Salaam African Bank

Salaam African Bank
Tel: 00253351544/ Fax: +253351534. Av.Pierre Pascal- B.P: 2550
Djibouti Repulique De Djibouti.
E-mail; info@banksalaam.com
www.banksalaam.com

Salaam African Bank

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Bulshooy bishaaro dhaha, waxaan idiin hayaa bankigii ugu horeeyey oo shareecada Islaamka ku shaqeeya oo bulshadeenu yeelatey Qarnigaan 21-aad oo magaciisa la yiraahdo Salaam African Bank,  misana adeegsanaya hababka casriga ah ee caalamku uu xilligan ku shaqeeyo.

Aan kuu bayaanshee barashada aqoontaada iyo waxa boqorka ku siiyey, hayska boobsiine bal si fiican u kala fur dhaayahaaga  oo Berigii Alle keenaba bulshooyinka caalamka, baratan bay ku jiraanoo baraaraha noloshiyoodiyo booska ugu horeeya  si ay u noqdaan bulshadaa horumartey.

Bulshooy, Salaam African Bank baalaha aduunyada beled iyo baadiyo, booskata aad joogto, biil waxaad u baahato iyo badeecooyinka dunida, adigoon boorso lacag lagu qaadato iyo buugaagg wax lagu qoro midna adeegsan baad  iibsan waxa aad doonto  ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank, wuxuu diyaar kuula yahay sameynta Xisaab Maaliyadeed ama dhigashada lacagaha, Sameynta LC-yada, Diridda Lacagaha, Maalgelinta shirkado hore u jirey iyo sameynta shirkado cusub ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank si waqtigaaga uusan u noqon mid aadan ka faa’iideysan, wuxuu keloo kuu diyaarshey E-Banking ama in aad kala soconkarto dhaq dhaqaaqa xisaabtaada wixii kuu soo kordhay iyo waxa kaa baxay, adigoo adeegsanaya Internet-ka meel kasta oo aad dunida ka joogto ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank haddaad xiriir la leedahay wuxuu kuu balanqaadayaa in Moobeylkaaga aad kala soconkarta xisaabta bankiga kuutaal iyo waxa aad isticmaashey, islamarkaana aad ka dirikarto lacag ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank, wuxuu bixiyaa Kaar lacageed (Salaam debit cart) aad ku iibsankarto wax kasta oo aad doonto, adigoo aadan lacag jeebka ku sidan, islamarkaana aad la tegeyso meel kasta oo aad doonto ee Salaam African Bank ha moogaan .

Salaam African Bank Waxaa kale oo uu bixayaa Master Cart oo aad meel waliba oo adunida aad ka joogto aad lacagtaada kala baxi kartid ama aad kaga dukaameysaneysid adigoo isticmaalaya internet-ka  qaab online ah ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank wuxuu keloo leeyahay adeeg Talefoon Banking ama Taleefanka Laynka ah ee Xafiisyada iyo Guryaha yaala, islamarkaana qaab Electronic ah kugu hagidoona waxa aad ka dalbato iyo adeega Habka ATM-ka ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank wuxuu xiriir la leeyahay Bankiyada Caalamka iyo Hay’adaha waaweyn ee dhaqaalaha  dunida, waxaa uu xarumo ku leeyahay dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalooyinka Hargeyso, Boosaaso iyo Muqdisho, Xaruntiisa ugu weyna waxay ku taalaa Caasimadda dalka Jabuuti, waxaa u maalgeliyaa qaabka ku saleysan shareecada islaamka, sida Mushaariko, Muraabaxa, mudaaraba istisnaa , ijaara  iyo qaybaha kala duwan ee maal-gelinta shareecada islaamku baneysey, waxaa uuna leeyahay awood iyo amaano uu ku guto hawshiisa ee Salaam African ha moogaan.

Wixii faah faahin intaa dheer kala xiriir  Tel: 00253351544/ Fax: +253351534. Av.Pierre Pascal- B.P: 2550

Djibouti Repulique De Djibouti.

Swift: ISEADJJD Ama E-mail; info@banksalaam.com ama booqo Website-ka;- www.banksalaam.com



 




Salaam African Bank
Tel: 00253351544/ Fax: +253351534. Av.Pierre Pascal- B.P: 2550
Djibouti Repulique De Djibouti.
E-mail; info@banksalaam.com
www.banksalaam.com

 

 

 

 

 

 

 

 






 

 

 

 

 

 

 

 



(C) SomaliTalk.com | Daabacaad: July 1, 2011