Home » Qoraallada Halkudhegga "xijaab"

MA DHAB BAA IN DUMARKA SOOMAALIYEED LAGU IHAANAYSTO SAFAARADDA SOOMAALIDA NAIROBI.?

Nov 17, 2012
Sh. Muxammad Idris Warka websitekan lagu qoray haduu dhab yahay (http://indepthafrica.com), oo Dumarka Soomaaliyeed lagu ihaanaysto Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, nimanka Passporka bixiyana ay ku shardiyaan iney gabdhuhu xijaabka qaadaan, si loo sawiro, iyagoo madax qaawan, waa arrin u baahan in si degdega wax looga qabto..wexeyna khilaafsantahay diinta, iyo edebta iyo anshaxa Soomaalida, bal anshaxa... 
Halkudheg: ,

Handadaad iyo weerar gabar Soomaaliyeed oo Xijaaban loogu geystey Barxadda masjidka Abuubakar Saddiiq ee Columbus Ohio

Dec 23, 2010
FBI oo Baaraysa Weerar loo geystey Gabar Soomaaliyeed oo Reer Columbus, Ohio ah — FBI ayaa bilowday baaritaan hordhac ah kaddib markii gabar Muslimad ah lagula kacay cabsi gelin, isla markaasna indhaha lagaga buufiyey sunta dadka kaga ilmaysiisa, arrintaas oo ka dhacday barxadda Masjidka Abuubakar Assidiiq ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio, gabadhaas oo 20-jir ah oo muddo 10 sano ah ku noolayda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...