TABOUK SHIPPING

ABSHIR HUSEIN OSMAN
DUBAI, UNITED ARAB EMIRATES
TEL: 009714 2255036
FAX: 0097142266983
MOBILE: 0097150 6454912
Email: abshrlee@emirates.net.ae

Tabouk Shipping & International Trade Co. ltd

Shirkadda Tabouk Shipping oo xarunteedu tahay magaalada Dubai ee dalka imaaraadka Carabta waa shirkad ku takhasustay qaadista alaabooyinka ayadoo adeegsaneysa: Dhulka (gawaari iyo tareeno) iyo Badda (Maraakiib & doonyo), iyo Hawada (Diyaarado). Allaabada wixii ka yar konteenar waxay shirkaddu kuugu qaadeysaa diyaarad, wixii ka badana waxay kuu marineysaa dhulka ama badda, ayadoo ka soo qaadeysa dunida dacalladeeda.

Waa shirkad hawl-wadeenadeedu ay khibrad u leeyihiin maamulidda, gudbinta alaabooyinka, ka baraxidda furdooyinka, iyo daabulidda ama qaadista alaabta.

Khibradda ay shirkaddu leedahay ayaa u sahashey in ay alaabooyinka ay qaado si ammaan ah oo waqtigii loogu talo galay ah ku gaarsiiso meeshii ay alaabtu ku soctey.


Tabouk Services

Tabouk Shipping is Based in Dubai, United Arab of Emirates we specialize in shipping of road, rail and ocean container loads, as well as less than container loads by air, ocean and road from any point to the World.

  • Container Loading & Unloading Services
  • Freight Clearing Services
  • Sea Cargo Services
  • Shipping Line of Freight & Passengers Transportation
  • Ship Management & Operation
  • Cargo Loading & Unloading Services
  • Shipping Lines Agent
  • Shipp Charter
  • Air Cargo Services
  • Customs Clearing Services
  • Clearing Incoming & Out caming cargo
  • Sending Cargo ( Full Container & LCL cargo) all Destination in the World
  • And all Ports and Custom Services

Shirkadda Tabouk Shipping waxay diyaar idiinla tahay adeeg hufan ee la xiriir maamulka shirkadda oo lagala xiriiri karo:

ABSHIR HUSEIN OSMAN
DUBAI, UNITED ARAB EMIRATES
TEL: 009714 2255036
FAX: 0097142266983
MOBILE: 0097150 6454912
Email:
abshrlee@emirates.net.ae
Web: http://taboukshipping.com/

Tabouk Shipping waa shirkad Soomaaliyeed oo diyaar idiinla ah adeeg hufan ee ha u dayma la'aan....


 


DUBAI, UNITED ARAB EMIRATES
TEL: 009714 2255036
FAX: 0097142266983
MOBILE: 0097150 6454912
Email:
abshrlee@emirates.net.ae
 

(C) SomaliTalk.com | Daabacaad: June 15, 2008