SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004» MARCH  
Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Daahir Riyaale oo Kusoo Laabtay Dalka
Riyaale iyo weftigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku marayey dalal ka mid ah qaaradda yurub ayaa..  Guji 31/3

»Habeenkii ugu Dambeysay Noloshiisa Sh. Axmed Yaasiin

Afhayeen SSNM: Hub uma Raadsan Puntland
& C/casiis sheekh Yusuf oo Laga Been Sheegtay.. Guji 31/3

100 Qof oo Ku Dhintay Doon Degtey
Wararka ugu dambeeyey ee kasoo baxaya doonta ku  qaraqantay badda u dhexaysa Bosaso & yemen ayaa Guji

»WARGEYSYADA CAALAMKU MAXAY KA QOREEN SOOMAALIDA

Geeridii Cabdul Majiid
»Cabdul Majiid Hal yey Jiritaankiisa Lagu Hoogey
» TACSI: Geeridii Cabdul Majiid Xuseen
» Cabdul majiid waxaa lagu aasay Diridhaba..

Dhammaan Ka akhri Halkan... Guji Maarso 30

BOSASO: Kasoo horjeedka Cisbitaalka Boosaaso waxaa kuyaal suuqa daroogada Qaadka oo ay  kasoo baxdo miisaaniyad lagu qiyaasay $US50,000 maalintiiba, laakiin lacagta halkaas ka soo baxda iyo cashuurteedu toona ma gaaraan cisbitaalka, sidaas waxaa qoray ABC Australia... | Daawo Halkan: 34k

SPORTS: FAAQIDAADA CIYAARAHA ADDUUNKA: TALAADA [Amiin]

Arinkii Hoodo Halka uu Marayo
Qoraal SomaliTalk kasoo gaarey aabaha Hoodo Ismacil ayaa sheegay in.. Guji...


Qaamuus Cusub oo Afsoomaali ah
SAYNIS:
DHARKII MUSTAQBALKA
[C/Fataax]
SHEEKO:
Inaad isoo booqato ayaan rabaa.. [Hasani]
Maxamd Dheere oo Ka Hadlay Mamnuucidii Indh-Shareerka
Ka dhegeyso waraysigii Idaacada Bosaso.. Guji....

» M.DHEEROOW WAXAAD LA DAGAALAMEE DAD MAAHANE WAA DIINTA DAA'IMKAA (Ra'yi) D.F.Kulmie... GUJI

Maxamed Dheere vs Xijaabka
»Maxkamadaha Islaamiga ah oo Qoraal Ka Soo Saaray Mamnuuciddii Indho-Shareerka ee Maxamed Dheere
»Indhacade: Waxaan Weerar Ku Qaadi Doonaa Jawhar
»Mowliid: Maxamed Dheere Biliqo iyo wartabin shisheeye
»Xalmo: Maxamed Dheere Allah ha u Toobad keeno
»Masaajidda: cambaarayn Go’aankii Xijaabka mamnuuca
»DMG oo Cambaaraysay Maxamed Dheere Mamnuucidiisii Xijaaba

Dhammaan ka akhri halkan.. Guji...

Golaha wadatashiga Soomaaliyeed oo Cambaareeyey Maxamed Dheere
[Hadalka Maxamed Dheere waa] tijaabo la doonayo in lagu sameeyo ummadda Soomaaliyeed... Guji...

Somali Concern Group oo shir ku yeeshay London
ururka dhaq dhaqaaqa bulsho ee isbadal doonka ee loo yaqaano Somali Concern Group oo.. Guji...


MAQAALLO:
»
Dhiibaatooyinka Internetka Iyo Caruurta Soomaaliyeed
»
GUULAHA DIBLOMAASIYADEED EE SAFARKA RIYAALE [Diridhaba]
»
Yaan woomtida la mudmudin [C/Waaxid]

Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho, magaciisuna waa... Guji...

WARARKA XORNIMODOONKA:
» Ciidammada gumaysiga oo gabdho ku jidh dilay tuulada Gasaangas

Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka AIDS-ka
Qoraal cilmi baaris ah: Prof. Yusuf Hersi Ahmed  Guji

WARARKA QURBAHA: [21/3/4]
» Ammaanka oo la adkeeyey meelo ka mid ah Yurub
» Daahir Riyaale oo la sheegay inuu imaanayo Brussels Guji

WARARKA NAIROBI:
» Shirkii Lagu Maaweelinayey Soomaalida oo Qarka u Saaran Burbur
» Warbixinta shirka ee toddobaadka 13 ilaa 19-Maarso
» Maxaa kasoo bixi kara shirka Nairobi.. Guji

Koox Doonaysa inay Somalia ku xiriiriyaan Argagaxisadaka
»Nin Soomaali ah oo Lagu Sheegay in uu Sabab u ahaa Xiritaankii Safaarada Maraykanka ee Imaaraadka Guji

Cabudhinta iyo Caga Juglayn Hargeysa
xubno ka tirsan Golaha wakiilada Hargeysa oo lagu hayo cabudhin Guji

OGEYSIIS: Dhammaan Soomaalida Gobolka Zürich [Kulanka ]

Wiil Soomaali ah oo Lagu Diley California
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Reer London Ontario waxay Guji

Tareenka Itoobiya & Jabuuti oo hawlgab qarka usaaran
ka akhri wararka xoriyo ee maanta... Guji...

» HAMBALYO SHAHIID SH. AHMED YAASIIN

Madaxweynaha Jarmalka oo Jabuuti Cabsi Uga Baaqday
Markii ugu horraysay taariikhda Jarmalka ayaa madaxweyne ay leeyihiini cabsi daraadeed booqasho uu dal ku tagi lahaa hawada looga soo celiyay... Guji

Magool oo Lagu Aasay Muqdisho
Waxaa duleedka magaallada Muqdisho lagu aasay fannaanaddii Xaliimo Khaliif Magool Guji 25/3/04

Boobka Iyo Bililaqada Soomaaliya Hantida Muuqata Kuma Koobna
Maqaalka Toddobaadka: Waxaa qoray Abdirahman A. Warsame Guji

Lugadheere oo ka hadlay dagaalka Shiikhaal, Tunni iyo Jareer
Gudoomiyaha USC /PA ayaa markii ugu horeeysay Guji

WARARKA MUQDISHO: 24/3/4
» Dekadii Marka oo Dib loo furay,
» UN oo ka hadashay Haweeneydii lagudiley Berbera
» Midowga Yurub oo 8 Milyan oo Yuuroowga ugu deeqay Somalia
» Katashiga cidii badali lahayd Shiiq Aadan Madoobe  
Wararkan ka akhri halkan...: Maarso 24, 2004

C/casiis Rantissi oo Qabtay Xilkii uu ka Dhintay Sh. Axmed Yasin

Daahir Riyaale oo soo Gaaray Brussels
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Daahir Riyaale Kaahin iyo wafdi uu horkacayo ayaa xalay fiidkii yimid.. Guji 24/3

Degdeg ha loo soo celiyo xuquuqdii ay lahaayeen ismaamulka Gambella: Sidaas waxaa yiri madaxweynihii hore ee Ethiopia Dr. Negaso Gidada Guji 24/3

Beenin Eedayn Iyo Dicaayado Uu Faafiyay Website Ku Been Abuurtay Idaacadda Laascaanood
Qoraan kasoo baxay xafiiska Dahabshiib ee laascaanood ayaa Guji

Tartan Lagu Xulayo Xulka Gobolka Sool Oo Ka Bilaabmay Laascaanood & Kooxda RadioLascaanod oo 3:0 Ugu Awood Sheegatay Kooxda Halac Guji
SPORTS: FAAQIDAADA CIYAARAHA EE TALAADADA [Amiin]

Sidee Looga arkay Caalamka Geeridda Sheikh Axmed Yaasiin: Canada ayaa si kulul u cambaaraysay geerida ay diyaarada reer israel ku dishey Sh. Axmed Yassin.. Guji

Qanyare Wuxuu Ka Ganacsadaa Daroogada
Sidaas waxaa yiri Maxamed Dheere, taasna waxaa si kulul uga jawaabey Maxamed Qanyare oo sheegay in.... Guji 22/3/4

Safarka Riyaale Waxba Soo Kordhin maayo
Waana wax laga xishoodo Olollaha gooni isu taaga: Sidaas waxaa yiri C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" oo maanta waraysi dheer siiyey SomaliTalk... Guji... Maarso 22

Ururka SANU/NSC oo  ku Biiray Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha SANU/NSC, Dr. Cabdulkadir Xaaji Suufi (muriidi Golf) aya shaaca ka qaaday in u ururkooda.. Guji 22/3

DOORASHADA USA: Murashax Kerry ma ka badbaadi doonaa mashiinka dacaayadda ee xisbiga Jamhuuriga.. [Wardheere] 22/3

Xaliimo Khaliif Magool oo Ku Geeriyootey Holland

Waraysi: Maamulka Shirkadda Duulimadka ee Jubba

Wararkii Radio Xorriyo ee Maanta... GUJI....

FAA’IIDOOYINKA AY CAANAHA HOOYADU U LEEYIHIIN ILMAHA
Waa qaybtii 5aad ee barnaamijkii wacyigelinta Caafimaadka... Guji

WARGEYSYADU WAXYAABIHII AY  KA QOREEN SOOMAALIDA

 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Soo Saaray Warqad Furan: Ujeeddo: DOORASHO MADAX QARAMEED ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.. Guji

Cismaan kalluun oo dhexdhexaadinaya Beesha Dir koofureed iyo Safiirka Jabuuti: Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu Cismaan kalluun Xiriir la soo sameeyay labada dhinac kana codsaday in... Guji 12/3/4

» IIMAAM BOQOLSOON [Taariikh Kooban]

Baaq kasoo Baxay Golaha Guud ee Midowga Dadka Reer Gedo: Baaqaas oo taageeraya shirkii beelaha Sade ee waqooyiga Gobolka Gedo.. Guji 11/3/04
» Go’aano ka soo baxay shirkii beelaha Sade ee Waqooyiga Gedo

Wafti uu Hogaaminayo Daahir Riyaale oo Booqanaya UK
Maalinta arbacada ee bishan March tahay 17ka ayaa waxaa dalka Ingiriiska booqasho ku imanaya... Guji... Maarso 10
» Wargelin Mudaaharaad Dhan ka ah Booqashada Riyaale ee UK

» Soo xiridda xudduudaha SL ma xariggii Buurmadoow bay noqotay
» Maxaa Laga Filayaa Somalilanderka London soo dhoweynta Riyaale

Dr Jeeylaani Cali Kadiye Musharaxa Madaxweynaha
Waxa U Soo Ban Dhigay Qaabkiisa Maamul Ee Soomaaliya Hadii Ladoorto...
Guji March 10

» Wareysi:  mid ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalka Ingiriiska

» 8da Maarso Maalinta Kahortaga Gudniinka Fircooniga

IGAD oo Soo Saarey Qoraal Kuwajahan Shirka Soomaalida ee Kasocda Nairobi
Qoraalkaasi wuxuu ayidey warsaxaafadeedkii wasiirka Arrimaha dibadda kenya ee 5-tii Maarso oo... Guji

SRRC oo Kalsoonidii Kala Laabtay Kenya
Waxana ay caalamka weydiisteen in shirka qaybtiisa 3aad lagu qabto dal kale sida Uganda, warkaan iyo xaflad madasha shirka loogu sameeyey 8da Maarso 
ka akhri halkan

Boosaaso oo Lagu Gubey Xashiishad  iyo Khamri: Xashiishad gaaraysa 40 Kg iyo Khamri dhan 20 Kartoon ayaa lagu hor gubey Maxkamda Boosaaso, kaddib markii maxkamada lasoo taagey gabar lagu qabtay daroogada... Guji 8/3/04

Fadlan Gargaar u fidi Hodo:
Hoodo Ismaciil Cali waa 3-sano-jir ku nool magaalada Hargeysa waxaana madaxa..
Guji 6/3/04

Guddoomiyaha Xisbiga DDP oo Shir Kuqabtay MPLS
Maxamed Xasan Maxamud "Abgaalow" ayaa shir u qabtay jaaliyada Sool, Sanaag & Cayn ee ku dhaqan..  Guji 8/3/04

SPORTS: Faaqidadaadda Ciyaaraha [Amiin]

Soomaali Xilal kasoo Qabtay Dawladii Soomaaliya oo Laga Raadinayo Canada: Wasiirkii Gaashaan-dhigga Soomaaliya ayaa Kamid ah liiska ay shaaca ka qaaday jariidad kasoo baxda Canada dadkaas oo... Guji... 

Wakiilka Midowga Yurub oo Dhaqaale u Raadinaya Shirka Soomaalida uga Socda Kenya & Wasiirada arrimaha Dibada ee IGAD oo kulmaya 12-maarso.. Guji March 7

13ka Maarso oo La Ansixin Doono Dastuurka Kumeel Gaarska ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka arimaha dibadda ee Kenya ayuu shaaca kaga qaaday in.... Guji... March 6

Sidee Lagu Taageeri karaa Soomaalida Sharciyadda Looga Diidey Sweden?
warbixintii C/risaq Maxamed Xuseen..
Guji... March 6

Reer Minnesota oo Janjeersaday Xagga Garabka Midig
Gobalka Minnesota oo mid ahaa gobaladii uhiiliyay Xornimada dadkii madow ayaa hadda...
Guji March 5

Siminaar Kusaabsan AfSoomaaliga oo Lagu Qaban Doono Helsinki, Finland:
Siminaarkan oo ah laba maal mood, maalinta waalidiinta iyo maalinta macallimiinta luqada soomaaliga dhiga
Guji... March 5

Beesha Dir oo Eedeyn u soo Jeedisay safiirka Dawlada Jabuuti ee shirka: Beesha dir ayaa cabasho dheer ka soo gudbisay safiirka Jabuuti ayagoo... Guji 4/3/04

Ammaanka Gen.Moorgan oo La Adkeeyay ka dib Markii la Fashiliyay Shirqool Lala Maaganaa
Wararka ka imanaya Jowhar ayaa shaaca ka qaaday in la adkeeyey ammaanka Gen. Morgan oo.. Guji March 4

» Adeegyadii Amal Ethiopia oo dib loo soo Celiyey

Masar oo Itoobiya u digtay
Dawlada Masar ayaa xukuumadda Itoobiya uga digtay inay ka baxdo heshiiskii lagu qaybsanayay biyaha Niilka.. Guji..

Mandeelihii Reer Haiti oo Dalkiisa ka Cararey [March 3]

Minnesota: Macallimiin iyo arday Soomaaliyeed oo xusay Taariikhda Dadka Madow
Sida la wada ogsoon yahay dadka madow ee ku nool dalka maraykanka mar awoowayaashood badankood.. Guji March 2

» Turbashaash oo lagu soo dhoweeyey Dooxa, Qadar [sports]

Professor Muunye oo u Tartamaya Xisbiga Liberal-ka
Nasiib wanaag, Soomaalidu waxay ka mid noqotay bulshooyinka iyaguna doonaya inay dareenkooda Guji March 1

Socdaalkii Duqa Magaalda Muqdisho
uu Scandenevianka ku maarayey  oo naqoday mid lagu guuleeeystay ... Akhri warbixinta...March 1

 Xuseen Caydiid oo SRRC si KMG ugu sii dhiibey Hilowle
waxana uu Xuseen safar u aadey wadamada Korea, Shiinaha ,iyo wadamada yurubta ah qaarkood... Guji March 1

Heshiis-ka Pakistan waxaan uga Danlahaa Muslimka oo Aan Jeclahay: Ololaha doorashada Hindiya... Guji

CASHUURAA OO KU BEEGAN 1da MAARSO
Cashuuraa Waa Maalin Fadli Badan oo loo baahan yahay in...
 Guji

WARARKA KALE EE FEBRAAYO.. GUJI

.. 


Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.