Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo
Warqad Kulul u Diray Meles Zenawi
TARJUMADII SOMALITALK |
APRIL 25, 2002

Abdirizak Haji
Hussen [Somalia PM 1964-67] |
Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya sannadihii 1964-67, Cabdirisaaq Xaaji
xuseen , oo hadda kusugan magaalada Minneapolis, Minnesota, ayaa waqad dheer
oo dhinacyo badan taabanaysa u qoray ra'iisul wasaaraha Itoobiya Meles
Zenawi.
Cabdirisaaq waxa uu warqadiisa ku bilaabay in uu aad uga fiirsaday
sooqoritaanka warqaddaas, isla markaana uu u arkay in ay tahay lagama
maarmaan in uu la qaybsado dareenkiisa arimaha Soomaaliya ee waji gabaxa leh
oo sii xumaanaya maalinwalba, iyo heerka ay Itoobiya ka qaadatay sii
dheeraynta arintaas, taas oo weliba uu cabdirisaaq yiri kuwaasi waa dareenka
Soomaalida xogta lasocota.
Waxaa uu Cabdirisaaq xusay in bilowgii ay Itoobiya arimaha Soomaaliya
dhexdhexaad ka ahayd, laakiin sida ay u muuqato ay arintaas dib uga
fiirsatay ... taas oo noqotay salka wajihida cusub. siyaasada cusub ee
Itoobiya ee kuwajahan Soomaaliya waxa ay noqotay, ayuu yiri, mid ku dhisan
xulafaysi marka ay la xaajooneso qaybaha Soomaaliya iskaga soo horjeeda.
Taas oo ah faragelin arimaha gudaha Soomaaliya.
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo kamida madaxdii Soomaaliya wax kasoo xukuntay
waagii Soomaaliya ay magaca kulahayd maqaamka caalamka, waxa uu yiri:
Su'aasha la isweydiinayaa waxa ay tahay, Itoobiya ma waxa ay rabtaa in ay
sheegato Soomaaliya, si ay u adeegsato badda Soomaaliya, iyadoo arintaas ugu
curaareysa qaranka Soomaaliya? haday arintu saas tahay ayuu yiri, malaha si
taas loo gaaro waa in la adeegsado habkii gumaystayaashii gaboobey oo ahaa
in la kala gato caaqilada iyo qabaa'ilka (iyo hadda kuwa aadka u fikradda
gaaban ee qabqablayaasha dagaalka ah). Qaabkaas oo ah in qaybo Soomaaliya ah
lagu qabsado, ama gebi ahaanba.
Qoraalkaas oo aad u dheera waxa uu cabdirisaaq xusay in Itoobiya ay
jebisey qaraarkii qaramada midoobey ee ahaa "Resolution 733 (January 23,
1992), kaas oo ahaa in Soomaaliya lagu soo rogo cunaqabatayn xagga hubka ah.
Taas oo Cabdirisaaq sheegay in itoobiya ay hub siisay Soomaaliya, gaar ahaan
Mogadishu, Bay, Bakool, Gedo, Jubaland, iyo Puntland, arimahaas oo uu weliba
sheegay in ay yihiin sir waadax ah.
Waxa kale oo Cabdirisaaq xusay waraysi ay BBcdu la yeelay Meles Zenawi
kaas oo uu Zenawi yiri "Itoobiya waa dal aan bad lahayn, waana ka faa'iidi
lahayn hadii ay Soomaaliya dawladi ka dhalato, maadaama ay Soomaaliya tahay
waddan bad ku xeerantaahy", taas oo sida uu Zenawi sheegay ay Itoobiya ka
go'an tahay in ay ka shaqayso nabada Soomaaliya, arinta waraysigaas isagoo
cabdirisaaq ka jawaabaya waxa uu yiri waxa keliya oo waraysigaaga laga
qaadankaraa in sidiisa loo qaato, taas oo ah in aad xaqiiqada kor ku xusan
diideysid.
Cabdirisaaq oo la talinaya Zenawi waxa uu yiri " waxaa ugu haboon ee
Soomaaliya aad ka qabankartaa waa in aad si cad u muujisid in aad beri
katahay qabqablayaasha dagaalka ee qaramada midoobey ku tilmaameen in ay
caqabdda ku yihiin nabada iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya. waana in aad si
fagaare ah u tiraahdaa "qof kasta oo aan nabadda (somalia) ka shaqaynayn
itoobiya yuu ku xisaabtamin". Waxaan aaminsanahay, ayuu yiri Cabdirisaaq,
haddii aad, waa Zenawi'e, si cad sadaradaas u bayaamisid in ay suurta gal
noqonkarto in xal loo helo Soomaaliya, habka ugu wanaagsana waa in aad
sidaas ka caddaysid shirka lagu wado in lagu qabto Nairobi. Waa hadii
Itoobiya aysan xiisaynayn Soomaaliya oo aan nidaam kajirin oo kala qaybsan.
Ugu dambayn Cabdirisaaq warqaddaas uu u diray Zenawi waxa uu ku soo
gabagabeeyey isagoo yiri: "Dhammaan qabqablayaasha dagaalka ee ku
dhaaranayaan in ay ama madaxweyne iyo/ama ra'iisul wasaare noqdaan waa in si
waadax ah loogu caddeeyaa in sida hamigaas lagu gaari karo ayasan ahayn kala
qaybinta dadka. Qof kasta oo ku hanweyn in uu noqdo hoggaamiye waa in uu soo
ban dhigo ama la yimaado, si xor ah, isagoo dadka ku qancinaaya aragtidiisa
sababta uu ugu qalmo in dadku rumaystaan (ama hadalkiiisa aamnaan) ama
taageeraan, halkii uu khasab qori caaradii dadka ugu jajuubi (khasbi) lahaa
waxa uu rabo.
Qoraalkii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen nuqul kamida oo SomaliTalk.com soo
gaarey ka akhri hoos:
April 15,2002
HIS EXCELLENCY MELES ZENAWI
PRIME MINISTER
FEDERAL GOVERNMENT OF ETHOPIA
ADDIS ABABA, ETHOPIA
Your Excellency,
My name is Abdirizak Haji Hussein, former Prime Minister of Somalia
(1964-67). I currently live in the United States, but I follow closely
events in Somalia and the Horn.
After careful consideration, I thought it pertinent to write this
personal letter to Your Excellency to share with you my feelings and
concerns, which I believe are the feelings and concerns of most concerned
and informed Somalis, about the pathetic and ever deteriorating situation in
Somalia, and the role Ethiopia has been playing in such a prolonged crises.
Specifically, I would like to share the following points.
Ethiopia has, especially since 1992, been actively involved in Somalia’s
crises. Several conferences on national reconciliation have been held in
Ethiopia, some of which were initiated and sponsored by your Government. At
the beginning, it appeared that your government’s approach towards the
crises was fundamentally neutral, which was much appreciated by anyone who
really had Somalia’s plight at heart. But, since Cairo’s reconciliation
conference, it appears that Ethiopia has had second thoughts----and this has
become the basis for a new approach.
The new policy seems to be oriented towards partisanship and clientalism
when dealing with the Somali rival functions. This has led to a gradual but
steady pattern of meddling in Somalia’s internal affairs. In turn, such a
posture has further aggravated the political and security situation.
At this point, the question many a Somali is asking is this: Does the
Ethiopian Government’s new attitude revive the old Ethiopian claim towards
the land of the Somali nation, and, therefore, access to the sea at the
expense of the Somali nation? If so, perhaps the best means to achieve this
would be to follow the classic footsteps of the old colonialist technique of
manipulating local chieftains and playing one clan or group of clans (and
now petty warlords too), against the others. Such a new scramble will
include a military occupation of parts, if not the whole, of Somalia on an
orchestrated pretext---like Altihad and “terrorism” threatening Ethiopia
national security—and then trying to build up a thousand and one excuses to
stay put. This may sound like an exaggeratingly surrealistic scenario. I
hope it is just that.
But then there is the UN Security Council resolution on the situation in
Somalia (SC/7346 of March 28, 2002) which, among other things, “noted with
serious concern the continued flow of weapons and ammunition supplies to
Somalia from other countries and reported training of militia and plans of
major offensives in southern and northeastern parts of the country.” The
council further “insisted that no state, in particular those of the region,
should interfere in the internal affairs of Somalia. Such interference only
further destabilizes Somalia-----and could jeopardize the sovereignty,
territorial integrity, political indepence and unity of the country…”
Though the resolution refrained from naming any specific country, the
illusion is clear. Your Excellence, it’s an open secret that your government
has been in violation of UN Security Council Resolution 733 (January23,
1992), which established an arms embargo on Somalia. There is evidence that
you have been supplying weapons and ammunition to a number of Somali
warlords in different areas of the country, more specifically in the
Mogadishu area, in Bay, Bakool, Gedo and Jubaland regions, as well as in the
northeastern (Puntland) region in a bid to strengthen the military and
political fortunes of those warlords who are known to have close links with
your government. “The reported training of militia” by your government’s
officers both in “southern and northeastern parts of the country” for “major
offensives” is also an open secret.
I have read with keen interest the transcript in Somali of the long and
interesting interview Your Excellency had with the BBC (Somali service) that
was aired on April 4, 2002. Here, you deny that above allegations by stating
that the new Ethiopia under your leadership is completely opposed to the
policies and practices of the former Ethiopian rulers. BBC reports also that
you made it clear that Ethiopia ‘s stated policy on Somalia is one that is
committed to work toward helping Somali’s overcome their present political
difficulties, not take advantage of it. Your Excellency is also reported to
have added, “ with a Somalia on solid foundation, Ethiopia would have gained
many benefits.” Citing some examples you reported to have said: “ Now, we
are land locked. In Somalia, there’re many sea-ports on the Indian Ocean.
Many of those ports are adjacent to our country. With a stable government in
Somalia, we could have had opportunities that now do not exist. So, not only
would we lose nothing if there were a stable government in Somalia but we
would have gained much.”
This is a very heartening and most welcome statement. But how does one
square that with the facts on the ground this is a fundamental contradiction
that must be addressed.
I, for one, think that your interview with the BBC (Somali service) Chief
editor -Yusuf Grad Omar should be taken on its face value. However, I hope
you butters you’re ennobling sentiments with concrete and fitting actions.
There would be no better time for Your Excellency personally, and for
Ethiopia, to win not only the appreciation of the Somali people, but also,
to earn the worldwide recognition of being a wounded healing statesman of
contemporary Africa
One of the crucial roles Your Excellency can effectively play would be to
make CLEAR to those warlords who, in the words of UN Security Council, “
continue to be obstacles to peace and stability in Somalia,” as well as to
the national reconciliation efforts, that Ethiopia is not interested in a
chaotic and divided Somalia. Moreover, you should assert publicly that
anyone who is not for peace and unity in Somalia should NOT count on
Ethiopia’s good offices. In my view, if you make a public stand along these
lines, a solution to the crises of the long-suffering Somali people would be
probable. An ideal moment to announce this point might be around the
forthcoming date of the conference in Nairobi.
All the warlords who are vying for becoming either the president and/or
prime minister, should be made to realize, loud and clear, that the way to
achieve such an ambition is not divide the people, with each cutting the
other’s throat. Anyone who aspires to a position of leadership should
democratically, persuasively, and convincingly demonstrate why he/ she
deserves the peoples’ confidence/trust and support, instead of imposing
his/her will and whim at gunpoint.
I apologize for taking much of your valuable time.
Sincerely,
Abdirizak Haji Hussein
Prime Minister (1964-67)
Minneapolis, Minnesota
Fax/Telephone: (612) ***-****
[omitted for privacy reasons]
DISTRIBUTED VIA SOMALITALK
| April 25, 2002