Home » Qoraallada Halkudhegga "Saahid"

Shiikh Cumar Faaruuq waxa uu ahaa Buundadii isku xirka Culumada Soomaaliyeed (1) !!!!

Mar 9, 2011
Horudhac : Wuxuu ka mid ahaa Culumaddii Soomaaliya soo martay Qarnigii 20- aad kuwa ugu cilmiga badan, wuxuuna Ummadda Uga tagay Tafsiirkiisa Quraanka Kariimka ah oon laga waayeen Guri Soomaali degan tahay Miyi & Magaaloba. Wuxuu ahaa Caalim Rabaani ah : Caalimka Rabaaniga ah waxay Culumadu Salafku ku tilmaamaan Ruuxii Seddex Arrimood isku darsada : 1) in uu cilmiga Islaamiga ah barto, Barasho... 
Halkudheg: ,

Muxadithu Casri : Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-Baani (2)

Jan 6, 2011
Shiikhu Kutubtuu Qoray Raximuhulaah : Shiikh Mohamed Naasir Diin wuxuu ummadda uga tagay kutub fara badan oo Qaali ah oo ku saabsan Cilmiga Axaadiista sida Silsiladda Axaasiista Saxiixa ah Iyo Silsiladda Axaadiista Daciifka ah . Sida oo kale Kutubta Waaweyn ee Irwaa,u galiil iyo Mishkaat Al-masaabiix . iyo tamaamu minah & kitaabka caamka ah noqday ee Sifatul Salaatu Nabi SCW. سلسلة الأحاديث... 
Halkudheg:

Muxadiskii Ummadda Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-baani (1) !!!!

Nov 18, 2010
Masha Allaah maanta oo ah maalin Barakaysan ee Ciidul Adhxaa ayaa Allaah ii Saamixay in aan wax ka qoro Noloshii shiikheena iyo muxadiskii weynaa ee Casrigaan. DHALLASHADIISII : Wuxuu ku Dhashay Mohamed Nassir Diin Ibnu Xaaji Nuux AL-Najaati AL-Baanii Sannadkii 1333 H oo ku Aadaneyd 1914 M Magaaladda Ashqoodhara Caasimadda Wadanka Bariga Yurub ee AL-Baaniya . Qoys Faqri ah oo Reer Diimeed ah oo uu... 
Halkudheg:

Shiikh AL-Callaamah Abu Xasan AL- Nadawi (2) !!!!

Oct 18, 2010
Horudhac : Culumadu waxay ka Dhaheen !!!(1) Shiikh Yusuf AL- Qardhaawi oo ah Caalim weyn oo Masaari ah kuna nool Qadar ayaa kitaab ka qoray uu u bixiyey ( Shiikh Abu Xasan AL-Nadawi Sidaan ku Aqaanay )?? Wuxuu yiri Shiikh Qardhaawi , Wuxuu ahaa Shiikh AL-Callaamah AL-Nadawi mid ah : Rabaani,Islaami, Quraani, Muxamadi. Waa maxay Rabaani : Culumada Salafku waxay ku sharxaan Caalimka Rabaaniga ah... 
Halkudheg:

Hooyo !!! ifka Hibo Ku Nooloow Aakhiro Halkii Roon !!!! | Saahid

Sep 28, 2010
Horudhac : Cinwaanka Maqaalkayga waxaan ka soo Shaxaaday Heestii Hooyo ee Abwaanka weyn ee Mohamed Warsame Hadraawi ee uu ku luqeeyo Boqorka Codka Mohamed Saleemaan. Waxay Qoraayaashu Dhahaan ( laa mushaaxaata fil Cinwaan) !!! Haddii aan xoogaa ka soo Qaato Abwaanku wuxuu ka yiri Sifaha Hooyada : Hooyooy La,aantaa Higgaad lama Barteenoo. Hooyooy La,aantaa Hadal lama kareenoo. Ruuxaadan Habinoo kolba... 
Halkudheg:

RATIGii JAABIR IYO IPODKII SHIBLE ???(2) !!!!

Sep 15, 2010
Horudhac : Waxaan Qeybtii hore ku soo qaadanay sida Axaadiista loo aruurin jiray oo ay Saxaabaddii iyo taabiciyiintii iyo kuwii kale ee Ahlu Xadiiska ahaa ay Safro dhaadheer iyo Khataro u jibaaxi jireen in ay soo xasiliyaan hal Xadiis kaligiis, sida ay ku Qaatatay Saxaabigii weynaa ee Jaabir ibnu C/llaahi in uu Rati u gatay si uu ugu Safro Shaam oo uu hal Xadiis uga soo wariyo C/llaahi ibnu Unayso... 
Halkudheg:

AL-Callaamah AL-Shiikh Abuu AL-Xasan AL-Nadawi (1)!!!

Sep 2, 2010
Waa kuma Abuu AL-Xasan AL-Nadawi ????: Waa Abuu Xasan Cali AL-Xasani AL-Nadawi oo ahaa Shakhsiyadda ugu weyn uguna caansan ee Culumadda Hindiya (1). Wuxuu ku dhashay Tuulada Takiit oo ka tirsan Degmada Raali Bariile ee Hindiya Sannadku markuu ahaa 1332 H oo ku Aadanayd 1913 M. Wuxuu waxbarashadiisii ka Bilaabay Daarta Culuumta ee Nadwatul Culamaa. Wuxuu uga sii gudbay Dugsiga Shiikh Axmed Cali ee... 
Halkudheg:

AL-shabaab jannada ay galaayaan ma tii Ahlu kitaabka oo kalaa ??!! | Sh. Saahid

Aug 25, 2010
Quraanka Aayadihiisa Qaarba mar ayaa la fahmaa Sida Allaah Quraankiisa ku yiri : ( Quraanka warkiisa mar Danbe ayaad ogaan doontaan ) !!!!. Haddaba Allaah mar uu ka hadlaayey Ahlu Kitaabka Yuhuud iyo Nasaaro ayey waxay yiraahdeen: ( Jannada galimaayo ilaa Yuhuud iyo Nasaaro mooyee -Taas waa Rajooyinkooda -Waxaad ku dhahdaa Nabi Mohamedoow NNKH Bal Cadeymihiina keena Haddii aad Run sheegeysaan ????... 
Halkudheg:

RATIGii JAABIR IYO IPODKII SHIBILE ???!!! | Sheekh Saahid

Aug 19, 2010
Horudhac : Sidaan wada ogsoon nahay Ratiga ama Awrka ayaa waqti dheer ahaa gadiidka kaliyah ee la iskaga goosho adduunweynaha. wuxuuna ahaa gaadiid aan la dhayalsan karin oo lagama maarmaan u ahaa safaradda dhaadheer ee qaaradaha adduunka la isga kala goosho sida Aasiya iyo Afrikaba. Waxaana sida la soo wariyey in Saxaabigii weynaa ee Jaabir bin C/llaahi ayaa Rati soo iibsaday si uu ugusafro Shaam... 
Halkudheg:

Sayid Qutub ma Shiikh baa mise waa Mufakir Islaami(3)

Aug 12, 2010
Horudhac: Waa qeybtii Seddexaad oon kaga hadlaayo Sayidka Culumaddii Radisay & kuwii Amaanayba !!! Waxaan ugu horeeya oo Culumada casrigaan Radiyey Sayidka : 1) Shiikh Mohamed Naasir Diin AL-Baanii : Culumada Casrigaan waxaa ugu horeeyey oo Sayidka Radiyey Shiikh Naasir oo ku tilmaamay in uu Sayidku Amaanisanaa ( Wuxdatul Wajuud ) oo macnaheedu yahay in Allaah iyo Adoomadiisu isku mid yihiin,... 
Halkudheg:

Dhimashada Al-Ictisaam Waa Dhimashada Culumada | Qore: Saahid

Jun 7, 2010
 ( RADINTA IBRAAHIM MIICAAD AKA ABUBAKAR ZAYLACI ). HORUDHAC : Maqaal af carabi ku soo baxay oo uu qoray sida la yiri Ibaraahim Miicaad oo isku qariya magaca Abubakar AL-Zaylaci iskuna tilmaamay Culumada AL-shabaab ayuu ku aflagaadeeyey Culumaddii Soomaaliyeed miidoodii oo uu ku tilmaamay xarakatu AL-ictisaam, asagoo radinaaya shirweynihii ay ku yeesheen Magaalladda Garoowe 21/04/2010 iyo Baaqii... 
Halkudheg:

Sayid Qudbi Ma Shiikhbaa Mise Waa Mufakir (2)

May 16, 2010
  Sayidka maxaa lagu xasuusan karaa ??? Sayid Qutub labo waxyaalood baa lagu xusuusan karaa in uu Caalamka Islaamka ku soo kordhiyey : 1) Wuxuu ahaa Nin aad u yaqaanna Nolosha Isticmaarka ama ( western)ka inkastoo looga horeeyey buu haddana ahaa mid si aad ah u cadeeyey xaallada Westernku ku sugan yihiin iyo in aysan u qalmin in ay Adduunka sidaan ku hogaamiyaan, wuxuuna saadaaliyey in waqtigigoodii... 
Halkudheg:

Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan ?! | Shiikh Saahid

Apr 27, 2010
  ( Qisadii ka dhacday Masaajidka Ibnu Tiimiyah ee OHAAYO, USA ) Horudhac : Shiikh mohamed ibnu idris AL-shaafici wuxuu ahaa Caalimkii reer Qureeyshayd ee uu Nabigu sheegay in uu dhulka ka buuxin doono Cilmi,taasna waxay ku timid sida uu u mideeyey labaddii Dugsi ee hortiis jiray Dugsigii reer Ciraaq ee Qiyaaska ku dhisnaa ee uu hogaaminaayey Imaam Abuu Xaniifa RC iyo Dugsigii ahlu Xadiis ee Reer... 
Halkudheg:

SAYID QUTUB ! : MA SHIIKHBAA MISE MUFAKIR ISLAAMI ?!

Mar 27, 2010
 HORUDHAC : SAYID QUTUB waa shakhsiyad aad la iskugu khilaafsan yahay se la isku raacsan yahay in uu Caan ka yahay Dunidda Islaamka iyo Adduunka oo dhanba. Waxaan ku dadaali doonaa in wada koobo arrimaha la qabo oo dhanba anigoo cadaalad falaaya isla markaasna dadka ku xadgudbayna sheegaaya kuwa xaqiisa yareystana sheegaaya, isla markaasna saari doona insh-alaah miisaan Islaami ah . Waxaana soo qaadan... 
Halkudheg:

AL-Shiikh AL-Callaamah Maxamed Saalax AL-Cuthaymiin (3)

Mar 13, 2010
  ( Fatwadiisii ku saabsaneyd is qarxinta in aysan banaaneyn) Shiikhu wuxuu leeyahay Fatwo ku saabsan isqarxinta ma banaan tahay ???? oo uu jeediyey markii Falastiiniyiintu ay isqarxin jireen Sagaashameeyadii. Wuxuu Shiikhu yiri asagoo arrintaas ka hadlaaya : ( … Se waxa Dadka qaarkiis falayaan ee isqarxinta ah asagoo soo qaadanaaya aalad qaraxda kadibna uu gaalada(1) ku qarxinaayo asgoo dhexdooda... 
Halkudheg:

AL-Shiikh AL-calaamah maxamed saalax cuthaymiin(2)

Feb 13, 2010
Waxaan Qeybtii kowaad ku soo gabagabeynay kutubtii Shiikhu qoray qaarkood,waxaa kaloo jira oo aad u fara badan cajalladihii Shiikha laga duubay oo lagu qiyaasay 6000 oo saacadood oo sowt ah,kaas oo  dad fara badan oo Caalamka joogga ay ka faa,ideysteen, oon annigu ka mid aha sidaan hore u soo sheegay. Waxaan tusaale u soo qaadan doonaa Nin Cadaan ah oo Islaamay oo Saleemaan la yiraahdo oo afka carabiga... 
Halkudheg:

Islaamka …oo u dhaxeeya khaladaadka dhallintiisa iyo Tashwiishka Cadawgiisa (2)

Feb 3, 2010
Waxaa noo soo socotay Muxaadaraddii Shiikh Umal ee uu ku radinaayey Al-shabaab iyo xulufoonyinka dagaalka wada ee Islaamka khaladka ka faafinaaya ee aan sumcadda Islaamka bininaaya. Wali waxaan ku jirnaa Daliiladdii uu shiikhu ku cadeynaayey sida uu Nabi Maxamed NNKH uu ugu dulqaadan jiray Munaafiqiintii ku dhex nooleyd dhibaatooyinkii ay u geysan jireen. ( F) Wuxuu kaloo Shiikhu soo daliilsaday dhacdadii... 
Halkudheg:

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3)

Jan 12, 2010
Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3) Ummad Hal Nin Badbaadshay ??? Ustaad Caasim Al-xuseyni wuxuu ku yiri kitaabkiisa ( Qeybo ka mid ah noloshii Badiicu Zamaan Saciid AL-nuurasi)waxa ka dhacay Turkiya waxyaabo aad u waaweyn, Runtii wuxuu ahaa wixii ugu khatarsanaa ee ka dhaca Caalamka Islaamka markii ka Riday Khilaafaddii Cusmaaniyiinta 1923. Arrinkaas weyn ee dhacayna wuxuu ahaa in Shacabka... 
Halkudheg:

Al-Shiikh Maxamed Saalax Al-Cuthaymiin (1) | Saahid

Jan 11, 2010
DHALASHADIISII: Abuu C/llaahi mohamed ibnu saalix alcuthaymiin AL-tamiimi Al-najdi wuxuu ku dhashay magaalada Cunayza, Gobolka Qasiim 27 Ramadan1347 H oo ku aadaneyd 1926 M, wuxuuna ka dhashay qoys caan ku ah Diinta Islaamka (1). WAXBARASHADIISII: Waxbarashadiisii ugu horeysay wuxuu Quraanka xifdiyey asagoo yar, kadibna wuxuu arday u noqday oo wax ka bartay Caalimkii weynaa ee reer Najdi , Shiikh C/raxmaan... 
Halkudheg:

Islaamka oo u Dhaxeeya Khalaadka Dhallintooda iyo Tashwiishka Cadawgooda (1) | Saahid

Jan 5, 2010
Horudhac !!! Maqaalkaan oon ku eegi doono Muxaarad ballaaran oo uu soo jeediyey Caalminka weyn ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa ka tarjumeysa khaladaadka ay dhalintu ka galayso islaamka waayahaan danbe taas oo u fasaxaysa in uu Cadawga Islaamku uu ka faa,ideysto. Ciwaankan oo u eg mid uu 40tqameeyaddii uu Qoaray Al-shahiid Shiikh C/qaadir cawdah oo micnihiisu ahaa ( Islaamka oo u dhaxeeya... 
Halkudheg:

Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2)

Nov 22, 2009
Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2) Badiicu zamaan Al-nuurasi markuu asaasay madarasadiisii magaalada waan ayaa waxaa bilaabmay dagaalweynihii koowaad ee Adduunka, kadib Shiikha iyo Ardadiisii oo 3 kun ah ayaa dagaalkaas ka qeyb galay si ay u difaacaan wadanka, markii uu Ruushku ku soo duulay, waxayna Shiikha iyo Ardeydiisu muujiyeen geesinimo xad dhaaf ah sida ay soo Sheegeen dadkii... 
Halkudheg:

Ustaad AL-Shiikh Abuu Saciid AL-Nuurasi (1) | Shiikh sahid

Oct 25, 2009
Ustaad AL-Shiikh Abuu Saciid AL-Nuurasi (1). Horudhac: Shiikhaan oon markaan xulaayey Culumaddii Sideeda ahaa ee aan Qarnigaan ku soo moodnay, ayaan tirada iskaga buuxsaday,maadaama uu ka soojeedo Barriga yurub uuna la diriray Dawladdii Cilmaaniga ahayd ee Mustafa Atatork. Laakiin markaan Taariikhdiisa dib ugu noqday asaga ayaaba safka hore ugu jira Culumada aan ka sheekeynaayo, xagga xifdiska iyo... 
Halkudheg:

Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2) | Saahid

Oct 5, 2009
Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2)   Waxaan horay uga soo hadalnay Sayid Abuu Ac’laa Al-mowduudi qeybtiisii hore, Hataanna waa inoo qeybtii labaad oo kaga hadleyno Afkaartiisii annagoo ka soo qaadaneyna kutubtiisii uu qoray(1). (1) Musdhalixaat AL-arbaca (AL-ilaah, AL-rabi, AL cibaada, AL-Diin :      Kitaabkaan waa kitaab aad qiimo u leh oo Shiikhu qoray 1940 yadii,     ... 
Halkudheg:

Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) | Saahid

Sep 15, 2009
Calaamatu Mowlaana abuu Ac’laa AL-mowduudi (1) !!!! Dhalashadiisa: Wuxuu Dhashay Abuu Ac’laa AL-mowduudi seddexdii Bishii Rajab Sanadkii 1321 H oo ku aadaneyd 25 September 1903 M, wuxuuna ku dhashay Gobolka Xeydar Abaad,ee Hindiya Aabihiis oo macallin iyo Garyaqaanba ahaa ayaa ku dadaalay in uu ku Tarbiyeeyo Tarbiyadda Islaamka. Waxbarashadiisa iyo Shaqadiisa: Wuxuu dhameystay Imtixaanka... 
Halkudheg:

Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2)

Sep 5, 2009
Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2) Casharkeenii hore waxaan uga soo hadalnay Sifaat fiican uu lahaa Shiikhu ,haatanna qaar kale ayaan ka sii sheegeynaa insha’alaah. Cilmigiisa iyo Xifdigiisa: Wuxuu dadka badidiisa Shiikhu uga duwanaa Xifdin aad u ballaaran iyo dhaqso u helidda jawaabta saxa ah iyo fahamka weyn uu u lahaa soo ururinta masaa’isha cilmiga ah, wuxuu ahaa Shiikhu... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...