Home » Qoraallada Halkudhegga "malaysiya"

Kuala lumpur : Faallo ninkii Malaysianka ahaa ee lagu dilay Soomaaliya

Sep 4, 2011
  Kuala lumpur :- inta aanan u galin dhimashada ku timid nin ka Malaysian ah ee lagu dilay Mogadishu 03 Sept 2011 & sida eey u saameeysay dadweynaha Malaysian ka ah . waxaan Marka hore Jecelnahay in wax yar idinka xasuusiyo sida eey dowlada Malaysia ku bilaawday in eey Dhaqaatiir & Wariye-yaal u dirto Soomaaliya. Ugu horeeyntii 17 Aug 2011 ayeey ahayd markii Dowlada Malaysia eey si rasmi... 
Halkudheg:

Ayeeyo 62-jir ah oo dowlada Malaysia Dil ku xukuntey Daroogo darteed!

Jun 4, 2011
Ayeeyo 62-jir ah oo u dhalatey wadanka Hindiya, kana soo jeeda Chennai ayaa Maxkamaha sare ee wadankan Malaysia waxeey ku xukuntey Dil!, taasoo lagu sababeeyey in eey wadatey Daroogo, kadib markii Qaadigii maxkamadu yiri “Isdifaaceedu ma aheyn mid xoog badan, waxaana ka buuxa arimo badan oo is khilaafsan”, wuxuuna u muuqdaa ayuu yiri qaadiga “Mid la sameeyey oo gacan ku rimis ah”. ———— Warbixin: “Malaysia... 
Halkudheg: , ,

Malaysia: Kullan dhax maray Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Soomaalida ku dhaqan Malaysia (Warbixin)

May 3, 2011
Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed (WorldWide Somali Students) ayaa dhawaan Kullan kula yeeshay  Ardayda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, Kullankan oo ka dhacay Jaamacadda  International Islamic University Malaysia (IIUM), Kullankan  ayay ka soo qeyb galeen boqolaal dad ah oo isugu jira, Arday, Mas’uuliyiin ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Malaysia iyo qeybaha kala... 
Halkudheg: ,

Dood Cilmiyeed lagu qabtay dalka Malaysia

Mar 21, 2011
iyoo Ardeyda soomaaliyeed ee ku nool Malaysia oo soo bandhigey hidaha iyo dhaqanka ay soomaaliya leedahay Dood Cilmiyeed Xiisa leh oo lagu qabtay dalka Malaysia Dood cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hallka weyn ee Jaamacada islaamka caalamiga ee dalka Malaysia. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Horumantia Soomaaliyeed ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali forum for Progress... 
Halkudheg:

Xaflad xil wareejin ah oo ay is weydaarsadeen Jaaliyaddii hore Soomaaliyeed ee Malaysia iyo hogaanka Jaaliyadda cusub

Nov 28, 2010
Kuala Lumpure, 24 Nov. 2010, Xaflad ka dhacay Jaamacadda UIA ee caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur ayaa lagu shaaciyay si rasmi ah in Dr. Muuse Maxamuud Axmed loo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia. Xilkan cusub ee loo dhiibay Dr. Muuse Maxamuud ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyihii hore ee Jaaliyadda dalka Malaysia Dr. Maxamed Cabaas uu waqtigiisa dhamaaday... 
Halkudheg:

Warbixin Jaamacadda UUM ee Dalka Malaysiya

Nov 19, 2010
Safarkeeygii Jaamacada UUM ee waqooyiga dalka Malaysia – Ibraahim Da’ud Abdalle — Intii u dhaxeesay 30 Octobe-7 November, 2010 ayaan safar gaaban ku aaday Waqooyiga dalka Malaysia oo ay ku taal Jaamacada Utara Malaysia ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan UUM isla markaana ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah. Ujeedka safarkeeyga ayaa ahaa qeyb gal-ka xafladda Qalinjabinta ardayda... 
Halkudheg: ,

SOMPED oo qabatay dood ku saabsan sidii Suxufiyiinta Soomaaliyeed u yeelan lahaayeen Sharci gaar ah

Oct 17, 2010
iyo Soomaali ka qeyb gashay bandhig dhaqameed ka dhacay dalka Malaysia… Warbixinta SOMPED ee Muqdisho: Waxaa Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey Dood socday mudo afar maalmood ah, waxaana Doodaas soo qabanqaabiyey Somali Media for Peace and Development (SOMPED) waxaana looga hadlayey sidii ay saxaafadda u sameysan lahayd Xeer gaar ah ( Media Self Regulation) waxaana... 
Halkudheg: ,

Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda KLIUC ee dalka Malaysia|Xasan Cadde

Aug 12, 2009
Maanta ayaa booqasho waxaan ku tagay Jaamacadda caanka ah ee KLIUC, waxaana soo dhaweyn diiran ka helay mid kamid ah Ardayda Soomaaliyadeed ee wax ka barata Jaamacadaasi, kaasow lagu magacaabo Axmed Ciise Xaaji Axmed. Jaamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taas oo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...