SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004» OCTOBER  

SUXUURTA IYO AFURKA OO HALSAAC SOO HOR MARI DOONA WOQOOYIGA AMEERIKA[waa xiligii kala bedelka saacadaha]

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Baaq nabadeed u Diray PL & SL
»Xildhibaano la arkay ayaagoo Sigaar cabaya Bisha Ramadaan

Dhammaan ka akhri halkan... Guji....

Golaha Baarlamaanka DGPL oo Doortay Gudoomiye Cusub
Cismaan Dalmar Yuusuf oo helay cod dhan 22 ayaa... Guji..

»WARGEYSYADA ADDUUNKU & DAGAALKII AAGGA LAASCAANOOD

DHIB UMA ARKO IN AAN MARAYKANKA ISKAASHANNO SIDII LOO TIRITIRI LAHAA ARGAGIXISADA
Madaxweyne C/Laahi Yuusuf Axmed oo waraysi siiyey jariiddada Dar-Al-hayat ayaa sheegay in.. Guji... 30/10

WARARKA XORNIMA DOONKA OGAADEENYA
ka akhri wararkii Radiyo xoriyo... Guji... 30/10

Warsaxaafadeed: Dhaqdhaqaaqa Nabadda Soomaaliyeed: qoraal ka soo baxay C/casiis Cali Ibrahim  ayaa..  Guji... 29/10

somaliaSOMALI ACTION ALLIANCE IYO HAWLGALKA ISBADDELKA BULSHADA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA MINNESOTA
Soomaalida ku nool Minnesota, USA waxaa lagu qiyaasaa 35,000 ilaa 45,000, kuwaas oo Guji..

OLOLAHA DOORASHADA USA OO CIRKA ISKU SHAREERAY
»Doorashada Maraykanka oo gashay toddobaadkii ugu dambeeyay...
»Muslimiinta Maraykanku musharaxee codkooda siin doonaan Guji..


Madaxweyne kuxigeenka DGPL oo socdaal ku soo gaaray Boosaaso
Waxana uu halkaas ku qabtay shir ballaaran oo... Guji...

Madaxweynaha DFKMG oo u Xogwaramay Baarlamaanka Soomaalida
NAIROBI: Cabadullahi Yuusuf oo warbixin siiyey baarlamaanka KMG ayaa sheegay in... Guji...

MARXUUM XAAJI C/LAHI OO LAGU AASAY BOOSAASO::
Waxaana aaskii marxuumka kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada oo..  Guji Oct 28


WARAR GOOS-GOOS AH:::
»Ninkii dilay Agaasimihii Bangiga Barakaat oo fagaare lagu diley
»Dalladda Culummada Somaliyeed oo diidey ciidamo shisheeye
»Golaha Guurtida Hawiye oo soo dhoweeyay in AlBarakaat...
»Golaha baarlamaanka oo shalay ka gaabsaday mooshinkii..
»Hay’adda Elman oo codsatey in la taageero dawlada cusub..
Dhammaan ka akhri halkan... Guji...

Golaha Ammaanka Waxaa ka Go'an ka Shaqaynta Midnimada Soomaaliya:
»Sidaas waxaa yiri Ambassador-ka Britain ufadhiya UN
»USA: Nin Soomaali ah oo Lagu Xakumay 17-sano oo xabsi ah
»MDFKMG: Soomaaliya ma ahan Muqdisho oo Keliya
»20,000 oo Ari ah oo Roobab ku dileen Wajeer
Dhammaan ka akhri halkan.. Guji...


Warbixin:Xaflad ay Qabteen Somalida malaysia

RIYAALE IYO WASIIRKA INGIIRISKA U QAABILSAN AFRICA OO KULAN YEESHAY

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE WADANAKA AUSTRALIA IYO SOONKA BISHA BARAKAYSAN

WEFDIGII INGIRIISKA AHAA OO BOOQASHO KU TEGAY MANDHEERA IYO BERBERA  


FAALLO: Ciidanka Shisheeyaha & fikarado iska soo horjeeda [Jantiile]
Warqad ku socota Congress-ka Mareykanka iyo madaxweyne Bush [ka: duubabka dhaqanka Somalia..]

Sidee Loo Arkay Dalbashada Ciidamada Shisheeye ee Hub Kadhigista Soomaaliya
Aragtiyaha kala duwan ee ku aadan dalabka Madaxweynaha ee Ciidamada Afrikaanka... warbixin... Guji... Oct 25

»Ururarada PUNLASS iyo PSU oo shir uga Furmay Pakistan
»Baaq: ixtiraamka xorriyadda saxaafadda Soomaaliya

Soomaaliya oo AU Weydiisatey 20,000 oo Ciidan Nabad ilaalin ah::
iyo kal-fadhi kusaabsan Soomaaliya oo November 28keeda Lagu Qaban doono Brussels. Guji...

»Taariikh Nololeedkii Marxuum Gen. Gaani:: 1943-2004

Ururka SIMA oo Dhambaal u Diray Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaliga ee Soomaaliya
iyo baarlamaanka KMG ee Soomaaliya.... Guji...

Soomaalida Qurbaha oo ka digaya in aan Laga Faa'iidaysan Dawladda Cusub
Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalalka Yurub ayaa soo dhoweeyay Natiijada ka soo baxday shirka.. Guji...

Xaflad lagu soo Dhawaynayey Dawlada Cusub ee Soomaaliya
iyo dareenka jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark Guji...

Siminaarkii Labaad ee uu Qabto Uruka SSUF
Ururka Isbahaysiga Dhalinyarada Somaliyed ee Sweden (SSUF) ayaa... Guji...

Ra`isul Wasaaraha Dalka Sweden oo la kulmay Gudoomiyaha Xisbiga SSUP

DIBLUMAASI SOOMAALIYEED: AYNU TAAGEERO LA GARAB IS TAAGNO DOWLADDA CUSUB
Maxammedyerow Abuukar Mayoow oo 10-sano ahaa qunsulka kumeelgaalka ee Soomaaliya u fadhiya dalka UAE, kaddibna si rasmi ah markale dawladii carta u magcaywday qunsulka Dubai ayaa... Guji... Oct 21

XIISAD KULUL OO KA JIRTA JAGADA WASIIRKA 1AAD  EE DOWLADA FKMG AH EE SOMALIA
»MDFKMG ee Somaliya oo la kulmay Baarlamaanka KMG ah.
»21-KA OKTOOBAR MA LA ISKA ILLOOBAY!?
»Xaflad lagu xusayay sannadguuradii labaad SOYDEN
»Macallimiin Soomaaliyeed oo lagu haysto Yeman
»Diiwaan gelin lagu ururinayo ciidankii…..
»Koffi Annan oo sheegay in kaalmada Soomaaliya ay ku xiran tahay …
»Wafdi ka socda Midowga Afrika oo ku fool leh magaalada Hargeysa.. . Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... Oct 21

Safarka Madaxweynaha ee Addis Ababa, Cairo & Brussels
»Ra'iisul wasaaraha oo loo malaynayo in uu noqon doono Beesha Abgaal
»Dowlada Britain oo Soomaaliya ugu deeqday 8 milyan oo ginni
»Xuseen Caydiid: xilka Ra’iisul wasaare  waxaa xaq u leh Ururka USC
»Cali Khaaliif Galayr oo ka hadlay Doorshadii Madaxweynaha
»Qaraxii Wilson Airoport oo laga yaabo in ay Sababeen Caano Geel
»$24.4 million oo loo ansixiyey barnaamijyada caafimaadka Somalia
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... 20 Oct

Baaritaan ku saabsan Faraxumaynta iyo Xabsiga loo Gaystay Samsam  iyo Dilkii loo gaystay Marxuum
»Hargeysa: faraxumayntii loo geystey Samsam Axmed Ducaale
»Mugadisho: Dilkii loo geystey Marxuum Cabaas Cabdi Cali
Dhammaan ka akhri halkan... Guji... Oct 20, 2004

MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA FKMG EE SOOMAALIYA OO AFUR USAMEYNAYA XIDHIBAANADA
Warbixintii Axmed Muuse Cabdulle... Guji... Oct 20


Dhalashadii Nabiga (scw) iyo Afartan Sano oo Nabinimada kahoreeyay
Q
aybtii 4aad ee Silsiladda Taariikhda Islaamka .. Guji...
»Faallada SomaliTalk ee Doorashada Madaxwaynaha [AKHRI ]

Doorashadii Madaxweyne kuxigeen DGPL oo Maanta la Qabtay
Tababar socday Mudo oo lagu soo gabagabeeyey Hoteelka Ponarama Bosaso.. Guji...

Xildhibaan Gen.Maxamad Xaashi Gaani oo Galabta Maydiisa Laga Helay Qolka uu ka Daganaa Embagathi
Marxuumka waxaa la sheegay in uusan.. Guji...

QARAX KA DHACAY GAROONKA WILSON AIRPORT EE NAIROBI
Qaraxan oo ay kenya sheegtay in uusan ahayn bomb waxa uu dhacay 4:30pm galabnimo ee shalay ayadoo... Guji.. Oct 18

MINNEAPOLIS: Xafladii Soo Dhoweynta Dawlada Cusub

WAR SAXAAFADEED: Somali Concern Group
waxaan soo dhoweyneynaa dhameystirka shirka iyo doorashadii lagu doortay madaxweynaha.. Guji...

Free Awdal Forum oo Dhambaal u Diray Madaxweynaha
"Hadaan nahay reer Awdal waan ogsoonahay in koox yari afduubtay waqooyi iyagoo ku majaro habaabiyay"... Guji...

Warar Goos Goos ah::: Oct 17
»Wada hadal laga dhex wado Yalaxow, C. Caato iyo Madwayne C/laahi
»Madaxwayne C/laahi oo sheegay inay Muqdisho tahay Caasimadda
»Dowlada cusub oo loo soo jeediyey inay ka degto Magaallda Muqdisho
»Dr,C/qaasim  iyo Wafdi uu horkacayo oo maanta soo gaarey Muqdisho
»Xiriir telefon oo dhex maray m/weyne C/lahi iyo m/weyne Qadaafi
»Dalka Swedan oo lagu qabanayo shir looga hadlayo dib u dhiska
Dhammaan ka akhri halkan... Guji

101_0172Xaflad Lagu Soo dhawaynayo Dowladda cusub ee Somalia oo Ka Dhacday Pakistan
Waxaa kasoo qayb galay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Islamabad iyo Guji

Caydiid: Somalia umabaahna ciidamo shisheeye
Xuseen Maxamed Caydiid ayaa sheegay in... Guji...

Soomaalida Toronto ee Taageertay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Xaflad ballaaran oo lagu  lagu qabtay Hotel Ramada oo kuyaal Toronto ayaa... Guji...

»TALO: TALAABOOYINKA UU QAADI DOONO MADAXWEYNE C/LAHI
»FAALLO:
HEERARKII UU SOO MARAY SHIRKA DIB U HESHIISIINTA
»SPORTS:
FAAQIDAADII CIYAARAHA EE MAANTA::::

»DHAMBAAL KA YIMID  BEESHA RAXANWEYN:::
»DHAMBAAL KA YIMID URURKA NABADA EE PUNTLAND

Eedeyn loo jeediyey Safaaradda Soomaalida ee dalka Yaman
iyo
Ugaas Max'ed Weli oo yiri: kama hor-tagayno Madaxweynaha, mana taageereyno, balse waxaan ka.. Guji


AFRIKA OO AQOONSATAY NATIIJADII KASOO BAXDAY SHIRKII SOOMALAIDA
Iyo Madaxweynaha DFKMG oo ka qaybgalay kulankii u horeeyeye ee caalami ah... Guji... oct 15


Dr.C/qaasim oo ka Digay in caalamku dayaco Dowladan Cusub
»GEN. CALI XAASHI BARAALE: "14-sano ayaa naga khasaartay ...
»Sidee u arkeen waddamada Carabta Doorashadii….
»Gen.Galaal "ciidanka xooga waxaa diyaar u nahay dowladda cusub…"
»Nin ganacsade ah oo lagu dilay deegaanka Afgooye..
»Banaan bax aan sidaas u weyneyn oo looga soo horjeedo..
»Warqad qoraal ah oo loo diray C/llaahi…
»Dadweynaha ku nool degmada Cadaado oo taageeray doorashada …
Dhammaan ka akhri halkan... Guji Oct 15


» Soo Dhaweynta Soonka | Xisaabinta Zakada

DHEGEYSI: SIDEE U QAABILAA RAMADAANKA [Sh. Ibrahim Maxamed]
Xaflad dabaal Deg iyo Hambalyo ah oo ay dhigeen Soomalida Melbourne
»Waxaana xafladaas ka soo qayb galay Jaaliyadda Som..
»Xaflad lagu soo dhoweynayo Dawlada oo lagu qabtay MPLS
»Soomaaliyeed Sweden oo soo dhaweeyay dawladda cusub.
 Dhammaan ka akhri halkan... Guji..
FAALLO: SAADAALIN MAGCAABIDA RA'IISUL WASAARAHA SOMALIA
C/LAAHI YUSUF OO LOO DHAARIYAY MDFKMG
Xafladaas oo maanta lagu qabtay Nairobi Guji... Oct 14

RAMADAN::: Kahortagga Khilaafka 


Beesha Meheri: Digniin ku wajahan Askarta Afrikaanka ee la Geynayo Soomaaliya
VIDEO: DOODII BUSH IYO KERRY EE CAAWA::::
VIDEO::: DAAWO DOODII KERRY & BUSH OO DHAMAYSTIRAN

Somaliland: Runtii itoobiya ayaa hagardaaminaysa
Magaalada Burco Iyo Sida looga soo dhaweeyey Doorashada C/Laahi Yuusuf iyo qoraalada Maxamed Diridhaba... Guji...

Golaha Badbaadada ee Beesha Sool, Sanaag iyo Cayn ee Jaaliyaddaha Dibedda oo hambalyo u diray madaxweynaha Cusub
WARAR GOOS GOOS AH::::
»Wakiil kamida Wakiilada Barakaad oo Caawa lagu toogtey Muqdisho
»Waa sidee Dareenka Dadka Reer Nairobi ee Codbxintii MDFKMG
»Khamiista oo La Caleema Saari DOono C/Laahi Yuusuf
»Dr Cabdi Fitaax: Waxaan wax ka qaban doonaa dhismaha isbitaalada
»Xuskii shanaad ee Naadiga Saxaafadda Soomaaliyeed
Dhammaan ka akhri halkan...

Ururka DDP, Beesha Cabdi Koombe, Jaaliyadda Malaysia, Jaaliyadda London Ontario oo Taageray Dawlada Cusub
Qoraalada hambalyada iyo taageerada ah...
ka akhri halkan...  Oct 13

bosasoSidii Boosaaso Looga Soo Dhoweeyey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG
Iyo madaxweyne Kuxigeenkii oo PL oo lagu wareejiyey Xilka MDGPL... Guji...

C/Lahi Yusuf oo Muqdisho Ka Degi Doona Jaanayo 2005
Madaxweynaha DFKMG ayaa la sheegay in uu... Guji.. Oct 12

Dagaalo Lagu Jabiyay Ciidamada Cadawga Gumaysiga Itoobiya
iyo JWXO oo soo dhawaysay dawlada Soomaaliya.. Guji oct 12

Xaaskii Hore ee Xildhibaan Xuseen Caydiid oo Ka Hadashay Doorashada Madaxweynaha [Waraysi]

Warbixin ku saabsan Jaamacadda bariga Afrika
Yoolalka iyo Baahidda Jaamicadda... Guji..

Waa Sidee Dareenka Muqdisho Doorashadii Cabdulaahi Yuusuf ka dib [Warbixintii Amiin]

Sidee Looga Arkay Hargeysa  Doorashadda Abdillahi Yusuf ee loo Doortay Madaxweyne [Warbixintii C/caziz]

Golaha Midowga Dadka Reer Gedo oo Baaq u Diray Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Soomaliya
baaq isugu jira taageero, bogaadin iyo talo soo jeedin.. 
Guji...

TAHNIYAD IYO TALO SOO JEEDIN KU AADAN M/WEYNA SOOMAALIYA Dhambaal ka yimid Boosaaso.... Guji...

C/LAAHI YUSUF OO KU GUULAYSTEY MADAXWEYNAAH SOOMAALIYA
C/Laahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha Soomaaliya ee 5ta Sano ee soo socta, waxa uu helay codadka ugu badan ee xildhibaanada baarlamaanka. Guji...

TAARIIKHDA C/LAAHI YUUSUF.... GUJI..

SPORTS:: Salaad Gaab oo loo magacaabay Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed [Amiin]

Maxkamad caddeysay siduu u dhintay nin Soomaali ah oo lagu dilay Belgium
Ninkii marxuumka daaqada ka tuuray waa. Guji..

Culimada Boosaaso oo Lagu Been Abuurtay
» Weriye Cawaale oo Sheegay in aan warkaa laga soo xigan
» Cali-Koor oo si kulul ugu Jawaabey Websitekii warka qoray
» Axmed Sahid oo faahfaahiyey meeesha lagacta lagu bixiyey
Dhammaan ka akhri halkan

Doodii labaad ee dhexmartay madaxweynaha USA Bush iyo Musharax Senator Kerry Guji..


Arrimaha Bulshada Ee Carabta Nabiga (scw) Kahor
aidsSOMALITALK JAWHAR:: WARAYSI GABAR SOOMAALIYEED OO QABTA CUDURKA AIDS-ka
»Reerkii ay ka dhalatay gabdhaas oo go’aan la yaab leh ka gaaray iyo war naga soo gaarey Jawhar waraysiga ka dib Guji
Silsiladda Taariikhda Islaamka::
Muuqaal Guud oo ku saabsan Carabta: Nabiga (scw) Kahor Qaybtii 2aad ee Qormadii Shiikh C/risaaq
Maxamed Cabdulle Wardheere (Fuje)
oo Taageero Weydiistey Dhammaan Mujtamaca Soomaaliyeed.. wuxuu gaariga dhigan jiray agagaarka Afar irdoodka Muqdisho, maanta taageero ayuu kaa sugayaa
Musharaxiinta dib ula noqday barnaamijkoodi
.Afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa oo maanta la kulmay Madaxweynaha Dowlada Kenya iyo Cali Maxamuud (Cali Xareed) oo Xildhibaanimo Loo Dhaariyey
..Guji.. Oct 6

AXADDA OO LA DOORAN DOONO MADAXWEYNAHA DAWLADDA DHEXE EE KMG EE 5ta SANO
Guud ahaan Jawiga Xildhibaanada Soomaaliyeed ayaa umuuqada mid farxad ah oo ay... Guji...

Australia: Howard oo Markii 4aad Ku Guuleystey Ra'isulwasaare [video]

Doorashadii Ururka ardayda Gobolka Bari oo la Qabtay
iyo  (PUNLASS) Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Karachi, Pakistan.. Guji...

Wafti Ka Socda Xisbiga Ucid oo Booqday dalka Denmark

RA'ISAL WASAARE INGIRIISKA TONY BLAIR OO SOCDAAL KU JOOGA AFRIKA... [warbixintii Diridhaba]

WEERAR LALA BEEGSADAY YUHUUD KU DALXIISAYAY XEEBTA BEDDA CAS EE DALKA MASA... [Diridhaba]

Maxaabiis maydkoodii laga helay Isbitaal ku yaala Jig-Jiga 
iyo
Itoobiya oo caddaysatay sida ay uga soo horjeedo nabada Soomaaliya... Guji... Oct 8

BAYAAN KA SOO BAXAY BEESHA REER ISMAACIIL(Maxamud Salax) ee ka tirsan Beelaha Maheri

Musharaxiinta Maanta Soo Jeediyey Barnaamijkooda Doorashada
iyo Danjiraha Jarmarka u fadhiya Kenya oo sheegay in dawladiisu taageersan tahay dadaalka... Guji.. Oct 7

Al-Xaaji Yalaxow oo Casho Sharaf u Sameeyey 500 Qof oo ay Ka Mid Yihiin Xildhibaano
iyo aqoonyahanno, siyaasiyiin.. Guji... Oct 7

WAXA ISKU SOO HARAY 28 MUSHARAX
kuwaas oo u tartami doona jagada madaxweynaah Soomaaliya, magacyadoodu waxay yihiin... 
Guji...


EYL: MARKABKA SHIRKADDA TOWFIIQ EE LAGUQABSADAY JIIFLE
OGADEN:
SHIRKII AQOONYAHANKA OGADENYA & WIXII KA...
MUQDISHO:
Dugsiga Maxamuud Cali mise Qabuuraha Maxamuud Cali?
NAIROBI:
XILKA BADBAADADA SHACABKA SOOMALIYEED WUXUU..
NAIROBI:
Mudanayaal, Laba Cabdi Calaacal Maran Tusa [SPR]

Garoonkii Diyaaradaha Muqdisho
Xaalada uu ku Suganyahay 14-sano kadib
  Guji

Dhismaha Qoyska & Arrimaha Dhaqaalaha carabta iyo jabkii ku dhacay Abraha markii uu weeraray Kacbada...  Silsilada Taariikhda Islaamka

 MASAAJID KU YAAL MINNESOTA OO UKUN LAGU DAADIYEY:

Baarlamaanka KMG oo ansaxiyay qodobka lacag ka qaadista musharaxiinta
Musharax kasta ee isku soo taaga Doorashada madaxweynenimada waa inuu bixiyo $2000... Guji

Tabeeleyaal (boorar) ay ku qoran tahay ha codeyn  DON’T VOTE [HA CODAYN] oo Minnesota ka abuuray buuq [warbixintii wardheere]

Reer Yurub oo goob joogayaal ama kormeerayaal ka noqon doona doorashada USA


Gabar Soomaaliyeed oo Lagu Afduubay K/Afrika
Gabadha oo magaceeda la yiraahdo... 
Guji...

Qaylo dhaan ka soo yeertay degmada Cadaado
Warbixintii amiin...  Guji...

Xidhibaanada Baarlamaanka  iyo cododkooda Doorashada Madaxweyne
Musharaxiinta Qaarkood oo diidan go'aanka baarlamanka ee lacagta iyo Eng. Cadow oo isusharaxa madaxweyne..
Guji..

Dawlado Olole ugu Jira Dib u Dhigista Doorashada Madaxweyaha
»Somalia: Qorshahan cusub ee dib loogu dhigayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ilaa soonka dabadii waxaa wata dawladaha qaarkood kuwaas oo raba in... Guji... Oct 3

Somaliland:oo ku dadaalaysa inuuna Cabdullahi Yuusuf ku guulaysan jagada M/weyne [warbixin kooban]

Ra’iisal wasaaraha Britain Tony Blair oo ka hadlay sharciyada cusub ee magangalyodoonka [Salahudin]

Dr. C/qaasim oo Qabtay shir uu kaga hadlayay Musharaxnimadiisa
"Afartii sano ee aan madaxda ka ahaa TNG waxaan ka qaatay tusaale" sidaas waxaa yiri.. Guji... Oct 2

Wakiilka Somaliland ee Sweden oo Beeniyey Warar ku soo baxay Shebekadaha K/ Somalia... [Wadadyare]

Xilibaan Yacquub: Beesha Awsaciid waxay ku sabirtay in Qaran Soomaaliyeed badbaado... [idaawaqaca]

War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Beelaha Harti
Qoraal ku wajahan Col. Cabdullaahi Yuusuf ayaa...
Guji...

C/Qaasim iyo Maxamad Dheere oo Heshiis ku Gaaray Nairobi
»»
Khilaafaadkii siyaasadeed ee C/Qasim iyo Maxamadheere oo...
»»Maxaa lagu kala reebayaa 70-ka  musharax?  Dooda barlamaanka...
»»$2000 doolar haddiii aadan dhigin madaxweyne isuma sharaxi kartid
Ka Akhri halkan..... Oct 1

WARARKII KALE EE SEPTEMBER 2004

.. 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.