Home » Qoraallada Halkudhegga "Shire"

Afrika: Fursad Maalgashi & Faa’iidooyin Muuqda

Dec 24, 2012
eesha 10 sano ka hor joornaalka “The Economist” uu Afrika ku tilmaamay “qaaraddii aan mustaqbalka lahayn”, horraankii sannadkaan wuxuu ku tilmaamay “xiddig soo baxaysa”. Asbaabta ugu weyn ee keentay in Afrika lagu tilmaamo xiddig soo baxaysana, waa koboca dhaqaale ee ay samaysay 10-kii sano ee la soo dhaafay. Qof kasta oo fiiriya tirakoobyada dhaqaalaha wuxuu arkayaa in Afrika, intii ka... 
Halkudheg:

Bangiyada Islaamka – Buug Cusub

Oct 3, 2010
Hordhac “Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed Meesha, 40 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, bangiyada Islaamku maanta waxay ka mid yihiin nidaamyada maaliyadeed ee ugu koboca fiican, ugu faa’iidada badan, looguna hadal-hayn iyo kalsooni badan yahay nidaamyada... 
Halkudheg:

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 3aad

Feb 24, 2010
Saciid Cali Shire Qaybahii hore Halkan ka akhri  Labadii qormo ee hore waxaan wax ka iftiiminay xilliyada la daabaco lacag cusub iyo ujeeddooyinka loo daabaco. Waxaan sidoo kale ‘miisaan’ saarnay qaar ka mid ah xujooyinkii ay ku andacoodeen xubnaha ka tirsan xukuumadda dawladda ku meelgaarka ah (TFG) ee ku aaddanaa daabacaadda lacagta cusub. Waxaan iyana wax ka tilmaanay bur-burka dhaqaale, ee... 
Halkudheg: ,

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 2aad

Feb 17, 2010
Qaybtii 1aad Halkan ka akhri Qore: Saciid Cali Shire Qoraalkii hore, waxaan wax ka tilmaannay xilliyada dawladuhu, sida qaalibka ah, daabacaan lacag cusub. Waxaan sheegnay in saddex xilliba la daabaco lacag cusub: marka waddan ka soo kabanayo bur-bur dhaqaale, sida sicir barar; marka waddan ka guurayo nidaam una guurayo nidaam kale; iyo marka wax laga beddelayo tayada warqadda lacagtu ku daabacan tahay.... 
Halkudheg: ,

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybta 1aad

Feb 17, 2010
In kastoo hadal haynta daabacaadda lacagta cusubi la soo bilaabmatay dawladda cusub ee ku meelgaarka ah (TFG), haddana ka dhabaynta arrintaasi waxay soo if baxday dhowrkii bilood ee la soo dhaafay markii xubno ka mid ah xukuumaddu warbaahinta u xaqiijiyeen in hawshaasi meel fiican marayso. Marka laga reebo waraysiyo dhowr ah oo u badan qaylo dhaan, dhaliillo iyo difaac maahee ma jiraan daraasado cilmiyaysan... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...