Qoraalkan oo PDF halkan ka daalaco...
Magaca shirka: !
مقومات بناء الأمم
Goobta: Göteborg Masjidka cusub ee Bellevue, Stallmästargatan 5
Wakhtiga: 5 - 8 july, 2007 Khamiis, Jimco, Sabti, Axad
Culimada waxaa ka mid ah:
1. Sh. M´ ed Cumar Dirir. Somalia
2- Sh. Yuusuf Axmed Sweden
3- S. Mustafe Xaaji Somalia
4- Sh. Max´ed Casowe Denmark
5- Sh. Cali M Saalax Norway
6- Sh. C/raxmaan Abyad Denmark
7- Sh. Maxamed Rashaad Canada-
Sh. Maxamed Idiris
S-Arabia
Da’yarta:
waxaa loo diyaariyay muxaadaraad & Sport u gaar ah.
Dowro:
(kutub la barandoono) ayaa jiri doonta, mu´tamarka gudihiisa.
FG:
Waxaad goobta shirka ka heli doontaan Jiif & Cunto, ha iska soo
iloobin Gogashaada iyo qarashkii sahaydaada.
Goobta shirka: Waxaad usoo raaci kartaa tareenada
6, 7, 11 & Basaska 58, 59, 69, kuna deg maxadada Bellevue.
Faahfaahin kala xiriir:
Cali Mursal + 46 (0) 31 843917 / 070 4665387
Aadan Malaaq + 46 (0) 31 843917 / 076 2415894
C.riz Yirowe 0736597752 sunni_centret@hotmail. Com
Waxaa soo tebiyey:
C/raxman:
cabdiraxmaan68@hotmail.com