Home » Qoraallada Halkudhegga "Xoosh"

Muwaadin Puntland u dhashay oo Jawaab ka soo saaray maqaal uu qoray Mubaarak Xoosh

Nov 20, 2010
Waxaan akhriyay maqaal uu qoray wiil isku magacaabay Mubaarak Xoosh, si shaksi ahna wax uma qorine  wuxuu sheegtay xisbi aanan garaneyn meel uu ka jiro. Bilowga qoraalkiisa wuxuu ku sheegay in uu la hadlayo ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.  Ummadda aad la hadleyso anigoo kamid ah bal aan kuu soo jawaabo. Dadka qaar ayay ku adagtahay in ay qariyaan waxa calooshooda ku jira oo xumaan... 
Halkudheg:

Xisbiga Hantiwadaaga islaamka ku dhisan oo soo saaray Baaq ku wajahan Puntland

Nov 20, 2010
KU: Dhamaan shacabka soomaliyeed kooxihiisa kala duwan meel ay jooganba. KU: Dowladda faderaalka ee Soomaliya KU: Dowladda maamul-goboleedka Puntland OG: Golaha dhexe ee xisbiga hantiwagaada islaamka ku dhisan. Xisbiga Hantiwadaaga islaamka ku dhisan wuxuu si aad ah u inkirayaa isagoo cambaaraynaya go’aamadda dowlad-goboleedka Puntland ee ku aadan qaabkii uu Ra’iisal Wasaare Maxamed C/llaahi... 
Halkudheg: ,

Soomaalidu Carab ma aha | Xoosh

Jul 22, 2010
Marka hore intaanan qoraalkayga bilaabin waxaan rabaa inaan ka soo hormariyo afeef ah ixtiraamka aan u hayo qoraaga maqaalka carabta iyo carabigu ma ajnabi baa? (qebta 1aad) oo  aan rabo inaan halkaan ku qalinceliyo (afceliyo). Runtii waxaan ku farxaa qoraaladiisa, waxaanan dareemaa markaan akhrinayo in tayada maqaalka somaligu uu  horumar sameeyay. Waxaan kaloo ka afeefanayaa inuunan ahayn nin lagu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...