Home » Qoraallada Halkudhegga "sh. Cabdulqaadir"

Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax, Documentary dhamaystiran

Apr 22, 2015
Documentary-gan qaybo kamid ah horaa loo daabacay, hadase waa markii ugu horaysay oo isagoo dhamaystiran la faafiyey, muhiimadiisa darteed ayaana keentay in markale la faafiyo, wuxuu sawir buuxa kaa siin ¬†doonaa Caalimkii Sh. Abdulqaadir kumuu ahaa iyo faafinta dacwada Islaamka muxuu ugu fadhiyey. Muuqaal taariikhan (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu kulahaa Sh. Cabdulqaadir... 
Halkudheg: ,