GLOBAL
XAWAALADA GLOBAL

 
www.SomaliTalk.com/xayaysiis/global

  Global Money Transfer

Shirkadda Xawaaladda ee Global

Adeegso Global si ay hantidaada deg deg ugu gaarto Gacalkaaga meel kastuu Adduunka ka joogo  

Adeegso Global Money  Transfer is ay hantidaada deg-deg ugu gaarto gacalkaaga meel kastoy Adduunka ka joogaan

Bakara Market, Global Building

Global Money Transfer:waa Shirkad Xawaaladeed oo qabata howlihii adeegga lacageed ee ay Bankiyadu qaban jireen waxayna awood u leedahay in ay meel walba Adduunka lacag kaaga keento, kuuna geyso, waxay kaloo Global kuu qabaneysaa in ay kuu furto Xisaab Bank kuna siiso Check iyo Book aad xisaabtaada kala socoto.  

Global Money Transfer waa tan suuro gelisay in qof maanta mushaar ka qaatay Latin America in ay reerkiisa oo jooga East Africa ay ku quraacdaan. 

Global Money Transfer  waxay kaloo suuro gelisay in ganacsade u safray Bankog ama China arkeyna badeeco qiimo badan oo la kala boobayo. kuna adeegtay  lacagtii uu u soo  qorsheeystay safarkiisa in isla markiiba goobta uu joogo uu ka qaato lacagta uu doono, kadib marka uu la soo hadlo Bank Xisaabeedkii uu ku lahaa Global. 

Global Money Transfer waxay kaa caawisay markii ardaygii saakay kuu aaday iskuulka ee la yiri orad keen School Fee ee kuugu yimid goobta shaqada adigoon lacag Cash ah gacanta ku hayn in mushkiladdaasi ay kuu fududeysay Global, waana adigoo soo qora oo kaliya Chec-kii fududaa ee Jeebka kuugu jiray ee ay Global ay ku siiyay 

Global Money Transfer waxay kuu balan  qaadeysaa:

Shaqo wanaagsan, Adeeg hufan, Deg Degsiimo, Damaanad buuxda iyo kalsooni ah in aysan marnaba hantidaada kaa lumin

Global Money Transfer kuma koobna oo kaliya Maareeynta Ganacsigeeda, balse waxay ka qayb qaadataa dhismaha Dalka iyo horumarinta Bulshada.

  • 1-  Waxay leedahay kooxo Sports, waxayna dhiirrigelisaa   dhammaan  arrimaha  Isboortiga, waayo (Jir Fiyoow baa leh Maskax Fiyoow).

  • 2-  Sidoo kale waxay  caawisaa  goobaha bulshada sida Isbitaallada, iskuullada, iyo goobaha la midka ah.

  • 3-  Waxay kaloo gacan siisaa dadka ku howlan howlaha Samafalka, sida Gar-gaarka   Agoonta iyo  dadka Masaakiinta ah.

  • 4-  Waxay  gacan ka geysataa tallaabo kasta  oo lagu hor marinayo dalka.

  • 5-  Waxay ka qayb  qaadatay  howlo lagu Dayactirayo  qaar ka mid ah  Waddooyinka Magaallada  Muqdisho.

  • 6-  Waxay kharash ku bixisaa howlaha Nabadda, iyadoo mar walba garab taagan Ururrada iyo shaqsiyaadka ku howlan Nabadda.

Ogow Global mar kasta waa garabkaaga goob kasta oo aad joogto

Head Quarter ; Mogadisho-Somalia

Adminstration ; Maxamed Ibraahim Jeemis

  • Tel; 002521-218414 ama 002525-937712

  •  Mobile 002525960774

  • Operation Aamino Xuseen Afrax

  • Tel; 002525-924200 ama 002521-223838

  • Mobie ;002525962666

Accounting ;Abdi Omar Geedi

Regions ; Maxamed Cali Qaameey

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...

SomaliTalk.com/IIDHEH: Oct 5, 2005

Allah Is Great

 
Adeegso Global si ay hantidaada deg deg ugu gaarto Gacalkaaga meel kastuu Adduunka ka joogo

GLOBAL MONEY TRANSFER

SHAHAADO HAWLKARNIMO

Waxaa la guddoonsiiyay

 Mudane/Marwo _____________________ 

Taas oo aad ku mutaysatay  hawlkarnimadaada dhinaca shaqada ee sannadkii 2004-ta. 

Waxaan kuu ballan qaadaynaa tixgelin gaar ah iyo dhiirigelin.  Waadna ku mahadsan tahay dadaalkaaga qofnimo. 

Maamulka Global

------------------  

Copyright © somalitalk.com. Xuquuqda Boggaan waa xafidantahay.