Home » Qoraallada Halkudhegga "roma"

War Murtiyeedkii Ka Soo Baxay Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya

Jul 4, 2012
2-3 Luulyo 2012, Roma Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya qaramada midoobay Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Giulio Terzi, afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Sharif Hassan Sheikh Adan, Raisul wasaaraha... 
Halkudheg:

Shirkii Kooxda Xariirka Caalamiga ah oo Ka Furmay Roma iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo Khudbad Ka Jeediyey

Jul 4, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FKMG ayaa tibaaxay qodoba looga hadlayo shirka ka furmay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, sida Dhameystirka xiliga kala guurka, Sidii loo wajihii lahaa wixii kadanbeeya kala guurka iyo qodobo kale sida ku cad warsaxaafadeedka oo u qornaa sidan: Mudisho 02, July 2012……. Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta wasaarada arimaha dibadda Talyaaniga shirkii... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...