|
Shirkadda
Wabtel "Wireless African Broadband Tellecommunication"
Internet Service Provider (ISP)
Tel: 00252-1270890
Email: elmi_said@hotmail.com

Shirkadda Wabtel "Wireless African Broadband
Telecommunication" Internet Service Provider (ISP) waa shirkad isgaarsiineed oo
xarunteeda ay tahay Caasimada Wadanka Somalia ee Magaalada Muqdisho.
Wabtel waxay noqotay shirkadda ugu horeysa ee
Internetka ee ka jira Gudaha Wadanka Somaliya gaar ahaan kuwa Magaalada
Muqdisho,waxay dhamaan dadka soomaaliyeed u suurta gelisay sidii ay ku heli
lahaayeen Internet tayadiisu sareyso.
Wabtel waxaa dhidibada loo taagay sanadka markuu ahaa 2003 Bishii January
markaasoo loo aasaay sidii dadka somaliyeed looga baahi tiri lahaa dhinaca
Isgaarsiinta gaar ahaan Internet ka iyo Telefoonka oo ah mida ay kusoo
caanbaxday Shirkada Shirkadda Wabtel
"Wireless African Broadband Telecommunication" Internet
Service Provider (ISP)
Shirkadda Wabtel "Wireless African Broadband
Telecommunication" Internet Service Provider (ISP) waxaa diyaar kuugu ah
qabiiro ku xeeldheer Isgaarsiinta kuwaasoo ah kuwa suurta geliyay in adiga oo
jooga Wadanka Somaliya aad la xiriirto qofka aad rabto meesha uu Dunida ka
joogto
Dagmo kasta oo kamid Magaalada Muqdisho waxaad ka heli
kartaa adeega internetka iyo Taleefoon ka oo ay bixisay shirkaddaasi la
yiraahdo Wabtel Wireless African Broadband Tellecommunication Internet Service
Provider (ISP)
xilikasta oo aad u baahato Shirkada Wabtel "Wireless
African Broadband Telecommunication" Internet Service Provider (ISP) waxaa
diyaar kuugu ah Shaqaalo u carbiyaysan Shaqada ay u ahaan bulshada.
wixii faahfaahim intaasi dheer waxaad kala xiriiri
kartaa:
Mobille:00252-1270890 oo ah Mobille ka uu wato
Maamulaha shirkada Wabtel Wireless African Broadband Telecommunication Internet
Service Provider (ISP) Ing,Maxamed Saciid
sidoo kale waxaad kala xiriiri kartaa Emailkan:
elmi@wabtel.com ama
elmi_said@hotmail.com

Ads:SomaliTalk.com | April 2, 2004 |