Home » Qoraallada Halkudhegga "Kaalmoy"

Dhacdo Cajiib ah | Barta Luqadaha

Apr 14, 2011
  Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed, oo aan markoodii hore nasiib u helin gelidda Dugsiyada iyo Waxbarasho ay Luqaduhu ka mid yihiin, ayay Duruufaha adag iyo Colaadda dalka ka aloosan awgood, dantu waxay ku kalliftay inay iyagu xoogsatanimo, dhaqaale-doon iyo sababo kale dartood ugu hayaamaan, oo ugu qaxaan qaar ka mid ah Dalalka Carbeed. Dalalka ay Dhallinyaradaasu u haajireen, gaareen, ku nool-yihiin,... 
Halkudheg:

Agoonta ha ka inkaarsan…!! | Kaalmoy

Jun 3, 2010
  Heshiis-shaqo( Caqdi-camal ) ayaan la saxeexday Wasaaradda W. iyo Barbaarinta ee dalka Yemen, sannad dhexdaas ahaa; kaas oo macallinnimo la iiga hawl-geliyay Gobolka “Xaja” ee isagu ku yaalla dhanka Woqooyi-Galbeed ee Sanca. Dugsiga aan ku meeleysnaa, ayaa wuxuu ku yaallaa deegaanka buuraleyda ah ee “Washxa”, kaas oo dhinaca ku haya xadka uu dalka Yemen la wadaago dalka Sacuudiga.... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...