Home » Qoraallada Halkudhegga "Jawaari"

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Taageeray Go’aanka Xukuumadda Ee Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed “VIDEO”

Nov 1, 2014
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go’aannada Xukuumadda oo la xiriira in la ballaariyo dadaallada ku aadan in loo wada dhamaado gogosha shirka ergada dhisidda maamul sameynta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconeysa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Mudane... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta

Jun 23, 2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho.  Read More →
Halkudheg:

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka Digay in Musharixiintu ay Abaabulaan Musuq-Maasuq iyo ku Shubasho

Sep 9, 2012
Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliya oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ku aadan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya. Jawaari ayaa sheegey ugu horeynba in Doorashadu ay dhici doonto xilligii loogu tala galay isla markaana Xildhibaanada ay soo xaadiri doonaan Madasha Lixda Subaxnimo ee maalinta Isniinta... 
Halkudheg: ,

Shaqsi Xiriir Dhow la leh Dowladda Norway oo loo Doortey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Somaaliya

Aug 31, 2012
Waxaa 28-kii Agoosto 2012 waxaa Gudoomiyaha Cusub ee Baaralamaanka ee Sooomaaliya loo doortay Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ah Siyaasi Muddo ku soo dhex jirey Siyaasada Soomaaliya islamarkana ka mid ahaa Khubaradii loo Xilsaarey Dasuurkii la Ansaxiyey. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari waxa uu labaatankii sanno uu degenaa Dalka Norway oo ah Dowlad Dano fara badan ka leh Soomaaliya islamarkaana Kharashkii... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif iyo oo kulan la qaatey Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka, Jawaari

Aug 30, 2012
Iyadoo habeenkii Arbacadu soo gelaysay Xilli dambe la soo Gunaanaday Tartankii Doorashada Musharixiinta Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaa darteed waxaa si wadajir ah Shir Jaraa’id u qabtay Madaxweynaha uu Xilka ka dhamaaday Shiikh Shariif iyo Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari. Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadlay Shiikh Shariif oo u Hambalyeeyay... 
Halkudheg:

Norway congratulates Somalia’s new Speaker of Parliament

Aug 29, 2012
Norway Ministry of Foreign Affairs Press release, 29.08.2012 “I congratulate Somalia on the inauguration of a new federal parliament and the well-conducted election of a new Speaker of Parliament. Somalia has a parliament for the first time in more than 20 years. The election of a Speaker of Parliament brings hope of stabilisation and cooperation,” said Minister of Foreign Affairs Jonas Gahr Støre. “Somalia... 
Halkudheg:

Prof. Jawaari: Baarlamaanka Cusub Waxay dib u eegis ku samaynaaya Dastuurka KMG, qodobadiisana wax ka bedelayaan….

Aug 29, 2012
Soomaaliya: Guddoomiyaha baarlamaanka cusub, Prof. Maxamed Jawaari, ayaa markii la doortay waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Dastuurka Kumeel gaarka ah. Waxana uu sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee sugaya baarlamaanka ay tahay in ay dastuurka dib u eegis ku sameeyaan, oo qodobadiisa wax ka bedelaan, wax ku kordhiyaan ama  ka dhimaan ilaa afti dadweyne lagu ansixinayo. Prof. Jawaari oo arrintaas... 
Halkudheg:

Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku Guuleystey in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Aug 28, 2012
Waxaas Goor dhow Xarunta Dugsiga Sare ee Booliska lagu soo gabagabeeyey Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Bilaabantey Saakey Waaberigii (Agoosto 28, 2012) waxaa u Taretamayey Shan Musharax oo kala Cali Khaliif Galeyr, Maxamed Cismaan Jawaari , Xasan Abshir faarax , Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Cabdirashiid Xiddig , waxana wareegii hore la kale heley Codod ahaan Maxamed Cismaan Jawaari oo heley... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...