Home » Qoraallada Halkudhegga "Naafo"

GabdhahaToronto oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada ku nool Isbitaal Martiini

Nov 20, 2009
Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalkii Martiini Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxay kaalmo lacageed gaarsiiyeen Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Halkan kadaawo sawiro kale oo dheeraad ah Kaalmada... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho

Sep 22, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Australia oo Deeq lacageed soo gaarsiisay Naafadda Xooga Dalka ee ku jirta Cusbitaal Martiini ee Magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI) Waxaa maanta deeq lacageed oo dhan 500-oo Doolar la soo gaarsiiyay Naadafada ku jirta Cusbitaal Martiini ee Muqdisho, iyadoo deeqdaasi lacageed ay soo dhiibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka... 
Halkudheg:

Macadka Waxbarashada Dadka Naafada

Sep 16, 2009
Axad 13 septeber 2009. machadka naafada o ah urur ay leeyahiin dadka naafada somaliyeed ayaa waxaa u shalay oo Isniin ah garsiyeey lacag deeq ah curyaamintii ku dhawacmeen Duqeyntii loo geeyste isbitaalka Martini maalinkii jimcaha ahay ee xili afur ay isu diyaarinaayeen. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Machadka naafada ayaa waxaa uu gaarsiiyey dadka naafada dhaawaca ah iyo ehelada kuwa dhintey lacag... 
Halkudheg: , ,

GUMAADKA NAAFADA – Madaafiic ku dhacay Cisbitaal Naafada ee Martini Muqdisho

Sep 12, 2009
GUMAADKA NAAFADA Jimco 11 septermber 2009 galabnimadii shalay abaarahii maqribka ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo dhaceen isbitaalka duqowe ee Martini halkaas oo hooy u aheed dad naafo 100 qofod ku dhow iyo qooysaskooda. Madaafiicdan oo ku soo adey xili dadaka naafada kunool xeradaas ay isu diyaarineeyeen ineey afuraan ayaa waxaa halaas ka dhacay xasuuq foooxun oo ka dhan xaquuqda adamaha iyo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...