Home » Qoraallada Halkudhegga "sweden"

Masaajidka Flen ee Sweden (Flens Moske) oo markii 5-aad dhaawac lagaarsiiyey

Oct 12, 2014
Daaw: Maamulka iyo Culumnmada Masaajidka Flen ee Sweden oo ka warbixinaya dhaawac loo gaystay Masaajidka, muslimiintana ka codsaday inay gacan ka gaystaan, sidii Markasku usii jiri lahaa. llaahu Akbar- waa markii shanaad ee la burburiyo Masjidka Flen ee waddanka Sweden. Gurigaan maanta Masjidka ah ayaa markii hore ahaan jiran Kaniisad Illaah qayrkii lagu caabudo,  waa arrin muslimiinta degan magaallada... 
Halkudheg: ,

Muxaadaro ku saabsan ilaalinta Carabka

Jul 26, 2011
Hordhac Muxaadaradaan iyo kuwo kale oo badan oo aan idiin soo gudbin doono waxaa ay ka mid ahaayeen muxaadarooyinkii laga soo jeediyey shirkii ururada islaamka soomaaliyeed ee skandaneefiyaanka waa mu`tamarkii 19àad ee sanadkaan, 30 jun-3 july 2011 lagu qabtay caasimkada labaad ee Iswiidhan, Gothenberg. Shirkaas waxaa kasoo qayb qalay qaar ka mid ah culimada soomaliyeed. Mu`tamarka oo ciwaankiisu... 
Halkudheg:

Sweden: Jaaliyadda magaalada LYSEKIL oo xarun yeelatay

Mar 10, 2011
Xafladan oo si aad uheer saraysa loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dad aad u tira badan oo katirsan jaaliyada soomaaliyeed ee kudhaqan gobolkaas ayaa waxay u dhacday sidan hoos kuxusan. Xaflada waxaa Ayadu Qur’aan ah ku furay sheek Cabdi Nasir Gure Osman , waxaa kaloo uu ku daray wadaadku muxadaro yar oo kusabsan xusnul khuluq. Halkan ka daawo sawirada xafladda Gudoomiyaha jaliyada ee magaalada... 
Halkudheg:

Daraasad sir ah oo lugu sameeyey soomaalida ku dhaqan gobolka Borås ee Sweden

Feb 18, 2011
Booliska xagga amniga u qaabilsan wadanka Sweden ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano Säpo ayaa daraasad sir ah ku sameeyey soomaalida ku dhaqan gobolka Borås oo ku taala duleedka magaaladda Gothenburg ee galbeedka Sweden. Daraasadan sirtan ah ayaa lugu sheegay in lugu doonayo in lugu ogaado soomaalida ku dhaqan gobolkaasi, oo ay daraasadu farta ku fiiqday warbixino sheegeya iney jiraan... 
Halkudheg:

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta Soomaaliyeed.

Sep 19, 2010
Maanta oo ahna Axad 19ka sebtember waxaa wadanka Sweden loo dareeraya doorashooyinka wadanka oo ay dadku dooranayaan musharixiinta isu soo taagay doorashada. waxay dadka dooranayaan baarlamaanka(Riksdagen), gobolka(landsting) iyo golaha deegaanka(Kommunfullmäktige). Waxaana ku baratamay xisbiya farabadan kuwaasoo doonaya inay qabtaan maamulka wadanka. Siyaasada wadanka ayaa waxay ku dhisantahay isxulufeysi... 
Halkudheg:

U.M.I.S iyo Soomaalida Borlänge

Sep 19, 2010
Waxaa qoray: Axmed Shiil Muxumed Borlänge, Sweden ahmedshil@yahoo.com Bismillaahi wassalaatu wassalaammu calaa Rasuulilaahi Hordhac: Waxaa jirey maqaal aan qoray 14 kii bishii May ee 2007 dii, kunasoo baxay Bogga somalitalk.com, cinwaankiisuna ahaa Borlänge iyo  Somalitalk.com II, oon uga hadlay noloshada bulshada soomaaliyeed ee markaa kunoolayd magaaladan.  Maadamma uu isbadal wayn oo lixaad... 
Halkudheg: ,

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed. Qaybtii 2aad

Sep 2, 2010
Sidii aan horey ugu soo sheegnay qormadii hore ee maqaalkan waxaa 19-ka bisha siteember guud ahaan wadanka Iswiidhan laga qabanayaa doorshadii guud ee qaranka. Waxaa la dooran doonaa xildhibaanada baarlamaanka dhexe, kan gobolka iyo kan degmada. Haddaba waxaa guud ahaan wadanka ka socda olole xoogan oo uu xisbi walbaa doonaayo inuu ku helo taageero buuxda. Labada xisbi ee wadankaan ugu waaweyn oo kala... 
Halkudheg:

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed

Aug 23, 2010
Waxaa 19-ka bisha sebtember 2010, guud ahaan wadanka Iswiidhan ka dhici doona doorashadii qaranka.Doorashadaas waxaa la qabtaa afartii sanoba mar. Wadanka Iswiidhan waxaa taladiisa inta badan qaban jirey xisbiga shaqaalaha ( Social demokraterna). Balse afartii sano ee ugu dameeyey waxaa talada dalka hayey afar xisbi oo ah xisbiyada garabka midig. Xisbiyadaas talada dalka haya ayaa si wadajir ah... 
Halkudheg:

Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha: Qeybtii labaad

Jan 3, 2010
Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?   Maalintii labaad iyo saddexaad  ee kulankii islaamiga ee qaboobaha   Kulankii islaamiga ee wakhtiga qaboobaha, 25-27-kii bisha december  2009  ayaa halkiisii kasii socday. Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa muxaadarooyinkii iyo dood cilmiyeedkii dhacay maalintii labaad iyo saddexaad oo kooban.   Sidii uu Rasuulku (csw) u tarbiyeeyey gabdhiisa   Muxaadaradaan... 
Halkudheg:

Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha – Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?

Dec 28, 2009
Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu? Waxaa 25-27-kii bisha december 2009 , ka bilaamay magaalada Stockholm kulankii islaamka ee wakhtiga qaboobaha la qaban jirey. Kulankaas oo uu soo qabanqaabiyey Masjidka Al-Nur ee xaafada Rinkeby ee Stockholm.Masjidkaas oo ay soomaalidu maamusho.Kulankaas oo ciwaan looga dhigay- maxay ku badbaadi karaan ubadkeeenu?ayaa... 
Halkudheg:

Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka

Oct 1, 2009
Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee dalka Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Lacagtaan Sadaqada ah oo ay soo dhiibeen Haweynka Soomaalida ee Jaaliyada Wadanka Sweden oo gaareysa 500 oo doolar ayaa waxaa ka xamdi Noqoy 68 Ruux oo u Badan haween ay si weyn ugu Muuqaneysa dhibaatada... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...