Home » Waraysi

Cali Maxamed Geeddi Wasiiradiisii mid kamida oo ugu baaqay in Hantidii ummmadda Soomaaliyeed uu ka dhacay uu u soo celiyo ee uusan kursi uga raadsan: Dr C/casiis

Waraysiga Halkan ka dhegeyso/Akhri… Dr. Cabdicasiis Sheikh Yuusuf oo ahaa wasiirkii Caafimaadka ee Xukuumaddii Cali Geeddi oo u soo jeediyey Ra’iisul wasaarahiisii xilligaas iyo kuxigeenkiisii in ay dib u soo celiyaan lacagtii qaranka ee ay qaateen…    Dr. Cabdicasiis oo Cambaarayn ugu soo jeediyey dawladda Shariif in ay weli ku dhegan yihiin heshiiskii is afgarad kaddib markii... 
Halkudheg:

Cali Axmed Jaamac Jangali oo Baarlamaanka DFKMG ku Taageeray Diidmadii Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya!?

Warka oo dhan halkan ka akhri… Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali, ayaa sheegay in aan madaxweynaha DFKMG looga baahnayn in uu saxiixo xeerkii ay baarlamaanka DFKMG ku diideen heshiiskii Is-faham (ee dhexmaray DFKMG iyo Kenya), isagoo intaas ku daray in mar haddii baarlamaanku diidey ay arrintaasi xirantay. Jangali waxa uu hadalkaas yiri mar uu magaalada Jabuuti waraysi... 
Halkudheg:

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf

 Waraysiga Wasiirka Arrimaha Dalka Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf, waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) SomaliTalk Jabuuti. Waraysiga Halkan ka Dhegeyso   …………… Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD oo Shirkii 33-aad ku Leh Dalka jabuuti Wasiiradda Arrimaha dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa shir looga hadlayo xaaladaha ka taagan dalallka Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 1aad

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali Waraysiga waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Axmed Jaamac Jangali, oo Jabuuti kaga qaybgalayay shirka IGAD oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka hayey. Waraysiga qaybtiisa koowaad Dhegeyso  Read More →

Goaankii baarlamaanka DFKMG ee heshiiska

Baarlamaanka DFKMG oo diidey heshiiska Badda AKHRI  Read More →