WARARKII JULY 31:::
»Ciraaqiyiinta Jooga
Soomaaliya oo Loogu Hanjabay qoor gooyo..
»C/Qaasim oo reer Ciraaq ka codsaday in ay siidaayaan Soomaaliga..
»Beeralayda Deegaanka Garoowe oo loo Qaybiyay 24 Matoor.
»Shirkii Wasiirada Arimaha Dibadda ee IGAD oo dib
loodhigay
»Diidmada Culumada Soomaaliyeed ee Shirka Kenya
iyo Warar kale oo Goos Goos ah....
July 31
GEERIDA HOGAANKII NABADA IYO DIB U HESHIINTA SL
Ciidmada Caga jiidka ah ee taliska Addis abeb
oo xabsiga u tixaabey dad shacbi ah.
Wararkii Radio Xorriyo.. July 30
Beesha Cabdi Koombe oo Cambaarayn Kulul Dusha
uga Tuurtay IGAD
War-saxaafadeed uu soo saaray Bootaan Barre Samatar ayaa ku bilowday
in...
Guji... July 30
C/LAAHI YUUSUF IYO TARTANKA MADAXWEYNE
Waa qormadii qiimeynta
tartama-yaasha jagada madaxweynaha dalka Soomaaliya ee 2004....
Guji
GABA GABEYNTA SEMINAARAKA WACYIGALINTA
GABADHAHA JAAMACADAHA IYO DUGSIYADA SARE EE MUQDISHO
Britain oo sheegay in ay Jiri Doonto
dib u Heshiisiin dhex marta Somaliland iyo Koonfurta.
Warbixintii Ridwaan Xaaji...
Guji July 30
Nin Soomaali ah oo Lagu Afduubtay
Ciraaq
48-saacadood kaddib oo loogu
hanjabay in madaxa laga goyn doono
IYO WARAR GOOS GOOS AH::::
»Magacyada xubnaha B/maanka
ee Beesha Xawaadle
»C/lahi Yusuf Kuma qanacsana
qaabkii wax loo qaybiyey
»Xisbiyo SL oo soo dhaweeyey
xayiraadii Gen Morgan
»Ahlu Sunna: Majirto dalad
kulimsa culimada Soomaaliyeed
»Hay’adda DR. Ismaaciil
Jimcaale oo cambaareysay fal lagula kacay..
Dhammaan ka akhri halkan
July 29
WARARKA SHIRKA NAIROBI :: JULY 28
»Leelkase oo Ku Gacansayray
hab-qaybintii Baarlamaanka
»Warqad ka soo baxday Xafiiska
Guddomiyaha Shirka...
»Qeylo dhaan ka soo yeertay
beelaha Dir iyo Daarood
iyo warar kale oo Goosgoos ah... Guji
Maraykanka oo 100,000 oo Doolar Magdhow u
Siiyey Laba Soomaali ah
C/naasir Cali Nuur iyo C/naasir
Khaliif Faarax oo ..
Guji July 28
Nadwo Diini ah oo ka Furantey Qardho
iyo Siminaar lagu soo
gabagabeeyey Muqdisho...
Guji July 28
»SHIRWEYNE
ISLAAMI AH OO KA DHICI DOONA CANADA
»
SHIRWEYNE KA DHICI DOONA MINNEAPOLIS
»
MU’TAMARKII 2AAD EE LEICESTER, UK
»Shir-weyne
Islaami ah oo ka dhaci doona London
WARARKA SUUDAAN IYO SAADAASHA WARFIDIYEENKA
xaaladda dagaal ee gobolka
Daarfuur
...
Guji
July 26
Saxafi Booqday Baardheere
Baardheere oo ah
magaalada labaad ee ugu tuulooyinka badan magaalooyinka Soomaaliya
ayaa..
Guji
July 26
KULAN DIINEED ISLAAMI AH OO LAGU QABAN
DOONO MINNEAPOLIS
Kulanka oo ku beegan September 4,5 & 6 waxaa..
Guji
Olole lagu ciribtirayo qoris iyo akhris la’aanta oo ka bilowday Gaalkacyo
iyo Simnaar socday muddo bil ah oo lagu soo gabagabeeyey markazka
al-imaam al-bukhaari ee Muqdisho...
Guji
Madaxweyne ku Xigaha DGPL oo Booqday Taliska Daraawiishta Ee Guutada 54-aad
& Duqa
Magaalada Garowe oo Dhagax Dhigay Taallo Cusub
Guji
Geerida Marwadii Madaxweynihii Hore ee Kenya, Moi
Warbixintii Maxamed 'Stanza'..
Guji July 25
Qardho oo Lagu Qabanayo Nadwo Cilmiyeed
Nadwo cilmiyeeda oo socon doonta muddo
hal asbuuc ah, waxay bilaaban doontaa Axada July 25, waxaana..
Guji
Baaq Ku Socda Madaxweynaha Mustaqbalka Dhow
& G/Baarlamaanka ee xagga ciidanka xogga dalka Somaliyeed
Guji
Beesha cali saleebaan waxay taageersan tahay Geedi socodka nabada
Qoraal ka soo baxay Guduumiyah Ergada ee beesha..
Guji
Tartan Sanadeedka Koobka Kubbadda Cagta
Wuxuuna inoo furmi
doonaa tartanka 13-08-04
Guji
WARARKII RAADIYO XORRIYO
Dagaalo dhexmaray ciidamada wadaniga xoreeynta Ogaadeenya iyo
ciidamada gumaysiga Itoobiya..
Guji
WIIL UU DHALAY WASIIR OO LAGU DILEY
BOOSAASO
Iyo wararka Muqdisho iyo Ogaadeenya...
Guji
Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka dhiidhiyey wax uu ku sheegay Axdi ku sheeg
[July 22]
Doorka Suxufiga Soomaaliyeed
Tacdiyada loo geysto Saxaafada..
Guji July 22
Sifaadka Madaweynaha Somaalida Maanta
Wargeys ka soo baxa Nairobi ayaa qoray...
Guji
July 22
Golaha Beesha Nuux Maxamud oo Jawaab
Ka Bixiyey Hadalkii Ganacsade Bashiir Raage
QUUDHSIGA IYO TAKOORKA QIIL MA LOO
HAYAA?!
Faaladii Toddobaadka ee C/Raxmaan
Eelay..
Guji
WARAR GOOS GOOS AH:::
»Dibad bax ka dhacay
Kismaanyo
»Maamulka Somali Land oo
Joojiyey Shir Ka Dhici Lahaa Burco
»Madaxweeyne Kuxeegnka
Puntland oo Ka hadlay Abaaraha PL
»Ururka Sowja oo Taageeri
doona Dowlada ka soo bixi doonta Shirka
Dhammaan
ka akhri halkan... July 21
Culimada iyo ducaadda Gobolada Baay iyo Bakool
oo guulo wax ku ool ah soo hoyiyay
Socdaal dacwadeed qaatay 21
maalmood ayaa..
Guji
July 21
Ciidamada Itoobiya oo xabsi dheer ku xukumay dad shacab ah
Liiska dadkaas ka akhri wararkii Xoriyo... Guji
July 21
Beelaha aan Weli Ku Heshiin Qaybsigii Xubnaha
Baarlamaanka
Beelaha Dir iyo Daarood
ayaan weli isla meel dhigin xubnaha uga qayb geli lahaaa
baarlamaanka loo...
Guji July 20
Jaamac Cali Jaamac oo Eedeeyey IGAD
iyo
Dad boqolaal sanno degenaa deegaanka Jamaame oo
halkaas ka soo qaxaya...
Guji
July 19
Zanawi oo ka hadlay eedeeymaha ah in aan
Itoobiya jecleyn Dowlad ka dhalata Somaaliya
»Ganacsade
Bashiir Raage oo sheegay inay gar tahay gooni isu taaga Gobolada
Waqooyi
»Nin
meydkiisa la garan waayay oo laga helay agagaarka guriga shaqaalaha,
Muqdisho..
»Winston Tubman “Illaa iyo
haatan Q/Midoobay kama hadlin waxa laga yeelaayo qabqablayaasha”...
iyo
Warar kale oo Goos Goos ah July 18
Col. C/lahi Yuusuf oo Joojiyay Nadwadii ka Socotay Gaalkacyo
Qoraal uu ku saxiixanyahay Gudoomiy ku xigeenka gobolka Mudug ayaa
shaaca ka qaaday in
Guji
July 17
DKMG oo ka Hadashay Afduubkii Culimada
Bayaan ka soo baxay Xafiiska
Warfaafinta Dowlada KMG ah ayaa waxaa lagu cadeeyay inysan Guji
July 17
Dallada Culimada Somaliyeed oo Qabtay Dood
dood cilmiyeedaas oo ku saabsan ka
hortagga afduubka iyo ka ganacsiga dadka...
Guji
Wararkii Radiyo Xorriyo ee maanta
Urur ay Oromadu
lahayd oo jiray in ka badan 40 sano oo la mamnuucay...
Guji
C/Lahi Yuusuf oo u Ambabaxay Kenya
Kaddib markii uu saakay
dhagax dhigay Jaamacad laga dhisi doono Gaalkacyo ayuu u dhoofay
Nairobi si uu...
Guji July 16
Maxkamadaha Islaamiga ee G/Banaadir oo Samaystay Gole Sare
»Shir
ay isugu yimaadeen Beelaha Hawiye oo lagu kala dareeray
»is
diwaan gelinta shirkadaha ka qayb galaya carwada labaad
iyo warar kale ka akhri halkan... Guji
July 16
Qaramada Midowday oo Taageeri Doonta Dawlad
Lagu Soo Dhiso Shirka Kenya
»Kenya oo ugu baaqay
Soomaalida inay soo afjaraan Shirkooda
»Col.C/laahi Yuusuf oo soo
bandhigay Xubnaha Cusub ee Dowladiisa
»Maxwell oo ka dayriyey
Amaan daro xoogan oo ka jirta Soomaaliya
Dhammaan ka akhri halkan... Guji
Weerar Lagu soo Qaaday Masjid ku yaal Gaalkacyo
Dariiqada Heemo oo burburkii
Soomaaliya ka dib laga soo musaafuriyay Baardheere ay...
Guji
Beesha Cali Saleebaan oo Taageeray Cali Khaliif
Baaq ka soo baxay beesha Cali saleebaan ee UAE ayaa...
Guji
Prof: Galeyr oo Qado Sharaf u Sameeyay Siyaasiyiinta Beesha Daarood
Waxana uu muujiyey in uu Doonaayo
in uu mar labaad isu soo taago jagada ugu saraysa hoggaanka
Soomaaliya
Guji
Soomaalida washington Dc.oo soo
dhaweeyay Walaalahooda Somali Bantuu:
Warbixintii Adan Gaas
Guji
Muuse Suudi oo u Ambabaxay Kenya
iyo IGAD oo markii ugu
horeeysay ku dhawaaqday inay ansixisay Liisaskii ay u soo
gudbiyeen Beelaha...
Guji July 14
Go’aamo muhiim ah oo ka soo baxay kalfadhigii Golaha Dhexe ee JWXO
& Itoobiya oo xadka Kenya ay la
wadaagto miinooyin ku aastay
Guji
»».FAAQIDAADII
CIYAARAHA EE MAANTA
[Guji]
»».Qaybtii
14aad: ee
Ciyaaryahanadii Qarnigii 20aad
Dr.C/qaasim iyo Gen. Galaal oo lagu eedeeyay Afduubkii Wadaado Soomaaliyeed
iyo Kolonzo Mosyooko oo
markale loo xilsaaray inuu mas'uul ka Noqdo Shirka Somalida ugu
Socda Kenya
Guji
July 14
QUURSIGU QIIL MALEH
Shirweyne
si heer sare ah loo soo abaabuley oo lagu qabtay Jaamacadda
Minnesota ayaa looga hadlay Takoorka iyo Quursiga; waxaana
Guji july 14
OLOLAHA LADAGAALANKA GUUR IYO HAYB SOOCA
Nimaan hadlin Hooyadiisna Qadisay; waa qaybtii labaad ee qoraalo
taxane ah oo uu qoran...
Guji july 13
Aqoon iswaydaarsi Cilmiyeed ka Furmay Gaalkacyo
& 500 oo wiil oo seminaar looga furay
Muqdisho
Guji july 13
Hooyo Soomaaliyeed oo Gabdhaheeda Cafis Weydiisatay
Hooyo Soomaaliyeed oo degan Minnesota
ayaa..
Guji July 12
WARAR GOOS GOOS AH
Dowladaha Argagixisada raadsada
iyo argagixisada oo saldhig ay ku dagaallamaan looga abuurayo
Muqdisho
Guji July 12
Warbixin ku saabsan warqaddi Nabi Muxamed u qorey boqorkii Hiraqle
waxaa isku soo dubaridey Amiin...
Guji
Col: Cabdi Yasiin oo lagu wareejiyey Xilka Dowlada Hoose Boosaaso
Abaanduulahii Ciidankii GBP ee
Mucaaradka ku ahaa Maamulka uu hogaamiyo Col: C/lahi Yusuf ayaa lagu
wareejiyey
Guji
Dr Al-Qardaawi oo muslimiinta kula hadlay Ingiriiska
Warbintii Ridwaan Xaaji...
Guji
C/Qasim
& Tartanka Madaxweynanimada
Waa qaybtii koowaad ee qormadii qiimeynta tartama-yaasha
jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee 2004...
Guji
Madaxweyne Kuxigeenka DGPL oo Maanta Lagu
Dhaariyey Baarlamaanka Hortiisa
iyo warar sheegaya in
isabadal lagu samaynayo maamulada gobolada iyo
degmooyinka PL iyo Ururka Suxufiyiinta Puntland Oo Maanta Shirwayne
Uga Furmay Garoowe..
Guji
July 10
Koffi Annan oo Booqday Shirka Soomaalida
waxana uu Noqday Xoghayihii ugu horeeyay ee QM.oo booqda shir
soomaaliyed
Guji
July9
"Maamulka Somaliland Shuruud waa inay soo daayaan dhalinyaro ku xiran Jeelka Haragaysa"
Sidaas waxaa yiri Waxgaradka Beesha Isaaq ee Magaalada Muqdisho
Guji
July 9
Soomaaliya iyo Qabqablayaasha Dagaalka
Faaladii Toddobaadka ee Maxamed
Xaaji (Ingiriis)
Guji
July 8
Waxqabadka PL iyo Waayaha Gobolka Sool
Warbixintii uu Laascaanood
kasoo diray Asad Cadaani
Guji
Kulan dacwadeed oo Lagu soo Gabagabeeyey Galdogob
Kulankaas oo loogu magac daray 'nolosheena ayaa ku jirta Islaamka'
ayaa waxaa...
Guji
July 8
Halkee marayaa qaybsiga Baarlamanka ee Beelaha ka qaybgalaya shirka Mbagathi
...waxaa ku yimid dib u
dhaca ka dhashay beelaha qaar oo uu wali ka dhex jiro khilaaf
Guji
July 7
SEMINAARAKA WACYIGALINTA ARDAYDA JAAMACADAHA IYO DUGSIYADA SARE EE MUQDISHO
...oo lagu qabtay
xarunta Al-Imaam Al-bukhaari ee wacyigalinta
Guji July 7
Dagaallo dhex maray ciidamada xoraynta Ogaadeenya iyo kuwa gumaysiga Itoobiya
Ka akhri wararkii radiyo xoriyo...
Guji
Qoraal kasoo baxay Hogaamiyayaasha Beelaha
Hawiye
Hogaamiye Kooxeedyada ugu
tunka wayn Beesha Hawiye ayaa
Guji
WARARKA SOOMAALIDA MINNESOTA
Soomaalida reer
Minnesota oo lagu amaanay inay ganacsiga isku garab qabtaan iyo Urur
Cusub (SYU) oo xusay sanad guurooyinkii xornimada Soomaalida ee
June 26, 27, iyo Julay 1deeda Guji
July 6
Ruwaayadii Aduunka ugu dheerayd:
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaalida, Mbgathi, Kenya.
Guji [salahuddin]
14-sano kaddib oo shacabka Soomaaliyeed ay cabayaan Coca-cola lagu farsameeyey dalkooda
HORUMARKA
SHIRKA IYO HAABASHADA DAWLADNIMO
Faalladii Ibraahim Maxameddeeq ee
maanta
Guji
BAYAAN: Daladda Culimada Soomaaliyeed
Bayaankaas oo ka hadlay qodobada kala ah:
Guji
Dowlada KMG ah oo ku Dhawaaqday inay ka Baxeeyso Shirka
Nairobi
»Ganacsade
Bashiir Raage oo Beeniyay
Dilkii Nin culumo ahaa..
»Qoraal
kasoobaxay Maxkamada Islaamiga ee Muqdisho..
»IGAD
oo diiday Liisaskii is khilaafsanaa
ee beelaha Hawiye...
Dhammaan ka akhri halkan...
Dhicii loo Gaystay Shirkadda Xawaaladda ee Dalsan
iyo Somalida ku nool Magaalada Nairobi
oo Saamayn wayn ay ku yeelatay
Guji
Affey: Dawladda Soomaaliyeed waxaa lagu
dhawaaqayaa 30 July 2004
Danjire Maxamed Cabdi Affey
oo ah Safiirka Kenya ay u magacawday Soomaaliya oo waraysi siiyey
Ridwaan..
Guji
Wareegtadii Kasoo Baxday Madaxweynaha DGPL
Baarlamaanka PL oo Laga Hor Istaagey Shir ay
Yeelan Lahaayeen iyo
Laba weriye oo Saakay Lagu Xiray Garoowe
Guji
Madaxweynaha DMG ah oo ka hadlay maalmaaha 26juun iyo 1da luulyo
C/qaasim salaad xasan oo
xaflad ku qabtay madaxtooyada KMG.ayaa...
Guji..
July 3
Cali Khaliif Galeyr oo Nairobi Soo Gaaray
”Waxaan Diyaar u ahay in aan ka
qeyb qaato Dhismaha Qaranka,waana joogi doonaa ilaa…
Guji
Magaalo ku taalla Kililka Tigreega oo
bandow lagu soo rogay
iyo Ogadeniya oo la sheegay
inay abaari ku soo food leedahay
Guji
Dayaxgacmeedka Cassini oo Sawirro kasoo Diray
Meeraha Raage
Baaritaan cilmiyeed lagu
sameeyey meeraha lixaad ee garaangarta leh oo Soomaalidu u taqaanno
Raage ama Saxal ayaa
Guji
Xaalufin iyo Dhibaatooyin laga soo sheegayo Xeebaha
Gobalada Mudug iyo Galgaduud
Wararka ka imanaya xeebaha
u dhexeeya Cige ilaa Garacad waxay sheegayaan in maraakiib waaweyn
oo...
Guji
July 2
1da Luulyo oo Qaahiro Maalintii 3aad Looga Dabaal Degay
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Daggan Masar ayaa
Guji
Munaasabad 1da Luulyo Loogu Qabtay London, UK
Munaasibadan oo ay ka qayb
qaateen Soomaali fara badan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka...
Guji
Xaaladda Puntland Waa "Gacan-Ku-Dhiigloow Xaal Qaado"
Sidaas waxaa ku bilaabmay qoraal kasoo baxay SPR...
Guji
July 1
25 sano iyo bar oo Keliya ayaa Lagu Xakumay Ninkii Diley
Taxi-Wadihii Soomaaliyeed
Minneapolis: Arbacadii ayaa
la xakumay ninkii diley marxuum Axmed Xuseen Axmed oo ahaa taxi-wade
..
Guji
Waraysi Goolhaye Axmed Maxamud
Faarax:
“Waxaa la joogaa waqtigii aan noqon lahaa Goolhayaha Xulka Qaranka
Soomaaliya”...
Guji
Seminaarkii Wacyigalinta Gabdhaha oo La Soo Gabagabeeyay
Muqdisho waxaa
lagu soo gabagabeeyay Seminaar muddo laba toddobaad ah
uga socday qiyaasta 400 oo gabdhood oo
Guji
WARARKII JUNE 2004... Guji