Home » Qoraallada Halkudhegga "wasiiro"

Golaha Wasiirada DFKMG oo soo dhoweeyey go’aanadii ka soo baxay shirkii Nairobi ee QM

May 29, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirada – Muqdisho, Axad, 29 May 2011 – Shir ay maanta golaha wasiirada yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirkii Golaha Ammaanka ee QM ay la yeesheen Madaxda Qaranka, xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyaha Guud... 
Halkudheg: ,

Xildhibaanno Sheegay in ay kalsoonida kala laabanayaan Xukuumadda Farmaajo

Nov 13, 2010
Kana fiirsanayaan kasii mid ahaanshada Dawladda TFG: Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa si kulul uga soo hor jeestey xukuumadda cusub ee ra’iisul Wasaaraha DFKMG. Xildhibaanadaas oo Sabti (Nov 13, 2010) kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay kalsoonidii dib ugala laabanayaan (xukuumadda) Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maadaama sida... 
Halkudheg: ,

Liiska Magacyada Golaha Wasiirada ee uu Magcaabay Farmaajo

Nov 12, 2010
Magacyada 18 Wasiir ee Golaha Wasiirada cusub ee DFKMG iyo Puntland oo wareegto ka soo saartay in ay dib uga fiirsaneyso xiriirka ay la leedahay DFKMG… Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Jimcadii (November 12, 2010) waxa uu ku dhawaaqay xubnaha golahiisa Wasiirada oo ka kooban 18 wasiir, 15 kamid ah ay yihiin wasiiro cusub. Waxaa arrintaas wareegto/Digreeto ka soo saaray... 
Halkudheg: ,

DFKMG: ku dhawaaqid gole wasiiro gaaraya 39

Jul 3, 2010
Sheekh Adan Madoobe iyo Dalxa oo lagu daray Golaha Wasiirada Cusub iyo Yuusuf Dheeg oo markii la magacaabay durbadiiba u duulay Addis Ababa ka hor inta aan baarlamaanka DFKMG ansixin…. Liiska Golaha wasiirada oo ah 39 wasiir ayaa looga dhawaaqay Gudaha madaxtooyada villa Soomaliya…. Isku shaandheyn uu sameeyey Ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke ka dib ayuu... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...