Home » Qoraallada Halkudhegga "seattle"

Videos: Mutamarkii 12aad ee uu soo qaban qaabiyey Masjid Abuubakar ee Seattle Washington

Jun 30, 2012
iyo Mu’tamarkii Switzerland 2012 (Video) – SEATTLE: Waxaa magaalada Seattle Washington si habsami leh uga socdo mu’amarkii sannadlaha ahaa ee uu soo qaban qaabiyo masjidka Abu-bakar (Seattle), waxaana maanta uu galay maalinkii ugu dambeysay. Mutamarkan waa kii 12aad ee lagu qabto Seattle, Washington. Haddaba hoos ka daawo muxaadarooyinkii ay culimadu ka soo jeediyeen Mutamarka, waxaana... 
Halkudheg: ,

Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo Booqasho ku tegey Seattle, kuna wajahan Minnesota iyo Ohio

Feb 14, 2010
Seattle: Waxaa  ka dhacay magaalada seattle ee gobol ka washington soo dhaweyn heer  sare ah oo loo sameeyay Amiir Mohamud Yusuf Ciise iyo wafdi uu hagaaminayo oo soo gaaray magaladan seattle,xafladdan oo qayb ka ah socdaal uu amiirku ku kalabixinayo wadankan mareykanka iyo wadamo ka mid ah europe ayaa waxaa xafladdi ka dhacday magaalada seattle kasoo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo noocwalba... 
Halkudheg: ,

Bayaan Kasoo Baxay Shirka Golaha iimaamyada ee Waqooyiga Ameerika ee ka socday Seattle Washington

Jan 4, 2010
 Golaha imamyada ee waqooyiga ameerica oo la aasaasay  sanadkii 2001 waxaa ku midoobay in ka badan 17 masaajid oo ku yaala gobalada kala duwan ee wadankan mareykan iyadoo looga gol lahaa in ay iska kaalmeeystaan khidmada ay u hayaan bulshada soomaaliyeed eek u dhaqan mareykanka  Guluhu wuxuu ku guuleestay inuu dhiso masaajiddo iyo xarumo badan oo islaami ah taas oo ah mid ka mid ah ujeedooyinkaii... 
Halkudheg:

Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington

Sep 26, 2009
Waxaa si habsami leh u socata xafladdi furitaanka masjidka Abu-bakr ee seattle oo Bilaabatay Maalintii khamista ahayd 24-ka bisha Sep.2009 Socan Doontana ilaa 27-ka bishan ,Masjidkan oo in mudda ah la sugayay ayaa waxaa daah furay Golaha Imamyada ee waqooyiga America waxaana ka mid ahaa Culimada Ka soo qayb gashay (1).Sh.Abdurrahman Sh.Omar (2).Sh.Ahmed Noor (3).Sh.AbdulKhaliq (4).Mohamed Kariye (5).Mohamed... 
Halkudheg: ,

WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA

Sep 20, 2009
WARBIXIN KU SAABSAN MASJIDKA CUSUB EE ABU-BAKR Ee SEATTLE,WA Masjidka iyo xarunta islaamiga ah ee Abubakr Gobalka washington gaar ahaan magaalada seattle ayaa lagu wadaa in uu furmo Sep.24th 2009 oo ah maalinta khamiista,waxaana la filayaa in munaasabadda furitaanka ay socondoonto ilaa sep.27th 2009 waana mudoo afar maalmood ah ,furitaanka masjidka iyo waliba xarunta jaaliyadda muslimiinta ah guud... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...