Home » Qoraallada Halkudhegga "soomaali-galbeed"

Shirkii Jigjiga ma la odhan karaa Xabsi Maxaabiista ku Jirtaa ay Hal Xuquuq ah la haayeen,?

Dec 1, 2012
Waxaa markaliya kasoo muuqday shaashada idaacadaha la iska arko & Websites uu maamusho xukuumada ethiopia & kuwa xidhiidh qotodadheer la leh maamulka gumaysiga ethiopia shir lagu qabtay magaalada Jigjiga oo loogu magac bixiyay shirka wadatashida xukuumada & shacabka. Waxaa magaalada jijiga lagu soo ururiyay dadwayne aad u tiro badan oo laga kala keenay gobolada & tuulooyinka Soomaalida... 
Halkudheg:

Shirka Jigjiga: Dhaqan Liinbaxay mise Dhimir dhalan Rogan

Dec 1, 2012
Cabdi Gorod wuxuu ahaa Gabayaa midho culus Gayiga Soomaali Galbeed “Ogaden” idayl ahaantiina magac iyo maamuus wayn ku leh.  Isaga oo la fakaloolsan hadba xaajo aan Oday ka soo gaadh ahayn (Xaajo-Ugub), ayaa maskaxda Gabayaagan waxaa ka soomaxay xigmad guun ah Gayiga Soomaalida na aad ugu baahday.  Waxaa kamid ahaa tuducyadan hoos ku xusan sida:  “Nin adduun ku noolow maxaa aragti kuu laaban,... 
Halkudheg:

Ciidamada Itoobiya oo Dad ku xasuuqey, Guryo Badana ku gubey Tuulooyin ka tirsan deegaanka Qoraxeey

Dec 19, 2010
iyo heshiiskii ay garab ka mid ah Jabhadaha ka dagaalama Soomaali galbeed la galeen Itoobiya oo la sheegay in uu fashilmay…. Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Qoraxeey ee Dhulka Soomaali Galbeed waxay sheegayaan Tuulooyin ka tirsan Deegaanka Qoraxeey in Ciidamada Itoobiya ay ku Gubeen Guryo badan oo ku yaaley Tuulooyinka Farmadow iyo Gabagabo oo ka tirsan deegaanka Qoraxeey waxaana la xaqiijiyey... 
Halkudheg:

Go’doominta lala rabo reer S/galbeed sidee looga gaashaantaa? | Xasan

Oct 26, 2009
Go’doominta lala rabo reer S/galbeed sidee looga gaashaantaa? Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Gumeysiga Itoobiya oo dhib iyo tacadiyo badan oo isugu jira dil, jirdil, dhac, barakicin iyo xabsiba ku hayey dadweynaha reer soomaali galbeed wuxuu baryahaan danbe billaabay tab cusub oo ah inuu heshiis hoosaadyo la galay maamullada ka jira Soomaaliya qaarkood; si ay ugu soo gacangaliyaan dadka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...