Home » Qoraallada Halkudhegga "sh. axmed nur"

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil-Dhamaad

Apr 5, 2012
“Waysha gawrac dibiga ha ku quustee ” Akhristoow gabagabadii iyo gunaaanadkii qormadii taxanaha ahayd ee culimmada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culummaa u’suu waxaa iiga hor maray Sh. Xasan Daahir Uways, afkaaga caano lagu qabay, iyo waliba Abuu mansuur Al-amriiki oo isna taabtay arimuhu meeshay u socdaan iyo qaloocu meesha iyo heer ka uu gaaray. Akhristoow qormadii 3-xaad ee u danbeysay... 
Halkudheg:

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 3-aad

Feb 23, 2012
Akhristoow qoraaladii hore waxaan uga soo hadalnay tilmaamaha culumada rabaaniyiinta iyo culumaa’usuu, waxaad u jeedaa maanta dad aan garan karin xaqa culumada inay ku xukumeen culumadii lagu bartay wanaaga inay yihiin culumaa’usuu, laakiin su’aashu waxaa weeye adiga oraahdaada iyo aragtidaada guracan miyay ku noqonayaan culumaa’usuu, taariikhda ayaa ka markhaati kici doonta cidii culumaa’usuu... 
Halkudheg:

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad

Feb 8, 2012
 Qormadii  hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta. Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in  loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;  Caalim... 
Halkudheg:

Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil.

Jan 26, 2012
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa culuma’usuu ah? maxaase lagu kala... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...