DGPL oo aan Xilka Kororsan Doonin Mar Labaad
Iyo Ciidamo Gadoodsan oo Qabsaday Bangiga
Garoowe
Guji
Cambaarayn Loo
Soo Jeediyey Isbahaysiga Dooxada Jubba
Saxaafada Madaxa bannaan ee Jubbooyinka...
Guji
Ciidamada cadawga
Itoobiya oo wiil Geel la jooga dilay
dad badana Afduub uga ka xaystay magaalada
Qoriile
Guji
XAALADDA SAMSAM
IYO DAMIIRKA SHACABKA SOMALILAND...
Faalladii Fahad Yaasiin.. Guji..
Roobkii Lixaadka
Lahaa ee Ka Da'ay Aagga Qardho iyo Dhahar
Warbixintii c/fatax jaamac..
Guji.. Nov 30
Cambaarayn
Handadaadii Loo Geystey C/Shakur (Gaaleri)
Warsaxaafadeed ka soo baxay United Gedo
People's Council ayaa cambaarayn dusha kaga tuuray...
Guji.. Nov 29
Xaalaadda Ammaan
ee Kismaayo oo Loo Caal Waayay
Waxaa shalay galinkii danbe dhintay hal
qof waxaana si xun loo dhaawacay labo qof kadib markii...
Guji.. Nov
28
Beesha Mataan
Cabdulle oo u Sharaxan Guddoomiyaha G/ Banaadir...
Beeshaas ayaa sheegtay in Dr. Maxamed Cumar
Nuur uu matalo beesha oo uu yahay ninka keliya ee...
Guji...
Nov 28
Baaq Nabadeed: Isimada Puntland
Isimada Puntland ayaa maanta Baaq nabadeed ka soo saaray
Garoowe, baaqaas oo ka kooban shan qodob oo..
Guji.. Nov 28
Bayaan ku wajahan Maamulka Hargeysa
Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda ka soo jeedda
Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee deggan dalka Kuwait ayaa..
Guji.. Nov 28
C/Shakuur (Gaaleri):
Dhibkii isoo Gaara Ma'uliyadeeda Waxaa Leh Col. Cabdi Axmed..
Warsaxaafadeed ka
soo baxay Nairobi ayaa...Guji...
Nov 28
Olole Tabarucaad:
Dadkii ku tabaaloobay roobabkii ka da’ay Nugaal iyo Qardho
Shirkadda Amal Bank iyo masaajidada &
dadweynaha Boosaaso ayaa ka qayb qaatay Olole aad u ballaaran oo...
Guji... Nov 28
Warbixin Ku
Saabsan Jaamacadda Nugaal (Nugal University)
War bixintii
Asad Caddaani...
Nov 28
Kulan maanta
Nairobi ku dhaxmaray ganacsatada Soomaliya iyo Talyaaniga
War-bixintii
Axmed Idaawaqaca...
Nov 28
Sagaal Doonyood iyo Labo Markab oo Kismaayo
Dhuxul ka Qaadi lahaa..
...oo Maleeshiyo Isbaarooyin dhigtay waddooyinka waaweyen ee magaalada
kismaayo ay ka Xanibeen in xamuulka laga dejiyo oo Dhuxul loogu raro Khaliijka... Guji.... Nov
28
Sports::
Soomaaliya oo ka qayb
geli doonta tartanka Bariga & Bartamaha Afrika
Nov 28
Sam-Sam Waxay i
xasuusisay 25 cisho oo ayaanu ku jiray Xabsiga dhexe ee Hargeysa
Waqtigaas oo uu na xukumay
wasiir...
Maxamed Diridhaba
Dhibaatada Gaartay Samsam Dadweynaha Caadiga ah
Shuqul kuma laha
waxaase
dhabarka u ridanaya xukuumadda SL
C/Waaxid Khalif
Shirweynihii Koowaad ee Ururka Indhoolayaasha
Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dhacay |
Warbixintii Amiin
Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Norway oo Lagu
Eedeeyay in ay u adeegaan kaniisadaha
» Qalinka Rabaayad Ma Galo...
Saida
» Ururka Haweenka Soomaaliyeed
kudayasho Mudan - Ayan
» Ururka PMV oo Noqday Kooxo u
adeega Masiixiyiinta - Qays
Dhammaan Ka Akhri Halkan..
Guji... Nov 27
Wararkii November 27
»Adan
Yuusuf Culumo: musharaxnimada Gobolka Banaadir..
»Farqiga u dhaxeeya magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa...
»Sheekh Aweys "Wanaagga dadka Soomaaliyeed ayaa..."
»Xidhibaan Muunye: Anigu waxaan qabtay shacabku way..
...
Wararka oo Dhammaystiran ka akhri halkan... Guji...
Qado Sharaf Isimada Loogu Sameeyey Garoowe
Isimada shirka kaga qayb qadanaya garoowe aaya amaalintii afraad loo sameeyey...
Guji...
Raaqiyo
Oomaar oo Sheegtay In ay Samsam Cadaysan In la Kufsaday
Raaqiyo Oomaar oo u dooda Xuquuqda Aadamaha oo u waraamaysay Idaacada VOA
ayaa shaaca ka qaaday in Samsam sheegtay in ay kufsadeen 6-nin oo..
Guji... Nov 26
Waraysi
ay Somalitalk.com la yeesheen Xildhibaan "Jinni Boqor"
"Waa in wadanka gudihiisa laga abaabulo hubka dhigista ee aan loo aadin
Addis-abbaba. Waana in dadka la wacyi galiyaa..." Sidaas waxaa yiri
Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid “ Jinni Boqor” oo..
Guji... Nov 26
Socdaalkii
Garyare iyo Gobalka Shabeeladda Hoose
Warbixintii
AbdiWali Ibraahim Aden “Garyare"
Guji.. Nov 26
Dagaalo dhex maray
ciidanka WXO iyo ciidamada gumaysiga
Wararkii maanta ee Radiyo Xoriyo... Guji...
Nov 26
URURADA
CAMBAAREEYEY XARIGGA GARYAQAANADA DIFAACAYEY SAMSAM
»Ururka
SAMOTALIS oo si kulul u cambaareeyey xadhigga..
»Raaqiya
Oomar oo si kulul u cambaaraysay Xadhigga...
»Ururka
Qareenada Somaliland ee SOLLA oo cambaareeyay...
Wararka oo dhan
ka akhri halkan... Guji.. Nov 25
Cudurada Duumada iyo Shuban oo fara ba'an Jubada Hoose
»Guddiga
Isku-Xirka Somalida Britian oo Qabtay Shirweyne
»WARAYSI
Guddoomiyaha Ururka horumarinta haweenka Marka
...
Wararka oo
dhammaystiran halkan ka akhri... Guji..
Nov 25
Looyaradii
Difaacayey Samsam oo Xabsiga Loo Taxaabay
Afar kamid ah Looyarradii Difaacayey Samsam Oo Maxkamaddii Ay Uga Doodayeen
Iyagii Ku Xukuntay Midkiiba 3 Sanadood Oo Xadhig Ah, Xabsigana Loo Taxaabay...
Guji...
Gen. Cadde Muuse oo
Isu Sharaxay Madaxweynaha DGPL
Waraysi uu uu siiyay idaacada SBS Australia
ayuu shaaca kaga qaaday in...
Guji... Nov 24
UK: Qaxootiga
Soomaalida oo kamid noqday Magangalyo doonka ugu badan
iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Kulan la leh
Beelaha Hawiye
Guji... Nov 24
Cudurka Shubanka
oo fara ba,an ku haya Caruurta Gobolka Qoraxay
Wararka xorriyad doonka Ogaadeenya...
Guji..
Wararkii Nov 23, 2004
»Waraysi:
Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Marka..
»G/Mudug: 3 nin oo lagu dilay agagaarka
Degmada Jiriiban..
»Soomaalida
Britain: Talooyin kusocda Ra’iisal wasaaraha Som.
»Muqdisho:
3 qof oo ku dhintay tacshiirad la is-weydaarsadey
Wararka oo
dhamaystiran ka akhri halkan... Guji.. Nov 23
Maxaa Kajira in "la Dhaawacay" Islaan Bashiir
iyo "in Lagu Weeraray Baasuukayaal iyo
in Lagu Dawaynayo Isbitaalka Gaalkacyo"...
Guji... Nov 22
Sidee Loo Arkay Heshiiskii Beelaha Hiraab ee Xalay Ku Dhex maray Nairobi
»Caydiid:
Fila Soomaaliya waa ku Wareejinayaa Dowlada
»Beelaha
HabarGidir, Mudulood & Duduble oo taageeray DFKMG
»Ra'iisul
Wasaaraha: Safar Kismaayo, Baydhabo iyo Muqdisho
»Golaha
Baarlamaanka oo siminaar 3beri ah uga Furmay NRBI
»DGPL
iyo Isimda oo Shir uga Furmay Magaalada Garoowe
...Wararka
oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji Nov 22
Warar Goos Goos ah
»Beesha Fiqi-Shinni oo sheegay in dad lagu xasuuqay Qarar
»Baaq Ka soo Baxay Ugaaska Beesha Sade Daarood
»Baaq ka soo baxay beesha Saleebaan ee dagmada cadaado
»Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarsho ka helay Suudaan
»Beesha Tunni Shangamaas oo dhambaal u diray R/Wasaaraha
»Dhismaha masjidka al-furqaan ee cayn, Buuhoolde
»Ardayda reer Islamabad iyo dalxiiskoodii Al-Ayubia
...Wararka oo dhamaystiran ka akhri halkan... Guji Nov 21
Itoobiya oo heshiis Qaad loogu dhoofinayo Puntland la gashay maamulkaasi Puntland
Qaad qiimihiisu maalin walba dhan yahay $270,000 Guji nov 20
Silsiladda Taariikhda Islaamka:
Qaybtan oo Labo Toddobaadle ah waxay kamid noqday qormooyinka ugu xiisaha badan ee kusoo baxa SomaliTalk, waxana ay maanta ku saabsan tahay "Nabiga (scw) Oo La Amray u Istaagidda Gudbinta Dacwada"..
Qore: Shiikh C/risaaq Macalim Abshir
Booliska Kenya oo Gaacanta ku Dhigay Ninkii Dilay Labada Dumarka ah ee Soomaaliyeed
» Nairobi: Dabaqa 3aad ee Hotelka 680 oo dab Qabsaday
» Shiikh Axmed "Garaare" oo Ku Geeriyoodey Maraykanka
... Wararka oo dhamaystiran.. Guji Nov 20
Madaxweynaha DFKMG oo Khudbad Dheer ka Jeediyay Kulankii Golaha Ammaanka ee Nairobi
C/lahi Yusuuf waxa uu sheegay in dowlada cusub u socotay dal ay golaha amaanka ka warqabaan Guji nov 19
Xaalada Caafimaad Ee SamSam Axmed Ducaale Oo Laga Dayrinayo
Xuseen Dalmar oo kamid ah ahaa askartii ilaalada Saldhiga Dhexe ee Hargaysa ayaa sheegay in...
Guji Nov 19
MADAXWEYNE C/LAAHI LAGU DOORAYEE HA DILIN
“Fulay xantii mamooga, waxaad igu xamataan nin dagaal
inaan ahay, wixii hadda ka danbeeya oday nabadeed
ayaan ahay”...
Faalladii Fahad Yaasiin...
Xagee ayey ku Danbeysay Samsam
warbixin Dhab ah oo ka Timi Hargeysa
Guji Nov18
Munaasabad uu Khartoum Ku Qabtay
Aasaaska Naadiga iimaam Shaafici ee
Suudaan
Xafladdan ayaa aheyd mid lagu
maamuusayay dhallinyaro ka
qalinqabiyay jaamacadaha kala duwan
ee Suudaan
Guji
Nov 18
FAARAX SENDIKO “Ma doonayo in aan
noqdo Waraabihii ilmihiisa cunay”
[Ciyaaraha] Nov 18
Qaar kamida Hogaamiye Dhaqameedyada
G/Bari oo u kicitimay Garoowe
»Warsaxaafadeed
uu qabtay Madaxweynaha DGPL
»Gaari
kusii Jeedey B/weyne oo Ku
Geeriyooday Bandiiradlay
....
Guji
Nov 18
Sidee Loo Arkay Weerarkii Lagu
Qaaday Guriga madaxweynaha
»Dowlada Kenya oo
baaraysa weerarka.
»Golaha
ammaanka oo Nairobi shir uga furmayo
...
Guji Nov 17
"Bush
iyo Xisbigiisa Jamhuuriga waa Guulaysteen Laakiin Caqabado ayaa
weli hor yaal" Wardheere - Waraysi
Somalitalk..
Beesha
Mudulood oo Kulankii Labaad Ku
Taageeray Wasiirka Koowaad
Kulan ay ka soo qayb galay dhamaan
xubnaha xidhibaanada beesha mudulood
ayaa..
Guji... Nov 17
Safaradii Madaxweynaha DFKMG
C/Laahi Yuusuf Imaanshihiisii
Muqdisho Maxaa Iska Beddelay
Madaxweynaha DFKMG oo u warramay
jariidadda Sharqal Awsat ee ka soo
baxda dalka Ingiriiska ayaa wuxuu si
aad ah u diiday in...
Guji.. Nov 16
SOOMAALIDA
AUSTRALIA IYO CIIDII
»Muslimiinta
Australia oo Axadii wada ciiday
»Sidee
Looga Ciidey Dalka Pakistaan
»Xaflada
lagu qabtay magaalada muqdisho
...
Wararkan oo faahfaahsan
ka akhri halkan... Guji.. Nov 15
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qado Sharaf u Sameeyay Baarlamaanka
FKMG
» Siyaasiyiin looga baqayay in ay dowladda ka
horyimaadaan oo Muujiyay taageerada DFKMG..
»Xadgudubka
loo gaysto Saxafiyiinta Soomaaliyeed...
»14
Maxbuus oo laga siidaayey Xabsiga Dhexe ee Galkacyo..
»Xaflad:
Gabagabadii duruustii Ramadaanka & Xamar...
Wararka
oo faahfaahsan ka akhri halkan... Guji...
Nov 14
SALAADII
CIIDA OO SIWEYN LOOGU SOO BAXAY
Magaalooyinka Hargaysa, Boosaaso iyo
Muqdisho ayaa kamid ahaa meelaha sida weyn looga ciiday Sabtidii. Waxaa
sidoo kale kumaan qof salaadii ciida u dareereen magaalooyinaka Nairobi,
Toronto iyo Minneapolis..
Guji...
»IID MUBAARAK:
HAMBALYADII BAHDA SOMALITALK
EE IIDA
»CILMI KORORSI::
IIDAHA iyo SALAADAHOODA
»BAAQ
SAMAFAL::
Fiicanaa in Agoontu Carruurteenna La Ciiddo
»»»Dhegeyso
99 Asmaa'ul Xusnaa...
GALKACYO OO NIN LAGU GOWRACAY
Ninkii gowraca gaystana ay Booliisku toogteen...
Guji... Nov 13
Halkaan ka dhagayso Fadliga Salaatulaylka & Axkaamta Ciida Sh. Ibraahim... Guji
RW: Hambalyo Ummada Soomaaliyeed
»Prof:
Geedi oo Ciidul Fidriga ugu hambalyeeyey umada Soomaaliyeed
»Nairobi
Waxaa Ka Biloowday Takbiirta Salaada Ciida iyo Dabaaldaga
»Ciidul Fidriga oo looga diyaar
garoobay Soomaaliya
»Shir muhiim ah oo beesha reer awsaciid uga furmay magaalada NRBI
...
Dhammaan ka akhri halkan... Guji... Nov 13
Waftiga Soomaaliyeed & Qahira
»Waftiga uu hoggaaminayo MDFKMG oo Sabtida ka
dhoofaya Qahira
»Waraysi: C/kariim Axmed Cali, Xildhibaan baarlamaanka Soomaalida
...
Dhammaan ka akhri halkan... Guji...
Aaskii Yaser Arafat ee Ramalah
»Yasser Arafat oo
Magaalada Qaahira loogu dhigay Tacsi Qaran
»Marxuum Yasser Arafat oo lagu aasay Magaalada Ramalah
...
Dhammaan ka akhri halkan.. Guji...
Wararka DGPL ee Maanta:::
»Warsaxaafadeed uu
Qabtay Gudoomiyii hore Baarlamaanka DGPL
»Madaxweynaha DGPL oo Booqasho ku tegey Laascaanood
»Madaxweynaha DGPL oo Gudoomiye Cusub u magcaabay Boosaaso
...
Dhammaan ka akhri halkan.. Guji... Nov 12
Wararka Xoriyo Doonka Ogaden
»Dad shacab oo
ciidanka gumaysiga Itoobiya ay xabsiyada dhigeen
»Dagaallo Dhexmaray Cjwxo iyo nacabka Gumaygisa Itoobiya
...
Dhammaan ka akhri halkan... Guji...
Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Dacwad Lagu Soo Oogey
Maxamed Cali Samatar iyo
Yusuf Abdi Ali oo ahaa taliyhii qaybta 5aad
oo hadda ku sugan Maraykanka
ayaa
Guji.. Nov 12
Beesha Mudulood oo isku raacday in ay
taageeraan Ra'iisul wasaaraha Somaliya
Dr Adan Yuusuf oo sheegay in ay diyaar u yihiin in
ay dawlada Soomaaliyeed kusoo dhoweeyaan banadir
Guji..
Nov 12
Dalada Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Dilkii Gen.
Maxamed Cabdi
waxayna ugu baaqaysaa dadka ku kacaya falalka
dilka xaqdarada ah in ay...
Guji..
TAARIIKH
NOLOLEEDKII JENERAAL MAXAMED CABDI
Marxuumka oo ku geeri Nairobi, laguna
aasay Xamar
Guji 11/11
Soomaalida Deggan
Islii, Nairobi oo Isu Diyaarinaya
Ciidul-Fidriga
Dadka
Soomaaliyeed ee ku nool magaalada
Nairobi gaar ahaan Xaafada Islii ayaa...
Guji...
11/11
Magaca Gabadhii
Soomaaliyeed ee Lagu Diley Minneapolis
oo Shaaca Laga Qaaday
Waxaana magaceeda la oran jirey.....
Guji...
Abdullah bin
Abdulaziz oo Makkah ku Qaabilay
Cabdullaahi Yuusuf
Waftiga uu
hogaaminayo Madaxweynaha DFKMG oo
boqashada ku maraya Sucuudiga ayaa..
Guji..
Nov 9
Warsaxaafadeed
kasoo baxay Jabhadda JWXO-ONLF
Ka akhri wararka Radiyo Xoriyo ee
maanta...
Guji...
Nov 9
BAAQ NABADEED KU WAJAHAN S/Land &
P/Land
»Baaq:
Culimada ugu Magaca Dheer Soomaalida
»Baaq:
Culimada Gobolka Togdheer
»Baaq:
Isimada, culimada & ganacsatada PL
Dhammaan ka akhri halkan...
:::
RAMADAAN KARIIM:::
»XUQUUQDA
SOWJKA IYO SOWJADDA: MAXAMED UMAL [hnur.com]
»SOONKA
IYO TAARIKU SALAADKA
»Acmaasha
tan ugu khasyrka badan ramaanka Dhexdiisa
»AXKAANTA SOOMIDDA BISHA
RAMADAAN [C/fatax]
Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Kusoo Laabtay Nairobi, Kenya
Iyo Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka iyo xubna kale oo Isbitaalka kusoo
booqday Jan. Maxamed Cabdi...
Guji..
WARARKII NOVEMBER 8, 2004:::::
»Cali
Cabdalla Saalax: Warqad ku socota Maraykanka
»BFKMG:
Khaliijku cunaqabataynta ha ka qaadaan Xoolaha
»Beesha
Habargidir: Baaq Beesha Reer Xaaji Saleebaan
Dhammaan ka akhri halkan....
UK:
SADDEX SOOMAALI AH OO KU DHINTAY SHIL GAARI
Waxaana Jimcadii lagu aasay qubuuraha
muslimiinta ee Leicester
Guji
SILSILADDA TAARIIKHDA ISLAAMKA:::
Habnololeedka
Guud Ee Nabiga (scw) Nabinnimada Kahor...
Akhri
Samsam
Ducaale oo La soo Helay Cadeymo Muujinaya in ay Tahay Ardayad
Waa qormada ay ku saabsan tahay Faallada
SomaliTalk ee bishan
Guji
»Nuur
Osmaan Keenadiid oo ku Geeriyoodey
Somaliya
Sports:
Ciyaartoyda Xulka
Qaranka Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha
DFKMG ah iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka
dagay UAE
Prof:Cali Maxamad Gedi
iyo wafdigiisa ayaa..
Guji..
Dad ay xukuumada
Itoobiya xabsiyada u taxabtay
ka akhri wararka Radio Xoriyo..
Guji...
»Soo
Saarihii Filimkii Lagu Aflagaadaynayay
Gabdhaha Muslimka ah oo La dilay
Wafdigii
uu Hogaaminayay Madaxweynaha DFKMG
oo Ka Degay Kampala, Uganda
»Gacmodheere
oo taageeray Madaxweynaha Soomaaliya
»Wafdi
uu Hogaaminayo MDFKMG oo ka Ambabaxay
NBI
..Dhammaan
ka akhri halkan.. Guji...
Nov 5
RA'IISUL
WASAARAHA DFKMG EE SOOMAALIYA OO LA
MAGCAABAY
Madaxweynaha DFKMG
ayaa ra'iisul wasaare u magcaabay Cali Maxamed Geedi
oo...
Guji... Nov 3
Culimada
Soomaaliyeed oo Baaq Samo ka talin ah u
Jeediyay madaxda S/land iyo P/land
Culimada ugu waaweyn ee bulshada
Soomaaliyeed ee ku kala nool gudaha iyo
dibaddaba dalka ayaa...
Guji...
»Will
Soomaaliyeed oo ku guuleystay
abaalmarinta geesiga sannadka 2004 ee
Sweden
»Kulan
Bulsheed Ballaaran oo ka dhacay Dalka K/
Afrika
DAAWO:
BUSH OO KU GUULAYSTEY MADAXWEYNAHANIMADA USA
Baarlamaanka Soomaaliya
oo Ansixiyay in Wasiirka Koowaad laga soo
dhaxdoorto xubnaha baarlamaanka
iQodobka
46aad iyo 47aad ee dastuurka..
Guji...
Nov 3
WERIYAYAAL MAGAALADA
NAIROBI AY BBC-DU KU SIISAY TABABAR
SAXAAFADEED
Siminaar oo ay
ka qayb galeen qaar kamid ah Wariya-yaasha
Soomaalida ee ku sugnaa Nairobi ayaa..
Guji...
Nov 3
Mas’uul la shaqeeya
Safaarada Jarmalka ee Nairobi oo dhaliilay
xoghaynta
iyo
Ilaaladda Madaxwayne Cabdulaahi Yusuf..
Guji..
Nov 3
BATUULO ISAAQ:
SHARAXAADAYDA FAA IIDOO KALIGAY IIMA AHAN
Balse Soomaalida oo dhan ayey faa'iidu u
tahay...
Guji Nov 3
»WAR-SAXAAFADEED
URURKA DARWISH PARTY FARACA KENYA
»BAAQ
KA SOO BAXAY JAALIYADA JUBBOOYINKA
»Mowqifka
Jubland Foundation ee keenista ciidamado
shisheeye
»Khilaaf
lacageed oo ka dhex taagan wasaarada
gaashaan dhiga gumaysiga Itoobiya
[Xoriyo]
DADKA
MARAYKANKA OO U DAREERAY CODBIXINTII
MADAXWEYNAHA
Nov 2
Mire Sheekh Cumar oo
xubin ka noqday guddiga abaalmarinta Nobel
iyo Ahlu-sunna wal jamaaca oo soo dhaweeyey
Dawlada cusub iyo in Soomaaliya la keeno
ciidamo shisheeye
Guji
Nov 2
Madaxweynihii
Imaaraadka Carabta oo Geeriyoodey
Shiekh Zayed bin Sultan Al-nahyan ayaa..
Guji Nov 2
Sargaal la Dhashay Ugaaska
Beesha Duduble oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Waxaana la diley
asagoo markaas ka yimmid Masjid ku yaala Suuqa
Xoolaha salaaddii taraaawiixda..
Guji... Nov 1
MADAXWAYNAHA SOOMAALIYA OO UMUUQDA IN
UU HELAY KAL SOONIDA HOGAAMIYAASHA SIYAASADA
Kulamo xiriir ah oo uu
madaxweynaha DFKMG la yeeshay
hoggaamiyayaasha Siyaasada ayey u muuqataa in
uu..
Guji..
DOORASHADA
MARAYKANKA OO AAN LA SAADALIN KARIN CID KU
GUULAYSAN DOONTA SALAASADA
[Warbixintii maanta NOV 1]
MADAXWAYNAHA DFKMG OO KA DHURSUGAYA XUBNAHA
BAARLAMAANKA IN AY IS WAA FAJIYAAN QODOBADA 46-47
Si
uu u magcaabo wasiirka koowaad...
Guji...
Ismaaciil beeldaaje & Nabadoon c/kariim siciid oo
Ku Geeriyoodey Boosaaso
WARARKA KALE EE OCTOOBAR:: GUJI
SOMALITALK
JAWHAR:: WARAYSI GABAR SOOMAALIYEED OO QABTA CUDURKA
AIDS-ka
»Reerkii ay ka dhalatay gabdhaas oo go’aan la
yaab leh ka gaaray iyo war naga soo gaarey Jawhar
waraysiga ka dib
Guji
Maxamed
Cabdulle Wardheere (Fuje)
oo Taageero Weydiistey Dhammaan
Mujtamaca Soomaaliyeed.. wuxuu gaariga dhigan jiray agagaarka Afar
irdoodka Muqdisho,
maanta taageero ayuu kaa sugayaa
WARARKII OCTOOBAR 2004
Barkhadle
|
C++
|
Java |
Saahid
|
SomQurbaha
|
SRG |
BCCP |
SPR |
Dr.Osman
|
Aamusanaha |
Ingiriis
|
Duggaal
|
SASA |
SouthAfrica
|
DeepThought
|
Leyla |
Caddaawe
|
PMA
|
Africa |
GreetingCards |
Soyan
|
Moallim
|
SomCanada
|
Shiike
|
MSSU
|
Haile
|
SHASNA |
M.Abdirashid |
Xariri |
Xal
|
Xawar |
Halable
|
amiir
|
PL
|
SSB
|
Fahad |
Maanso
|
Deeq |
kancaan
|
PuntWatch |
Gaashaan |
Filasoofi
|
Caddaani |
Cambaro
|
Xaamud
|
Abhali
|
Xaashi |
ICUPS
|
SSL
|
ISRAACA |
UmuurahaIslaamka
|
ShibilDimoqrasi |
Saahid |
MoreInside
C++.4aad
|
SSRDA.Press
|
Ugaas.Xasan
|
Ilmo.Xaaqid |
Cali.Nuur |
Som.History
|
Somali.Mall
|
Som.Australia
|
CaliBaadiye |
HassanNur
|
ShiekhSabah
|
Sandhere |
Open.Forum
|