Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa booqday xerooyinka barakacayaasha Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxanaa ku wehliyey booqashadiisa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdixakim Cige Guled iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamud Axmed Nur Tarzan.
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa booqdashasiisa ku tegey xerooyinka Al-Adaala, Korson ee degmada Wadajir iyo UNICEF xarunteeda ee degmada Waaberi oo ay ku soo barakaceen dad kumanyaal ah.
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.