SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2004»  AUGUST  

 

Xuseen Caydiid, C/Lahi Yusuf & C/Lahi Cadow oo Ka Hadlay Arimaha Shirka Kenya
»C/laahi Yuusuf oo wadahadal la yeeshay taageerayaashiisa
»C/laahi caddow: "hogaamiye uma xayrinaanayo dalka".
»Xuseen caydiid: "Dhaartii ka dhacday QM Xaq ma ahayn"
Dhammaan ka akhri halkan...

Baaq ay Wadajir usoo Saareen Geri iyo Cabdi Koombe
oo ay u direen IGAD & Hay'adaha jooga shirka Kenya.. Guji

WARARKII AGOOSTO 25
» Bayaan kasoo baxay Beesha Tolomoge..
» Kulan taageero ah beesha Silcis Gargaarte...
» Dhaarinta Xildhibaanada sidee looga arkay Sudan..

Dhammaan ka akhri halkan...

Wararka Soomaalida Ku Hoos Nool Gumeysiga Itoobiya
Gaadhi Awaare lagaga gubay gumaysiga Itoobiya Guji 25/8

Tababare Kobey oo  ku Geeriyoodey Nairobi 
xoghayihii xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta.. Guji 

Col. Abdullahi Aduunka Ma Nala Arkay
Qoraal kasoo baxay SPR ayaa..
Guji.. Aug 24

Qaabkii Dhaarinta ee  Baarlamaanka Soomaaliya
Warbixin muuqaal guud ka bixineysa shirka Kenya... Guji

MAGACYADA XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA SHALAY LA DHAARIYAY
Liiska xubnaha la dhaariyey ka akhri halkan... Aug 23

Baarlamaan aan Dhamaystirnayn oo Soomaalida Loo Dhaariyey
»203 xubnood oo Nairobi lagu dhaariyey..
»Puntland oo Laga Yaabo in ay Ka Baxdo Shirka...
»C/Qasim: "Yaan Lagu Deg-degin Dhaarinta Xildhibaanada"
»Isbahaysiga Kismaayo oo ku Jira Abaabul Dagaal..
»Labo ruux oo lagu dilay aagga Buulo Mareer iyo Baraawe. 
Dhammaan ka akhri halkan.....

Kulan Lagu Qabtay London, UK oo Looga Hadlayey
Suladaan Hurre iyo Dhammaan Soomaalidii Kale oo Lagu diley... Guji

»WAA KUMA J.F.KERRY::: Qaybtii 2aad

Saleebaan-Gaal: "Aniga Iyo Siilaanyo waxba iskuma Hayn..": Waraysi dheer ayuu Saleeban M. Aden ku...  Guji

Haweeney  56 jir ah Dhashayna 13 Cunug Aabe La'aan Mudo 4 Sano Gudahood ah!
Arintan oo ka dhacday kenya ayaa...  Guji

MAALINTII XUSUUSTA - SULDAAN HURRE & GEESIYADII KALE
Qoraal ka soo baxay "Sultan Hurre Human Rights Focus (SHHRF)".. Guji..

WARARKA AGOOSTO 20
»Banaan  bax ay sameeyeen maanta qaar ka mid ah ergada shirka
»Madax dhaqameed maanta halkii ay daganaayeen laga saaray.
»Wasiirka A/Dibadda jabuuti oo maanta soo gaaray madasha shirka.
»Dhaarinta Xildhibanada oo markale la filayo in dib loo dhigo...
»Shaxda Kuraasta Xildhibaanada ee Beesha Harti Daarood...
»Beesha Saruur :-Daawada Hadey Bukooto Maxaa lagu daweeyaa.
.
Dhammaan ka akhri halkan...

Jarmalka oo la sheegay in uu taaggeeri doono Dawlad ka dhalata shirka Soomaalida
Warbixintii Ridwaan Xaaji..
. Guji Aug 18

DILKII SULDAAN HURRE EE KALABAYR & SANNAD GUURO
Qoraal ka soo baxay SPR ayaa...
Guji Aug 18

Dib u dhac kale oo Kuyimid Dhaarintii Baarlamaanka Soomaaliya
Wararka ka imanaya shirka Soomaalida mudada dheer uga socdey dalka kenya ayaa sheegaya in...
Guji Aug 17

Baaq Nabadeed Ku Wajahan Beelaha Mudulood
ee ay dagaalladu ku dhex marayaan gobolka Galguduud magaalooyin ka tirsan... Guji... Aug 17

Waraysi: "Dahir Yare" oo Waraystay C/casiis 'Xildhiban'

MAGACYADA XILDHIBAANADA BEELAHA ISAAQ OO DHAMAYSTIRAN
liiska magacyada xildhibaanada beelaha Isaaq ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa... Guji... Aug 17

Gudoomiyaha JWXO iyo wafti uu hogaaminyo oo booqasho ku tagay  K/Afrika
iyo Sanad guurada 20aad ee ka soo wareegtay aas aaskii JWXO... ka akhri
wararkii Ogaadeenya Aug 17

Soomaalida Holland iyo cunista Qaadka
Warbixintii Maxamed Xaaji... Guji Aug 17

WAX QAYBSIGII HARTI OO LA ISKU MARI LA YAHAY
Nairobi:: Waxay arrintu cirka isku sii shareertay markii ay Isimadii iyo hogaamiyaashii siyaasaduna tiraba. Guji... Aug 16

Beesha Awrtable oo Maxamed Cabdi Yuusuf u dooratay Gudoomiyaha Gudiga Siyaasada [Agoosto 15]

WARARKII AGOOSTO 14
»Dagaalo ay kudhinteen 20 Qof oo ka dhacay Degmada Ceeldheer
»Magacyada xildhibaanada beelaha Digil iyo Mirifle...
»Urur la magac baxay SOJTO oo Muqdisho lagaga dhawaaqay
»Dadweynaha Reer Cadaado oo la kulmay Waftigii Xaqiiqo Raadinta
»Carwadii SIMAD oo la soo gabagabeeyay
Dhammaan ka akhri halkan...

Ciidamada Itoobiya oo si badheedh ah u dilay oday caan ah oo Ogadenya laga yaqaano
iyo Dad shacab ah oo lagu xidh-xidhay magaalada Dhagaxbuur ee Wadanka Ogadenya...
Guji

Bayaan kasoo baxay Beesha Yuusuf Daarood
iyo Odayaasha beesha Cali saleebaan oo...
Guji August 13

OGEYSIIS REER MINNEAPOLIS:: Shirweyne Ku saabsan Doorashada Maraykanka iyo xuquuqdaada .... Guji

Reer Shabeelle oo Soo Bandhigay Geed Mireed aan Hore Loogu arag Soomaaliya... Warbixintii carwada SIMAD

Siilaanyo oo si kulul uga jawaabay Hadalkii ka soo yeeray David Bell
Hadalkaas oo kusaabsanaa dib u heshiisiinta Somaliland iyo Koonfurta... Guji..

Xiddiga la Saadaalinayo in uu Noqon Doono Madaxweyne Maraykan ah oo Madow.... Akhri faaladii Aden-Gaas

WARARKII AGOOSTO 11:::
»Caqabado Muqdisho kasoo wajahay Guddiga xaqiiqo raadinta..
»Ka hortag Afgembi lala maagan yahay C/Qaasim...
»Guddiga xalinta khilaafaadka: Soomaalida wax u qaybin meyno...
»Nabiil Canshuur ootaageeri doona Dowlada kasoo baxda Shirka Kenya.
»Digniin Kuwajahan Musharixiinta xillka Madaxwaynenimada Som...
»Beebe iyo Bashiir oo mucaaraday Dowlada lagu dhisi doono kenya..
Dhammaan ka akhri halkan...

Magaalada Marka oo Laga mamnuucay Haweenka Ajaanibta ah ee Madaxa Qaawan
»Khilaaf soo kala dhex galay Maamulka G/Shabeelaha Hoose..
»Guudow iyo Darmaan oo damacsan inay Dowlad cusb ku dhawaaqaan..
»Ururka USC/SNA garabka Saciid Bul-bul oo diiday inay qaabilaan ..
»Xarunta Dr.Ismaaciil Jimcaale oo soo saartay Warsaxaafadeed ..
»Beelaha Murusade iyo Mudulood oo soo gudbiyay Magacyada Xil..
»Beesha Gaaljecel oo laba liis u kala gudbisay IGAD..
Dhammaan ka akhri halkan.. Agoosto 10

Qaramada Midoobey xafiis gargaar ka furtay Ogadenya
iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhibaato ku haya dadka magaalada Qudhacjooma... Guji Aug 10

Musharax Cusub oo kusoo Biiray Tartanka Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho: Max'uud Xasan Taakow ayaa ... Guji Aug 10

Nabadgalyada Boosaaso oo soo Hagaagaysa
iyo Abaaraha ay ka Dhaga nabteen Hay'adaha Caalamiga iyo Deeq loo fididyey Qaxooti reer Oromo ah
Guji Agosto 9

WARARKII AGOOSTO 9
»Qorshaha kordhinta xubnaha Baarlamaanka oo helay taageero..
»Yalaxoow oo diidey inay xaruntiisa booqdaan Guddiga Xaqiiqo raadinta
»M/ ku xigeenka DGPL oo ka jawaabay Dacwadii dhawaan lagu....
»Sheekh Aweys oo cadeeyay in aan Ciidamo  la keeni karin Somaliya..
»Beelaha Mudolood & Gaaljcel oo qeybsatay Xubnaha B/manka uga..
Dhammaan ka akhri halkan

Qorigii lagu dilay Mussolini oo laga helay Albania
Iyo Hooyo Ruush ah oo canugeedii u dishey gaajo awgeed.. Guji

WARARKA TODDOBAADKA EE GAALKACYO..
Bosaso: Xaqiiqda Dhabta ah ee  Xariga 2da nin ee kongaliiska ah

WARARKII AGOOSTO 7 & 8::
»Beesha Gaalboore kuma qanacsana Xubuntoodii la siiyey gabadha
»Digniin kama dambeeys ah oo la siiyay Beelaha ka qaybgalaya shirka
»Go’aankii C/Lahi Yusuf Oo Ay Taageereen siyaasiyiinta…..
»Dalboon:” X. Ceydiid iyo Caato afduub ayey ku haystaan Saruur"
»Beelaha Cali Saleebaan Waa Beelaha Harti Mana Ogolaanayaan Dulmi 
»Taageerayaasha Qanyare iyo Indha-cade oo ka heshiiyay Dagaalada
»C/lahi Yuusuf: 7 xubnood baarlamaanka haloogu daro Beel Kasta
»Ganacsadata Soomaaliyeed oo ku soo biiray Dadka loolanka..
iyo WARAR KALE OO GOOS GOOS AH...

Sharciga (TPS) oo Loo Cusbooneysiiyey Soomaalida ku Dhaqanka Maraykan
Sharci ka soo baxay Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in muddo 12-bilood ah loo kordhiyey... Guji

WARARKII AGOOSTO 6
»Dhaarintii Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Dib Loo Dhigay
»
X. Ceydiid iyo C.Caato oo Xilkii Ka Qaaday Ugaaska Beesha Ceyr ... Ka ka akhri halkan... August 6

Wadanka Ogadeniya oo la Sheegay in ay Abaari ku soo Food Leedahay
iyo
Xasuuqii Gambela oo warbaahinta caalamku soo qaadatay Guji

WARARKII AGOOSTO 5:::
»WARARKII SHIRKA DIB U HESHIISIINTA
»C/LAAHI YUUSUF OO XALAY LOO GUDBIYAY WARQAD QORAAL AH
»DAGAAL XALAY KA DHACAY MUQDISHO
»Beesha Saruur oo Sheegtay in aysan gudbin Xubno Baarlamaan
»Maxkamada Ifka Xalane oo Baabi'isay dacwal loo haystey 3 dumar ah
»Carwadii 2aad ee SIDAM oo Muqdisho laga furay
Dhammaan ka akhri halkan...

WARARKII AGOOSTO 4
»Nairobi: Kulankii 9aad ee W/Arimaha Dibada IGAD oo Furmay
»Nairobi: Magcaabid Xildhibaanada Beesha cali Salebaan
»Suudaan: Dibadbax Ka Dhacay Khartuum
»Qardho: Siminaar Aqoon kororsi oo loo xiray 200 oo arday
»Holland: Ciyaaraha Soomaalida Yurub oo ku soo gaba gaboobay
»Kenya: Agabgurashada Ardeyda Jaamacadaaha Kenya..
Dhammaan ka akhri halkan...Guji

Warsaxaafadeed Kasoobaxay Shirkadda Dalsan
Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka ayaa
Guji

WARARKII AGOOSTO 3:::
»Seminaaro ku saabsan dacwada oo lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo 
»Wadankee ugu nolol wanaagsan aduunka?
»Dagaallo gobolka Doollo ku dhexmaray shacab reer Ogaadeenya ah
Dhammaan ka akhri halkan...

WARARKII AGOOSTO 2:::
»CIRAAQ: Ninkii Soomaaliyeed ee Lagu Heystay Ciraaq oo lasiidaynayo
»NAIROBI:: Bootaan Barre: Kablalax waa shan Beelood
»CANADA:  Beesha Nuux Max'ud  oo Ka jawaabtey Qoraalkii Tooxow
Dhammaan ka akhri halkan....

WARARKII AGOOSTO 1:::
»HARGEYSA:: Wariye Abdiaziz Ahmed oo ka Dagey Hargeysa
»GEDO:: Warsaxaafadeed: Ururka Horumarinta Dhalinyarada Gedo
»MUQDISHO:: Dibadbax lagu xusay geeridii caydiid oo ...
»MORGAN cunaqabataynta halaga qaado, waa dadaalka ay..
»NAIROBI::  Harti, Absame iyo Dir oo Qaadici doona Shirka haddii..
»IGAD:: Waa in 2da-Agoosto  lasoo gudbiyo magacyada xubnaha...
»NAIROBI: Beesha Cabdi Koombe oo Baaq Kale u Dirtay IGAD
iyo Warar kale oo Goos Goos ah....

WARARKII JULY 2004... Guji

.. 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.