Home » Qoraallada Halkudhegga "Yemen"

Safiirkii Soomaalida ee Dalka Yaman oo Geeryoodey

May 2, 2012
Alle ha u Naxariistee waxaa Isbitaal ku yaala Magaalada Sanca ee Dalka Yaman ku Geeryoodey Safiirkii Soomaaliya ee Dalkaas Marxuum Axmed Aadan Cusmaan.Geerida Danjiraha ayaa waxaa xaqiijiyay Xuseen Xaaji oo ka mid ah Qunsuliyadda Soomaalida ee dalkaas Yaman isagoona sheegey in Marxuum Axmed Aadan uu u dhintay Cudur muddooyinkii daMbaba ka hayay dhinaca Beerka. Safiirka ayaa dhinaca dipolumaasiyadda... 
Halkudheg:

Qorshaha qorsoon ee Yemen qaybtii sadexaad

Nov 27, 2011
Markii uu boqorkaas reer Persia uu ka kiciyey Yemen boqortooyadii Xabashida ee Aqsum wuxuu ka dhigay Yemen meel maamulkeedu uu hoos yimaado waxaanay si toos ah ugu gacan gashay 597 miilaadiyada waxaanay Yemeni noqotay gobol ka mid ah Persia. Waxay kaloo Pershiyiintu dileen boqorkii Ximyar ee Sayf Ibnu Di Yasan, taasoo keentay inay ay samaysanto boqortooyooyin yar yar. Boqorkii Beershiyiinta ee Khosrau... 
Halkudheg:

Meydad Dad Soomaali ah Oo la soo Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Sanca ee Dalka Yaman.

Nov 23, 2011
Iyadoo dalka yaman rabshadaha iyo dagaalada ka jira ay sii kordhayaan maallinba maalinta ka danbaysa ayaa waxa ay rabshadahasi saameeyeen dadka Soomaalida qaxootiga ah ee ku sugan gudaha dalka Yaman. Qaxootiga Soomaalida oo muddo dheer dalkaas ku sugnaa ayaa dhibaatooyinka ay la kulmaan waxaa ka mid ah dil Xarig iyo dhac loo gaysto. Rabshadaha ka dhaca inta badan gudaha wadanka Yaman ayaa dhibaatooyin... 
Halkudheg:

QORSHAHA QARSOON EE YEMEN QAYBTII LABAAD

Nov 11, 2011
Boqortooyooyinkan xagga hoose ku qoran oo dhami waxay kashaqayn jireen ganacsiga (Spice Trade) oo isaga gooshi jiray Afrika, Aasiya iyo Bariga dhexe kaasoo waxa laga ganacsado ay ka mid ahayd, dawo dhaqameedyada, xawaashyada, xabkaha iyo faleenka, uduga iyo weliba daroogada, kaasoo ay joojisay markii danbe boqortooyadii Cismaaniyiintu, ganacsigaas dartiis ayey Romans kii hore u yaqaaniin Yemen farxaddii... 
Halkudheg:

There is no deal and discussion to Socotra Island; it is part of Somali Territorial Islands.

Dec 9, 2010
Yemen in recent years is the pressure to legitimize the island of Socotra, Somalia, and on the way for the deployment of the project and the military on the island of Socotra Somalis. Yemen resulted in Socotra, that providing false information and, is struggling to dominate the island which one of the East Africa country. Failure would be any trail to the island from Yemen to view any aspect of the... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...