Salaam African Bank Jabuuti Oo Sannadka 2013-ka Kuu Haya Fursad Qaali Ah!!.
BISHAARO BISHAARO BISHAARO, Bulshooy Waa Bishaaradada, Bishaaradeeda,
Bishaaradooda, Bishaaradiina, Bishaaradeena, waa Bishaaro oo dhane ee Bishaaro
Dhaha. Berigii Alle Keenaba Bulshooyinka Caalamku Baratan Bay Ku Jiraanoo,
Barashada Aqoontiyo, Bunuug Lagu Baratamiyo Beerashada Dhulkiyo, Bilicda Xoolaha
La Dhaqdiyo, Basar Aadanuhu Sameystiyo Beesooyinkuba, Habb Lagu Dhaliyaa Jira ee
Adna Beesigaagiyo Boholyowgaaga Kaga Bixi Maad Garan? Bulshooy Salaam African Bank Jabuuti macamiishiisa hore, kuwa cusuba, ganacsade
sare ama meel dhexaad haddaad tahay, wuxuu kuu hayaa fursad faa’iido aad ku
heleyso sannad gudihiisa, addigoon daal, fikir iyo soojeed uusan ku gelin,
islamkaana fadhiya gurigaaga ama goobtaada shaqo ama meel kasta aad ka joogto
dunida dacaladeed laguugu keenayo macaash-kaaga ee hore u gaadh. Bulshooy, Salaam African Bank Jabuuti wuxuu sannadkii labaad macaamiishiisa ugu
daneynayaa habka Isaamik Diboositi, kaasoo ah heshiis ka dhexeeya Salaam African
Bank iyo macmiishiisa lacagta dhigta ee doonaya in lacagtooda faa’iido looga soo
saaro. Bulshooy, Salaam African Bank Jabuuti, haddii aad ku leedahay Akoon oo ay kuu
taal lacag dhan ugu yaraan Fdj 300,000 oo u dhiganta $1700 ama aad soo dirsato
lacag ka badan intaas, Salaam African Bank wuxuu kuu balan qaadayaa in uu kuugu
shaqeeyo lacagtaada oo faa’idada laga helo 70% uu ku siinayo, halka Bangiguna uu
qaadanayo 30%. Salaam African Bank, wuxuu xiriir la leeyahay Bank-yada Caalamka iyo Hay’addaha
waaweyn ee dhaqaalaha dunida. Waxaa uuna maalgeliyaa nidaamka ku saleysan
shareecada Islaamka, Sida Mushaariko, Muraabaxa, Mudaaraba, Istisnaa iyo qaybaha
kala duwan ee maalgelinta shareecada islaamku baneeyey. Waxaa uuna leeyahay
awood iyo ammaano uu ku guto hawshiisa ee Salaam African Bank ha moogaan Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir taleefoonada iyo cinwaanadan hoose. Tel: - 0025321 351544/ Fax: - 0025321351534/ Av. Pierre Pascal- B.P: 2550 Djibouti Repulique De Djibouti.
Salaam African Bank
Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Bulshooy bishaaro
dhaha, waxaan idiin hayaa bankigii ugu horeeyey oo shareecada
Islaamka ku shaqeeya oo bulshadeenu yeelatey Qarnigaan 21-aad
oo magaciisa la yiraahdo Salaam African Bank, misana
adeegsanaya hababka casriga ah ee caalamku uu xilligan ku
shaqeeyo.
Aan kuu bayaanshee
barashada aqoontaada iyo waxa boqorka ku siiyey, hayska
boobsiine bal si fiican u kala fur dhaayahaaga oo Berigii Alle
keenaba bulshooyinka caalamka, baratan bay ku jiraanoo baraaraha
noloshiyoodiyo booska ugu horeeya si ay u noqdaan bulshadaa
horumartey.
Bulshooy, Salaam
African Bank baalaha aduunyada beled iyo baadiyo, booskata aad
joogto, biil waxaad u baahato iyo badeecooyinka dunida, adigoon
boorso lacag lagu qaadato iyo buugaagg wax lagu qoro midna
adeegsan baad iibsan waxa aad doonto ee Salaam African Bank ha
moogaan.
Salaam African Bank,
wuxuu diyaar kuula yahay sameynta Xisaab Maaliyadeed ama
dhigashada lacagaha, Sameynta LC-yada, Diridda Lacagaha,
Maalgelinta shirkado hore u jirey iyo sameynta shirkado cusub ee
Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank
si waqtigaaga uusan u noqon mid aadan ka faa’iideysan, wuxuu
keloo kuu diyaarshey E-Banking ama in aad kala soconkarto dhaq
dhaqaaqa xisaabtaada wixii kuu soo kordhay iyo waxa kaa baxay,
adigoo adeegsanaya Internet-ka meel kasta oo aad dunida ka
joogto ee Salaam African Bank ha moogaan.
Salaam African Bank
haddaad xiriir la leedahay wuxuu kuu balanqaadayaa in
Moobeylkaaga aad kala soconkarta xisaabta bankiga kuutaal iyo
waxa aad isticmaashey, islamarkaana aad ka dirikarto lacag ee
Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank,
wuxuu bixiyaa Kaar lacageed (Salaam debit cart) aad ku
iibsankarto wax kasta oo aad doonto, adigoo aadan lacag jeebka
ku sidan, islamarkaana aad la tegeyso meel kasta oo aad doonto
ee Salaam African Bank ha moogaan .
Salaam African Bank
Waxaa kale oo uu bixayaa Master Cart oo aad meel waliba oo
adunida aad ka joogto aad lacagtaada kala baxi kartid ama aad
kaga dukaameysaneysid adigoo isticmaalaya internet-ka qaab
online ah ee Salaam African Bank ha moogaan.

Salaam African Bank
wuxuu keloo leeyahay adeeg Talefoon Banking ama Taleefanka
Laynka ah ee Xafiisyada iyo Guryaha yaala, islamarkaana qaab
Electronic ah kugu hagidoona waxa aad ka dalbato iyo adeega
Habka ATM-ka ee Salaam African Bank ha moogaan.
Salaam African Bank
wuxuu xiriir la leeyahay Bankiyada Caalamka iyo Hay’adaha
waaweyn ee dhaqaalaha dunida, waxaa uu xarumo ku leeyahay dalka
Soomaaliya, gaar ahaan Magaalooyinka Hargeyso, Boosaaso iyo
Muqdisho, Xaruntiisa ugu weyna waxay ku taalaa Caasimadda dalka
Jabuuti, waxaa u maalgeliyaa qaabka ku saleysan shareecada
islaamka, sida Mushaariko, Muraabaxa, mudaaraba istisnaa ,
ijaara iyo qaybaha kala duwan ee maal-gelinta shareecada
islaamku baneysey, waxaa uuna leeyahay awood iyo amaano uu ku
guto hawshiisa ee Salaam African ha moogaan.
Wixii faah faahin
intaa dheer kala xiriir Tel: 00253351544/ Fax: +253351534.
Av.Pierre Pascal- B.P: 2550
Djibouti Repulique De
Djibouti.
Swift: ISEADJJD Ama
E-mail; info@banksalaam.com ama
booqo Website-ka;- www.banksalaam.com


|