SomaliTalk.com
Tell A Friend

BOGAGGA ISLAAMKA
AbdulFatah's IslamicSite
Gunta Qoyska
Islamic Sites
Halal & Haram Food
Kaaba Direction
Sakada Maalka
Saxaabada Rasuulka
Tafsiirka Qur'aanka
Soomidda Ramadaanka
Shuruudaha Xajka
MUXAADAROOYIN
Sh. Shariif Abdi Nur
Moh'ed Sh Osman
BILICDA SOMALIA
SomBeauty SomBeauty
LINKS
SomLink
USHEEG SAXIIBKAA
iyo ehelkaagaba

.Home | SomLink | Forum | Search | Feedback | News
.
QORAAGA HABNOLOLEEDKII SAXAABADA
qoraaga
Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
Odense, Denmark
Waa qoraaga Habnololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw) oo ah hab kudayasho mudan, waana barnaamij taxane ah oo Isniinkasta (Insha Allah) kusoo baxa SomaliTalk.com.

Ibrahim waxa uu ku talajiraa (Insha Allah) in uu Kitaab kaqoro qoraaladaan. Wixii talo iyo tusaale ah iyo su'aalaaha kusaabsan habnololeedkii saxaabada rasuulka waxaad u tebin kartaa Ibrahim oo aad kala xiriiri kartid ibra88@hotmail.com.

Bahda SomaliTalk waxay mahad aad u ballaaran u tebinayaan Ibrahim sida qiimaha leh ee uu usoo habeeyey barnaamijkan oo faa'iido weyn u leh mujtamaca Soomaalida ah iyo dhammaan Islaamka. Waxaa kale oo aan Ibrahim uga mahad celineynaa waqtiga qaaliga ah ee uu ku bixiyey qorida qoraaladan qiimaha badan leh.

Waxaa kale oo aan mahad usoo jeedineynaa akhristayaasha SomaliTalk, kuwaas oo taageero iyo dhiirigelin weyn noo soo tebiyey sidii aan barnaamijkaan u hir gelin lahayn.

Waxaan dhammaantiin idiin rajeyneynaa horumar iyo baraare.

Wabilaahi Towfiiq.

Tell Your Friends | Feedback | Discuss with Somalis

Posted: Somalitalk.com team.
Monday May 1, 2000


Allah Is Great
.
zakat ZAKAAT
1 | 2 | 3 | 4 | 5 |
RA'YIGA
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 |
saxaabadii
SAXAABADA
1 | 2 | 3


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback

somalitalk
Chat | Forum | Opinion | Feedback | Community | Resources | Weekly Wisdom
If You Fail To Plan, You Plan To Fail.
Copyright © somalitalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.