Ergada shaley codeysan ma aheyn ergada saxda ee
waxaa laga soo ururiyey suuqa xaafada east-light ee magaalada Nairobi
warbixintii C/Kariim....
Guji Feb 25
Dacwada Warshada Laasqorey oo ka furantay
Magaalada Boosaso
Waxaa dhismaha Dalsan ee magaalada bosaso ka furmay dacwad
dhexmaraysa hawlwadeenadii warshada
Guji Feb
25
QORAALKA AXDIGA IYO DASTUURKA SOOMAALIYA OO LA ANSIXIYEY
»
Bathuel A.kipligat oo codsadey in shirka lagu
furo aayada quraan ah...
»
col.cabdulaahi yuusuf iyo salad maxamed jeele ayan
u istaagin u codey iyo heestii soomaaliya toosoo...
Guji...
Warsaxaafadeed:
Baxay Golaha Wadatashiga som.
Waxaa wax lala yaabo nagu noqotay
hadalkii ay dhawaan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe..
Guji 24/2
MAXAA KA JIRA XUDUUDA SOOMAALIYA IYO
ITOOBIYA
Waxaa usbuucyadii lasoo dhaafayba dagaallo ey ka
socdeen deegaanka BUUR UKUR oo xuduud la leh... Guji..
Feb 23
DAWLADA BRITIAN OO KA FIIRSANAYSA INAY WADANKEEDA KA SAARTO AFAR KA TIRSAN WADAADA MUSLIMIINTA UK
Warbixintii Hassan Salahuddin...
Guji... Feb 22
Odayaasha Galkacyo oo Dadaal ugu Jira Daminta Dagalkii Goldogob
Tuulada saxa qurun oo ka tirsan Degmada Goldogob
ayaa ilaa shalay deganayd oo ayna ka...
Guji.. Feb 22
Warsaxaafadeed Kasoo
Baxay SPR
Somali Peace Rally – Mar haddii lagu
tunto dastuurkii, caddaaladdii, sharciyadda guud iyo..
Guji Feb 22
Bahda SomaliTalk oo
Helay Cinwaanka Credit-Card-ka uu Isticmaalay Hacker-ku
Hacker-kaas oo shalay bogga hore ee SomaliTalk ku xiriiriyey baal uu ku furtay
kaarka VISAda ayaa durbadiiba waxaa SomaliTalk u hir gashay in ay helaan
cinwaanka...
Guji...
36-saac ayaa dib loo dhigay u codeynta Qoddobadii
Dastuurka
iyo SRRC oo sheegay in haddii...
Guji 21/2
Kooxda G-8 oo
Taageertay Qoraalkii wasiirka Arimaha Dibada Kenya
iyo
Xuseen Caydiid:-SRRC-da kama Bixin shirka
mana ka bixi....
Guji....
INDIA IYO PAKISTAN OO IS-AFGARAD SIYAASADEED GAADHAY
Waxaa maalintii shanaad gallay wada hadalka u
socda labada dal ee India iyo Pakistan ee ay kaga...
Guji Feb 19
Ma ku Nooshahay Minnesota?:
Ma danaynaysaa waxbarashada ubadka Soomaaliyeed?
Guji Feb
19
Wasiirka Arimaha Dibada Kenya oo Qiray Khaladaad
Kusaabsan Qodobadii Heshiiskii 29-Janaayo ee Soomaalida
Laakiin waxa uu sheegay in
Guji Feb
18
WARSAXAAFADEED
KASOO BAXAY SPR
Warsaxaafadeedkaas oo ku bilowday in...
Guji Feb 18
Saraakiil ka tirsanaa ciidamada Itoobiya oo Eritrea isu
dhiibay
iyo Dad ay ciidamada Itoobiya xabsiyada u taxaabeen... Ka akhri wararkii
Xorriyo...
Guji Feb 17
PAKISTAN IYO HINDIYA OO BILAABAY WADA HADAL HORLEH
Qalab ay Jaaliyada
Reer Puntland ee Denmark iyo Jarmalka ugu Deeqeen Cisbitaalka Garoowe
iyo warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda
Qorshaynta iyo tiro koobka Garoowe...
Guji...
Feb 17
DAWRO ARDAYDA DUGSIYADA SARE LOOGU QABTAY HARGEYSA
Waxaa lagu qabta dugisga sare ee Sh.
Barawe ee magaalada Hargeysa xaflad aad loo soo agaasimay oo
Guji Feb 17
BAAQ KA SOO BAXAY GUDDIGA U QAREEMIDA JOOJINTA
GUDNIINKA FIRCOONIGA EE GABDHAHA
Waxaa lagu qabtaya Xurunta machadka caafimaadka ee
Bosaaso aqoon iswaydaarsi kaasoo
Guji Feb 17
Xoghayaha Arimaha horumarinta Sweden oo la kulantay
Hogaamiyayaasha kooxaha Soomaalida
Warbixintii Abdikarim Aden..Guji
Feb 16
Ingiriis:
'Waxaan ahay qorrax
u soo baxday saxaafadda Soomaalida'
Dhakhtar Ajnabi ah oo ka tirsan dhakhaatiirta Isbitaalka SOMRUS oo Islaamay…
Dr.
Maxamed Cali oo horeyna loo oron jiray Dr. Nikiforov Pavel ayaa islaamay Muqdisho...
Guji...
Dhibaatooyinka Ganacsatada iyo Dhaqaatiirka Soomaaliyeed
Qoraal kasoo baxay Golaha wadatashiga Soomaaliyeed
ayaa sheegay in...
Guji Feb 15
14ka Febraayo 2004 waa sannad
guuradii 20aad ee kasoo wareegtey xasuuqii Waggaalla oo ah meel u dhow Wajeer [NFD],
halkaas oo lagu diley qiyaastii 400 oo
rag Soomaaliyeed ah.
Soomaalida Ottawa iyo Cunsurinimada uu Booliisku ku Hayo
VIRUS:
"MYDOOM" OO FARA BAAS KU HAYA
COMPUTER-RADA
BALCAD:Ku: Reer Balcadka ku Firirsan
Dibadaha
BOSASO: Qiimihii
Telefoonada Dibada oo Hoos u Dhacay
waxa kale oo aad hoos u dhacay qiimaha Internetka
Tartan dhexmaray shirkadaha war-isgaarsiinta
awgeed..
Guji Feb 14
MUQDISHO: Duqa
magaalada oo Booqanaya Sweden
Duqa magaalada Muqdisho Dr. Xuseen Cali Axmed
iyo wefdi uu hogaaminaaayo ayaa dhawaan booqosho ku..
Guji Feb 14
Cabdulqadir
Luga-Dheere: "shacabka soomaaliyeed ma aha in Ul meel mugdi ah loogu tuuro"
iyo Kooxda SRRC-da oo wali go'aan laga
sugayo...
Guji... Feb 13
»
WARARKA SHIRKA
NAIROBI....
Magaalada Qabridaharre oo lagu xidh-xidhay Macalimiin
Ciidammada gumaysiga Itoobiya ayaa hadda
billaabay qorshe cusub oon horay looga baranin, kaasoo..
Guji Feb 13
Xuskii 13aad ee Marxuumiintii Xasuuqoodii Xasuusta mudnaa iyo..
Ogeysiis:
Horumarinta Caruurteena [Soomaalida
Atlanta]
Ogeysiis:
Habeenkii Cayaartooyda Somaaliyeed [Som. Minneapolis]
Aqalka cad ee Mareykanka oo laga yaabo inuu nasiib u yeesho in haweenay African
ah degto 2005
Warbixintii wardheere...
Guji... 12/2
Taageer Daryeelka Degmada
Balcad
Taageer dhismaha daryeelka
caafimaad iyo waxbarsho ee Muqdishu iyo degaanka la xiriiro
Guji
12/2
SRRC oo Laga
Sugayo Go'aan Maalinta Jimcada
Safaraarada Mareykanaka ee Nairobi oo lagu
Qabtey Xafalada Bedelida Safiirka Dawlada Talyaaniga u..
Guji... Feb 12
Madaxweynaha Uganda oo Kusoo Laabtay Nairobi
Yoweri Museveni ayaa maanta mar kale
kusoo laabtay Kenya, halkaas oo uu ku joogi doono safar hal maalin ah...
Guji
11/2
Magacyada
Wasiiru-dawlayaasha iyo Kuxigeenadooda
ee uu magcaabay Maxamed Cabdi Yuusuf...
Guji...
Zenawi oo saluugay warbixintii wasaarda Gaashaandhiga
Ka akhri wararkii radiyo Xoriyo...
Guji
Feb 10
Sannadguuradii 13aad ee kasoo wareegtay xasuuqii ka
dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali
Shacabkan la xasuuqay waxay ahaayeen dad kasoo
qaxay dagaalladii ka socday magaalada Xamar ee..
Guji
10/2
Musyoka
oo La kulmi Doona Hoggaamiyayaashii diidey Saxiixa Heshiiskii 29-Janaayo
Wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegay in...
Guji
.
Wararkii Hore ee
Shirka Nairobi...
.
Daawo: Waraysigii Bush ee NBC-TV
ee Axadii
C/Qasim oo Muqdisho Kusaxiixay Heshiiskii TNG ee 29-Janaayo
khudbad uu c/qaasin muqdisho ka jeediyey
ayaa u muuqatay mid sagootin ah ama waxaa suura gal ah iney noqoto khudbadii ugu
danbeysay ee uu jeediyaa asagoo madaxweyne ka ah TNGdii carte..
Guji...
Feb 8
Kooxaha kale iyo Siyaasiyiin Soomaali oo Taageeray Heshiiskii 29-Janaayo ee
Shirka Soomaalida
Ka akhri warbixintii...
C/Karim Aadan...
Guji.. Feb 7
Warsaxaafadeed
Kasoo Baxay DDP
Warbixino soo gaarey Ururka DDP ayaa
sheegay in Daahir Riyaale uu dagaal soo wado maleeshiyadiisana lagu sheegay
aagga..
Guji 7/2/04
WARSAXAAFADEED: GOLAHA WADATASHIGA SOOMAALIYEED
Waxaa wax lala yaabo nagu noqotay sida
sahalka ah ee maalmo gudahood heshiis la gaaray, hadana kooxahii
Guji..
Somaliyeey waa kuwaas hoogayaashii
Warsaxaafadeed kasoo baxay SPR ayaa...
Guji... Feb 6
FAALADA TODDOBAADKA:
Soomaalida Xijaabka La Dagaalamaysa oo ka dheereyay Madaxwaynaha Faransiiska
[Siciid Cali | Canada| Feb 6]
Ciidammada Gumaysiga oo Dad Badan Raafay
Ciidammada gumaysiga
Itoobiya ayaa gobollo badan oo Ogadenya ka mid ah ka billaabay xasuuq ay
dadwaynaha ku raafayaan
Guji...
[Xorriyo | Feb 6]
MUQDISHO: Nin Lagu Dilay Agagaarka Baar Ubax Dagaalada
Mudug Awgood
Waxaa lagu dilay meel aan ka fogayn
Baar Ubax nin dhalinyaro ah oo lagala soo degey baabuur uu...
Guji Feb 5
G-8: Xaraf ama Hakad Lagama Bedeli Doono Qodobadii La
Saxiixay 29-janaayo
Shir jaraa'id oo ay Nairobi ku qabteen kooxda G-8 ayey ku
sheegeen in...
Guji...
Feb 5
Yusuf Shabac oo Raali Geliyay Jaaliyadda
SomaliTalk oo waraysi dheer la yeeshay qoraagii
maqaalkii kusoo baxay wargeyska Minnesota ee Xijaabka Dumarka iyo Garka Ragga Muslimiinta ku
Tilmaamay Calaamad Lagu Garto "Argagixisada".. sida uu waraysigii u
dhacay
Guji...
Feb 5
SRRC: "Waa Nalaku
Khiyaameeyey Heshiiskii 29kii Janaayo, mana Ogolaandoono"
Saacado kadib markii uu shir jaraa'id qabtay
wasiirka arimaha dibada ee Kenya ayaa waxaa....
Guji...
Feb 4
Urur Siyaasi ah oo Lagaga Dhawaaqay Laascaanood
Guddoomiyaha ururka DDP oo ah Maxamed Xasan
Maxamud "Abgaalow" ayaa SomaliTalk u xaqiijiyey in
Guji
4/2
Ciidamada cadawga Itoobiya oo dad badan xasuuqay
Xukuumada Adis-abab oo sida lawada ogsoonyahay isu diyaarinaysa dagaal ay ku
qaado wadanka Eritrea ayaa
Guji..
200
oo Qof oo Ka Qayb Galay Aaskii Marxuum Xasan M. Faarax
Marxuumka oo asagoo wadey Taxi lagu diley
magaalada Seattle, USA ayaa..
Guji..
Warar Goosgoos ah: Ceelbuur iyo
Guriceel
Magaalada Ceelbuur oo noloshii Caadi ku soo
noqotay iyo Guriceel Oo dhaqaatiir Somali iyo itoobiyaan isugu jira ka
howlgaleen...
Guji.. Feb 3
Joornaal Minnesota Looga Yaqaan "War-xun-sheeg"
oo Xijaabka Dumarka iyo Garka Ragga Muslimiinta ku
Tilmaamay Calaamad Lagu Garto "Argagixisada" Guji...
Feb 2
Soomaalida
Minnesota oo u Ciidey si Heer Sare ah
Qiyaastii 10,000 oo muslimiin ah ayaa Axadii
salaadii ciidul-adxaa ku tukadey bartamaha magaalada Minneapolis ee gobolka
Minnesota, USA...
Guji...
244 Qof oo
Maalintii Ciida Ku Dhintay
Xajka
WARARKA KALE EE JANAAYO.. GUJI