X
A
J
J

1425/2005

BISHAARO

XAJJUN MABRUUR WA SACYUN MASHKUUR  
SALAMA FOR HAJJ AND UMRAH
14604 INTERNATIONAL BLVD SEATTLE, WA 98168
PHONE: 206-762-3146

GUDADASHADA XAJJ-KA EE SANNADKA 1425/2005
 


Atlanta, MPLS, Seattle, New York, Columbus, DC, San Diego, Los Angels ilaa Makka & Madiina
CULIMADA  SOOMAALIYEED EE  RAACI DOONA XUJAAJTA SANNADKAN. 

1.     SHARIIF C/NUUR SHARIIF, SAUDI ARABIA

2.     SH. MAXAMED IDIRIS,               USA

3.     SH. MAXAMED UMAL,                 KENYA

4.     SH. CALI WARSAME,                 BURCO

5.     SH. MUSTAFE X. ISMACIIL,      NORWAY

6.     SH. M/ED CABDI DIRIR,         HARGEYSA

7.     SH. DAAHIR,                BOOSAASO

Lagudo xajkaaga dad aqoon iyo khibrad u leh, kana faa’iidayso fursaddan qaaliga ah. Kharashkuna waa mid aad kuu raali gelindoona meel kalena aadan ka heli karin intaanu ka ognahay.

Qiimaha sannadkan ee magaalooyinka kala duwani waa sidan:

NEW YORK CITY $ 2,225.00
WASHINGTON, DC $ 2,295.00
ATLANTA, MINNEAPOLIS & COLUMBUS. $ 2,395.00
SAN DIEGO, SEATTLE & LOS ANGELES $ 2,445.00


Haddii aad ku nooshahay magaalo kale fadlan soo wac numbarada hoos ku qoran.

Waqtiga la baxayaa hadii Ilaahay idmo waa 8da iyo 9ka January 2005, soo noqodkuna
30ka January  iyo 3da February, 2005.

Qiimahaasi waxaa ku jira:

1. Tigidhka dayuurada ee magaaladaada ilaa Jeddah iyo soo noqod
2. Safarka Makka ilaa Madiina iyo soo noqod.
3. Soo saarista Fiisaha Xajka
4. Jiifka iyo guryaha Makka iyo Madiina
5. Hagista xujaajta oo hoggaaminayaan dad khibrad u leh.
6. Baraarujin iyo Muxaadarooyin ay soo jeediyaan culimadii Soomaaliyeed.

Waxyaabaha aan ku jirin waxaa ka mid ah:

1. Lacagta ama labada Check ee Wasaarada Xajjka ee Sacuudiga oo ah US $276
2. Lacagta Gawraca (Dabiixah) oo ah ilaa US $ 100.00 (boqol doolar)
3. Cuntada.

SI LAGUUGU QABTO KURSI WAA INAAD KEENTID US $ 1000.00 (kun Doolar) 15 November, 2004.

Qofkii raba in qof looga xajiyo ama sadaqaysanaya Xajj, qiimuhu waa US $ 1000.00 (kun doolar)

Shuruudaha la iska rabo:

1. Passport ay u hadhsan tahay intii uu ku dhici lahaa ugu yaraan lix bilood.
2. Photokoobiga Green Card-ka (dadka haysta baasaboor waddan kale)
3. Afar Sawir oo nooca baasaboorka ah.
4. Arjiga (application) Fiisaha oo dhamaystiran.
5. Laba check oo ah nooca Certify Checks ama Cashiers Check oo kala ah $ 158.50 iyo $ 116.00 kuna qoran magaca THE UNIFIED AGENTS OFFICE.
6. Shahaadada Talaalka ee Meningitiska.
7. Dumarku inay wataan Maxram iyo waraaqihii caddaynayey maxramnimada.

Wixii tafaasiil ah fadlan lasoo xidhiidh wakiilada hoos ku qoran ama booqo www.xaaji.com .

Seattle, Wa (Head Office) Adam O. Ashoor 206-762-3146 abyan6@hotmail.com
Atlanta, Ga Nasir H. Warsam 404-454-5064 nasirxw@hotmail.com
Minneapolis, Mn Abdiweli M. Yusuf 612-341-9454 abdiweli@yahoo.com 
Columbus, Oh Adam S. Abdullahi 614-260-6037 diiriye27@hotmail.com 
Virginia, Mohamed Farah 703-402-6884 foudfarah@yahoo.com

Washington, DC, Xasan Nuur tel: 202-320-5611

Yuu Kudhaafin Xajka Sannadkan

Ads:SomaliTalk.com | Oct 23, 2004 | Updated: 13/11/2004


XAJJ

MABRUUR
1425/2005

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

(C) SomaliTalk.com | Daabacaad: Oct 23, 2004