Home » Qoraallada Halkudhegga "Osmando"

HeshiiSKA Saddex Aflaha ahaa ee Dhexmaray TFG iyo Shirkadda SKA

Feb 10, 2011
Boqolkiiba 70% dakhliga garoonka Muqdisho waxaa leh shirkadda SKA, halka 30% ay leedahay DFKMG, sidaas waxaa cadaynaya heshiiska SKA iyo DFKMG ee 2010… Ismail¬† D. Osman Waxaa dadweynow layaab leh in Maareeye uu heshiis lageli karo shirkad isagoo matalayo Dowlad. Haddii aan idiin soo koobo heshiiSKA SKA iyo TFG waxa uu u dhacay sida hoos ku qoran. 1 ¬†Markii ugu horaysay waxaa shirkada SKA... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...