Qore:
Mohamud M. Isse (Ufayn)
Kala xiriir WhatsApp: +252907727411
Nairobi, Kenya
1 | 2
| 3 | 4
| 5 | 6
| 7
Qaybaha
Zakadu kakooban tahay waana sidaan ee
kafiirso ama katixraac saad u garato
hadii waxkaa maqanyihiin.
Qaybta
1aad
1=
Kitaabu Zakaat,
2= Hordhac
3= Zakada oo ladiido xukumkeeda,
4= Yaa zakadu kuwaajibtey,
5= Shuruuda nisaabka(ama zaka
goyska)
6= Maalka zakada lagadhiibaa waa
laba qaybood,
7= Zakada maalka ilmaha yar ,
8= Qofka deynka qaba,
9= Qofkii dhintay asagoo
laguleeyahay zako,
10= Shardiga niyada zakada marka
labixinayo,
11= Zakada gudashadeedu waa waqtiga
ay waajibto,
12= Qofka zakada bixinaya oo
looduceeyo,
Qaybta
2aad
13=
Xoolaha zakadu kawaajibayso,
14= Zakada Dahabka iyo Fiddada ,
15= Nisaab ama zakagoyska dahabka iyo
qaddarka kawaajibaya ,
16= Dahab iyo fido malaysu geyn karaa?
17= Zakada maalka deynta kumaqan,
18= Haweentu waxay isku qurxiso oo
dahabka iyo fiddada ah,
19= Zakada meherka haweenka,
20= Zakada ijaarka guryaha,
21= Zakada ganacsiga ,
22= Goormay noqotaa hantidu ganacsi
ama tijaaro ,
Qaybta
3aad
23=
Zakada beeraha iyo waajib nimadeed,
24= Noocyada lagaqadi jirey zakada
waqtigii rasuulka,
25= Noocyada anlaga qaadi jirin zako,
26= Nisaabka zakada miraha,
27= Malasii cuni karaa miraha beerta
intaanay soogo’ in beertu,
28= Mirihii oo laysu geeyo
noocyadoodii
29= In lagubixiyo zakada wax
wanaagsan,
30= Malabka zako malaga rabaa ?
Qaybta
4aad
31=
Zakada Xoolaha Nool,
32= Zakada Geela,
33= Zakada Lo,da,
34= Zakada Ariga,
35= Xoolaha oo lakalasaaro,ama
lakulmiyo,
Qaybta
5aad
36=
Zakada Rikaaska ,
37= Rikaaska waajibnimada zakada lagu
xiray sifadiisa,
38= Rikaaska waxa kawaajibaya ,
39= Cida khumusku kuwaajibayo,
40= Xagee lagubixinayaa ama yaalasii
nayaa khumuska,
41= Waxa baddakasoo baxa zakadiisa,
42= Maalka faa iidada ah zakadiisa,
43= Zakadu inay kuwaajibeyso qofka
naftiisa ,
44= Maalka oo dhamaada markay zakadu
waajibtey kadib,
45= Zakadii oo dayacantay markii
lasoocay,
46= Malabixin karaa qiimo udhigma
hadii lawaayo noocii zakada,
47= Zakada maalka lawadaago,
48= Zakadoo laga cararo xukunkeeda,
Qaybta
6aad
49=
Cidda Zakada lasiinayo,
50= (1-2) Fuqarada iyo masaakiinta,
51= Qiyaasta lagasiinayo miskiinka
zakada,
52= Mulkiilaha anheli karin wax
kufilan baahidiisa,
53= (3 )---Dadka zakada kashaqeeya
(caamiliin)
54= (4)----kuwa quluub tooda lasoo
dumayo,(mu alafatulquluub)
55= (5)----Adoomaha
xorayntooda,(wafiriqaabi)
56= (6)---kuwa deymoobey
(Alqaarimuuna)
Qaybta
7aad
57=
(7)-- Jidka Alle (Fii sabiilillaahi)
58= (8)---Musaafirka (Ibnu sabiil)
59= Zakada oo loo qaybiyo dhamaan cida
mutaysatay ama qaar kamida
60= Dadka zakadu xaaraam katahay,
61= Qofka maalqabeenkaa maku badbaadi
karaa dhiibid zakada ?
Qore: Mohamud M. Isse
(Ufayn)
Kala xiriir WhatsApp: +252907727411
Nairobi, Kenya
|