidiinta iyo ardayda Soomaaliyeed ee Maraykanka  wax ku barta W.D: Wardheere
:::CIYAARAHA EURO-SOM:::

Kooxda Norway oo ku Guuleysatay Koobkii Eurosom Guji
::MAANSADA DOODWANAAG:::

Diiwaan:  maansadii 40aad ee DoodWanaag | Dhagaafe | Guji..
::BAAQ (Gabay)::
Inj. Nabaddoon oo ka maansooda xaaladda dalka gaar ahaan dhanka nabadgelyada iyo jiritaanka qarannimo ayaa Guji...
::AIDS/HIV::

Ururka SYSTO Oo Qabtay Aqoon-Is-Weydaarsi Ku Saabsan Cudurka Hiv/Adis-ka.. Guji...
::COKE  & Dr. HAROON DINDAR::

K/Afrika: Dhakhtar Muslim ah oo Coca-Cola ka Helay Alcohol.. Guji
::JAWAAB KU:  C/RISAQ XAAJI::
Mudane Isxaaq  eeg cidda aad ka daba hadleyso | M. C/llaahi
Jawaab Ku Socota mudane C/risaaq Xaaji
dadbadani waxay ka rajaynayeen inuu dhex dhexaad ka...
Guji...
»Abdirisaaq Haji Husein Geesi ku Mintiday wadaniyad | Diiriye
:::QORAALKA XASAN JAAMICI::

Waa Xaaraam wax ka qorista mashaariicda Islaamka iyo Culumada ka shaqeysa
Waxaa maanta Imaam ka mid ah imaamada masaajidaha Minneapolis ii sheegay markale inuu.. Guji

:::SUNTA KU DUUGAN SOMALIA:::

::WARAYSIGII BAHALLOW::
Cabdi Sheikh Bahalow "Kenya waxay u Burburineysa Somaliya si aan looga hadlin NFD: Cabdi Bahalow waxa uu ka tirsan yahay xisbiga haya talada kenya, waxana uu madax ka yahay ururka nabad raadinta geeska afrika. Waraysiga waxaa qaaday Mumtaz: dhegeyso
Bahallow Waxaa lagala xiriiri karaa: Tel: 254-722-724-828
::VIDEO: SOOMAALIDA UK::

Daawo video: Jamaac Cali Jaamac, Jinni Boqor, C. kalluun iyo xubno ka tirsan DFKMG oo ka hadlay London, UK..Daawo
::WARAYSI::: NAIROBI::
Waraysi: Canab Axmed Ciise oo Ka Mid ahayd Ciidamadii Qalabka Sidey ee Soomaaliya  Dhegeyso
::DENMARK & QAXOOTIGA SOM::

Qaxootiga Soomaalida ee ku dhibaataysan dalka Denmark
Guji
:::BOGGA CILMIGA EE ABSHIR:::

»Qaabka iibasnaysiga computer?
»Waa maxaay hacker?
:::XAFLAD QALINJEBINTA::

Xaflad loogu hambalyeynayey ardayda Soomaaliyeed ee ka qalinjabisay dugsiyada sare Guji
:::DAREENKA NABADDA:::

Barnaamijka Dareenka Nabadda: ka Dhegeyso halkan... Guji...
::XAFLAD LOO DHIGAY ARDAY::

Arday Soomaaliyeed oo reer Minnsota ah oo Ku Guuleystey Tartankii Microsoft ee Lagu Qabtay New York.. Guji..
::BOQOTOOYADA SWAZILAND::
Boqorka Swaziland oo isku diyaarinaya inuu guursado Haweeneydii 12-aad muddo ka yar saddex todobaad Guji
::TAARIIKHDA ISGAARSIINTA::
Taariikhda War-Isgaarsiinta: Qaybtii 8aad oo ku saabsan Tijaabooyinkii Gudbinta Korontada... Guji
::: WAA KUMA TERRY :::
Waa Kuma Terry, Muxuuse Puntland u Joogaa?
Ninkan oo ah reer Australia waxaa PL lagu arkay 2005..
Guji..
:::IIDHEH:: SALOON HARGEYSA::
:::BAABUURTA WAAWEYN:::
Waqooyiga Ameerika iyo Wadida Baabuurta Waaweyn: Qaybtii Labaad : W.D:Yuusuf Shabac...
::XAMAR IYO ISBAARADA::
Ma suurtagalbaa mise dhici doontaa in Hogaamiye-kooxeedyada Xamar ay Isbaarada qaadaan: W/D: Ing. Nabadoon
::: COLEMEN & SOM. OGADEN :::
Xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida  Ethiopia (gobolka Ogaden) oo cabasho u gudbiyey Senator Coleman.. Guji..
::WARBIXIN SHIRKII HOLLAND::
Warbixin: Shir-cilmiyeedkii ka dhacay Holland ee looga hadlay ee  sunta loo dhofiyo dalka Soomaaliya.. Guji
 
:CAANA SHUBKII ISLAAN CIISE
caana shub
Caana Shubkii Islaan Ciise ee lagu qabtay Garoowe... Daawo sawirada... Guji..
:: SUNTA KU DUUGAN SOMALIA ::
:::FAALLADII AADANQODAX:::

Weerarkii Wakiiladu la Beegsadeen Riyaale, Difaacii Xukuumada, iyo Riyaaqa Xisbiga Kulmiye .. Guji
::: MACHADKA AL-CIMRA :::

Dufcadii 25-Aad Ee Saxaafad Ah Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Al-Cimra.. Guji..
:::UGAAAS MAXAMED WALI:::
YAA MAALI JIREY?: Waa faallo uu qoray Ugaas Maxamed Wali, Ugaaska Beesha Mareexaan ahna afhayeenka.. Guji...
:::BANNAANBAXII UK:::

"Marwadii Suldaan Hurre oo Ingiriiska ugu baaqday in la xiro madaxweynaha Soomaaliya"..
:ISBAARADU WAA CANSHUUR: 
Xamar inta isbaaro dhex taal waxay noqdeen afartan iyo seddex (43 isbaaro) oo gaadiidka iyo dadkaba lacag..Guji
SULDAAN DAAKIR: BUUHOODLE
Suldaan cusub oo ay doratay beel ka mida beelaha la hayb sooco: shir ballaaran oo lagu abaabulay magaalada Buuhoodle ayaa. Guji
:DUGSIGA PREMIER EDUCATION:

Waa dugsi caruurta lagu barayo Technology-yada casriga ah Guji
::HADIMADII GUMEYSIGA::
::SOMALIA: TAARIIKH KOOBAN::
::SILSILADDA TAARIIKHDA::

Silsiladdii Taariikh Islamka::
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11

Qoraale kale ka Akhri halkan....

::CIYAARAHA:: NORWAY & UK::
Warbxintii Mahad Turbashaash, Gudoomiyaha Somali Sport  Culture ee dalka Norway iyo Tartanka kubbada Cagta ee EUROSOM 05 London
 
:JIHAAD AYUU KU DHINTAY::

"Jihaad uu ugu Jirey Qoyskiisa ayuu Ku Dhintay marxuum Hassan M.Yussuf" waxaa yiri Imaamka Masjidka Edmonton.. Guji..
::DENMARK & ISLAAMKA::

Boqoradda dalka Denmark ayaa tiri " Waa in aynu Islaamka Hor istaagnaa!".. Guji...
::SOOMAALIDA DENMARK::

DENMARK: Si maamuusid Leh ayaa Loogu Gurmaday Soomaalidii Lagu Dhibaateeyay Langeskow.. Guji...

Maxaa Dawladda Cusub u Qabsoomay? 
Qormadii Xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq... Guji... |
Q.1aad | May 1

Qaybtii 3aad ee Waraysigii Ciise Dhoolawaa
Waraysiga oo ku saabsan safar uu Dholowa ku tagay Hargeysa iyo Bosaso, arintaas oo SomaliTalk.com kala yeelatay waraysi meela badan taabanaya Guji

:::WAAN KUU SHEEGAY:::
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo mar-labaad soo diray warqadiisii furnay ee uu qoray  2004.. Guji..
::SOOMAALIDA & SACUUDIGA::

Waraysi Nin 15 sano deganaa Sacuudiga... Guji...
 
::DUMARKA MA TUKIN KARAAN::
Aamina Waduud iyo Aragtida Dunida Muslimka
Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ugu horeysey ee salaadda Jimce ay New York ku tujisey....
Guji...

Fatwa::: Haweenku Ragga Ma Tukin Karaan

:::DELL & SOOMAALIDA USA:::
Shirkada Dell oo Shaqadii Dib ugu Celisey 31 Muslimiin ah
Tennessee, USA: Shirkadda Computerada ee Dell ayaa waxay shaqadii... Guji...
::WARARKA BOORAMA::
Aqoon isweydaarsi kusaabsan ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Boorama... Guji...
GABAYGA BACADLE ee ZAMZAM

»"Gob cunsuri ahoo waxaa tihiin ficil gumeed yeeshay"| Abshir Bacadle
Gabaygii Hore: Dhegeyso

:::NATIIJADII CODKA:::

Natiijadii Codbixintii labadii toddobaad ee la soo dhaafay... Guji...
:::FAHAD & ISNIINTA:::
QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACAY
:::DUSGSIGA SARE EE MAA:::
Sannadguuradii 14d ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali... Guji...
:::RA'YI/GABAYO/MAQAALO :::
Daahir Riyaale oo ka Xanaajiyey Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota
Waxa uuna kala hadlay idaacadda...
Guji...

 

Faallo: Madxada Dowladda Oo Labo qeybood oo Hubaysan Iskaga hor Imaan doonta.
Maqaalkii C/Shakuur Cali Mire... Guji...

Warqad Furan: Hoggaamiye Kooxeedyada Xamar
Qoraal dheer oo Inj. Maxamed Cali Cibaar u diray Hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ayaa.. Guji...

Gabaygii Xiirane: Dhoob-Dhoob
Waa gabay ku saabsanyahay colaadda nagu raagtay iyo dhibaatooyinka ay sababtay.. Guji...

Faalladii Aadan Qodax::: Haregysa & Maanta
Maxaa Sababay in ay Burburto Kalsoonidii Shacbigu u Hayeen Xukuumada Madaxweyne Rayaale?..
Guji..

 
:::SHIRKA INDHOOLAYAASHA:::

Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay
| Warbixin
:::SHEEKH AWEYS:::
Sheekh Xasan Daahir Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa igala muhiimsan danahayga gaarka ah"... Guji...
CAAWINAAD

MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U GARGAARTID... GUJI
»»»::WARARKA AAFADA BADGARIIRKA::
Shiinaha oo Soomalida Tabaalowdey ugu Deeqay $100,000
iyo Qaramada Midoobey oo Sheegtay in Soomaalida aafadu saamaysay ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo gaaraya $13 million...
Guji... 


Soomaaliya: Gargaar Degdeg ah -  Aafada Badgariirka
»Dahabshiil oo bixisay $5000 ee ugu horeysey Mucaawinada
»Dalsan mucaawanada la bixiyo waxay ku dari doontaa 2%
»Amal, Dalsan iyo Dahabshiil: Khidmo la'aan ku dir caawinaada
Dhammaan ka akhri halkan, kana qayb qaado mucaawinada
 

:WAFTIGA REER CALI SAMATAR:

Wafti ka socda Reer Cali Samatar oo booqasho ku maraya magaalooyin ka tirsan Maraykanka oo hadda soo gaarey Minnesota ... Guji...

Puntland iyo ka Ganacsiga Tahriibayaasha
Faallada bishan waxay ku saabsan tahay sida looga tahriibo xeebaha badda cas ee Soomaaliya, gaar ahaan aagga Boosaaso iyo sida looga ganacsado dadka tahriibta ah.. Guji...


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.