Somali Family Resource Conference
Saturday, July 31, 2004 4:00 – 9:00pm
Humphrey Institute Conference Center
301 19th Ave South Minneapolis, MN
Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa dadka
Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota in shir
balaaran lagu qabantoono Jaamacada Minasoota, machadka “Humphrey
Institute Conference Center”
Shirkan waxaa looga hadlidoonaa
macluumaad badan oo ay ka midyihiin waxbarashada,
caafidaamka, adeegyada bulshada iyo dhismaha maktabada (Garowe
Public Library Project) iyo arimo kale oo quseeya
Soomaalida ku nool gobalka Minnesota iyo Somalia.
Shirkaan waxaa ka qaybqaadan-doona aqoon-yahano
Soomaaliyeed iyo kuwa ajnabi ah.
|
Muwaadiicda Kulanka
4:00 –
5:30pm – Diiwaan galin, Cabitaan, iyo macluumaad raadin
5:30 –
6:45pm – Shirka guud
-
Dhismaha maktabada (Garowe Public
Library Project)
-
Daadaalka aqoonta sare ee
Soomaaliya, gaar ahaan Puntland.
-
Ururada caawiya mushtamaca
soommaliyeed ee ku nool “Minnesota”
7:00 – 9:00pm – Workshops
7:00 Sessions:
8:00 Sessions:
-
Waxbarashada Sare ee dalka
Soomaaliya, gaar ahaan Puntland.
-
Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada
ee dadka soomaaliyeed ee ku nool “Minnesota”
Diiwaanka Shirka
$30 –
Qofkiiba $50 – Labadii qofba
Ama hadii aad rabto in aad urur
ahaan uga soo qayb gasho shirka
$100.00 –
Miiska macluumaadka (2 Ticket)
$200.00 –
martigalinta/miiska macluumaadka (4 tickets)
Fadlan nagala soo xiriir Somali
Family Services,
Phone: 612-327-9730
Email:
ali@ussfs.org
|