Fogaanta, Loolka iyo Dhigaha
Cabbirka ay samaysatay Kenya oo ay ku cabirtay xadkeeda, waxay cinwaan uga
dhigtay: "Aagga Ganaacsiga (EEZ) ee Jamhuuriyadda Kenya waa bedka ay xadaynayaan baraha
cabbirkoodu hoos ku qoran yahay iyo ballac 200nmi oo laga cabirayo xeebta."
Magaca Goobta |
Lool |
Dhig |
Diua Damasciaca |
1°39'34.253"S |
41°34'44.196"E |
E-Diua Damasciaca |
1°39'36.000"S |
44°54'47.520"E |
E-Diua Damasciaca |
1°39'36.000"S |
44°54'47.520"E |
E-A |
2°39'36.000"S |
44°43'19.092"E |
E-B |
3°39'36.000"S |
44°15'13.896"E |
E-C |
4°40'53.004"S |
43°20'36.204"E |
T-C |
4°40'55.740"S |
39°36'30.240"E |
T-B |
4°40'52.000"S |
39°36'18.000"E |
T-A |
4°49'56.000"S |
39°20'58.000"E |
B-MK |
4°49'51.636"S |
39°20'59.244"E |
Magaca Goobta |
Lool |
Dhig |
Diua Damasciaca |
1°39'34.25344"S |
41°34'44.19626"E |
Kiungamwina Drying |
1°46'39.55824"S |
41°30'09.02159"E |
Mwamba Haasani |
2°07'04.15178"S |
41°11'50.25051"E |
Mwamba Wa Punju |
2°36'51.85347"S |
40°37'01.06070"E |
Ras Ngomeni |
2°58'46.46191"S |
40°14'24.69583"E |
Leopard Reef |
3°16'18.11141"S |
40°09'42.26120"E |
Jumba La Mtwana |
3°56'23.60363"S |
39°47'18.81358"E |
Leven Reef |
4°03'03.42975"S |
39°43'21.75929"E |
Chale Reef |
4°27'37.64311"S |
39°32'01.50853"E |
Mwamba Kitungamwe |
4°48'25.43385"S |
39°21'32.85192"E |
Waa Maxay Xaqiiqadu
Xeebta u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya waxay dhacdaa loolka iyo dhigta (1°39'13"S,
41°34'02"E). Halka barta xadayneysa fogaan xeebta u jirta 200nmi
(370.4km), islamarkaasna ay ogeyd dawladdii Soomaaliyeed, ay dhacdo loolka iyo
dhigta (3°30'49"S, 44°20'01"E) - waa marka la adeegsado xagasha
124° Bearing. Haddaba haddii cabbiradaas laga qiyaas
qaato, oo si toos ah xeerbta looga socdo fogaan ah 350nmi (648.2km), waxaa
markaas badda Soomaaliya xadkeeda cusub ee ay la wadaagto Kenya uu dhacayaa
loolka iyo dhigta (4°54'13"S, 46°24'55"E).
Marka laga soo bilaabo xeebta ilaa fogaanta 350nmi waxaa soo baxaya xarriiq
leh loolka iyo dhigaha hoos ka muuqda. FG: Cabbirkaas waxaan ka samaynay anagoo
adeegsaney JavaScript iyo Qaacidada loo yaqaan "Haversine"
iyo khariidadda GoogleEarth. Sidaas daraadeed cabbiradaasi wax yar ayey ka badan
karaan ama ka yaraan karaan qiyaasta (+/-). Sidaas daraadeed waxaa Dawladda
Soomaaliyeed la gudboon in ay adeegsadaan cabbir rasmi ah, sida GPS iyo
Survey rasmi ah.
Taas oo jirta, haddana cabbiradani waxaa looga qiyaas qaadan karaa in la
barbar dhigo cabbirada xadka badda ee Kenya u gudbin doonto Qarammada Midoobay.
Wixii xarriiqdaan ka sareeya (ee xiga dhanka Waqooyi/WaqooyiBari) waxaa leh
Soomaaliya (Eeg khariidada hoose).
FG: Xeerka aan ku helay cabbirada hoose ka eeg
halkan
Fogaan: nmi (km) |
Lool |
Dhig |
0 (xeebta) |
1°39'13"S |
41°34'02"E |
10 (18.52) |
1°44'48"S |
41°42'19"E |
20 (37.04) |
1°50'24"S |
41°50'37"E |
30 (55.56) |
1°55'59"S |
41°58'54"E |
40 (74.08) |
2°01'34"S |
42°07'12"E |
50 (92.60) |
2°07'09"S |
42°15'29"E |
69 (111.12) |
2°12'44"S |
42°23'47"E |
70 (129.64) |
2°18'19"S |
42°32'04"E |
80 (148.16) |
2°23'54"S |
42°40'22"E |
90 (166.68) |
2°29'29"S |
42°48'40"E |
100 (185.2) |
2°35'04"S |
42°56'58"E |
110 (203.72) |
2°40'39"S |
43°05'16"E |
120 (222.24) |
2°46'13"S |
43°13'34"E |
130 (240.76) |
2°51'48"S |
43°21'52"E |
140 (259.28) |
2°57'23"S |
43°30'10"E |
150 (277.80) |
3°02'57"S |
43°38'28"E |
160 (296.32) |
3°08'32"S |
43°46'46"E |
170 (314.84) |
3°14'06"S |
43°55'05"E |
180 (333.36) |
3°19'41"S |
44°03'23"E |
190 (351.88) |
3°25'15"S |
44°11'42"E |
200 (370.4) |
3°30'49"S |
44°20'01"E |
210 (388.92) |
3°36'23"S |
44°28'20"E |
220 (407.44) |
3°41'58"S |
44°36'38"E |
230 (425.96) |
3°47'32"S |
44°44'57"E |
240 (444.48) |
3°53'05"S |
44°53'17"E |
250 (463.00) |
3°58'39"S |
45°01'36"E |
260 (481.52) |
4°04'13"S |
45°09'55"E |
270 (500.04) |
4°09'47"S |
45°18'15"E |
280 (518.56) |
4°15'20"S |
45°26'34"E |
290 (537.08) |
4°20'54"S |
45°34'54"E |
300 (555.60) |
4°26'27"S |
45°43'14"E |
310 (574.12) |
4°32'01"S |
45°51'34"E |
320 (592.64) |
4°37'34"S |
45°59'54"E |
330 (611.16) |
4°43'07"S |
46°08'14"E |
340 (629.68) |
4°48'40"S |
46°16'34"E |
350 (648.2) |
4°54'13"S |
46°24'55"E |
Eeg: Xeerka JavaScript iyo Qaacidada loo yaqaan "Haversine"
FG: Cabbiradaas si loo helo waxaan xeerinay xagasha 124° oo ah xagal u
dhaxaysa jihada Waqooyiga Adduunka iyo jihada tooska ugu aadan xeebta marka loo
dhaqaaqo dhanka badda, xagashaas oo loo yaqaan "Bearing")
Isha sawirka: GoogleEarth.
Khariidado kale oo Fogaantan la xiriirta halkan ka eeg...
ama Kulaabo Warbixinta.